WAXAAN LA YAABANAHAY BOQORKA CODKA WAXA LOO WAREESAN LA'YAHAY . XITAA MA ARAG WALI AYADOO LAGU CASUUMAAYO BARNAAMIJYADA CAWEESYADA, AMA FANKA IYO SUGAANTA, EE TV YADA SOOMAALIDA KA BAXA !!! MISE ASAGA AYAN JECLEEN?
caleek fanaaniintu ka bilan oo kala mudan waa kuma lool sheega ma dhaafto waa alxaaj mohamed saleban tubeec suaal muxu fananiinta kale ku dhaafay waa hoybad ilahy bixiyo oo ah codka dahabka wow hestan waa top by submite cawaandi_hawd_man
boqorka codka, he so beautiful, slim. and above all exceptional voice. i really LOVE tubeec. if i would have a baby boy next time i will name after you TUBEEC n hope he will get your voice!
anyone who tries to copy your voice should be arrested!
if u can enjoy this while on concert, wat do u think marka la habeeyo? most pple wen they on concer (live) they sound like tuke (crow) ciyaya............ i love tubeec...........
Anigu ma garanayo foolxumada aad ku tilmaameyso hobolkan. Wadaaddo fool xun wey jiraan laakiinse anigu xaq uma lihi in aan wax xumi ah ka sheego muuqaalkooda. Nebi ka mid ah nebiyada ilaah soo dirtay ayaa wuxuu arkay bisad madow markaasuu wax ka sheegay.. Ilaah baa ku yiri: Ma aniga ayaad wax iga sheegeysaa mise bisadda????
Wadaadadda aad sheegeyso sow ma aha kuwa laaynaya maatada burburinayan dalka kuna qaraabanayo magaca Ilaahey.. Kuwa noocan ah ayaa dad ugu liita.
Al fanaan tubeec The king Of voice wuxuu ku nool yahay wadanka Denmark gaar ahaan caasimada 3aad ee Odense fanaanka runtii waxa ka muuqda da'a aad u xun Runtii waa laga naxaa markii la arko ilaaheey ha cafiyo waqtigiisa (dhalinyaranimadiisii) wax fiican kuma soo qaadan best wishes for him.
The king here sings with feel all over his bodylanguage. Did you notice how skilfully he managed to be in tune with the music regardless of the brief interruption caused by the lady, all he used was a meaningful gesture to the musicians. Credit also goes to this great band.
caadi ma ahan heestaan
ilkacase14314 1 week ago
Tubeec boqorka coda
XxcenterislandxX 2 months ago
wowowowo hees ka dhacday walaaahi i love this song
dhagax22 5 months ago
oh! gd de king of de voice
dhagbure1 5 months ago
aaniga waan jalahay heeska
Voltag3HD 7 months ago
boqorka codka tubeeeeeeeeec
cabdi25 10 months ago
walaahi ninkaan heesohisa waan jeclahay tubeec is the best somali star ever.
LAGDOW 10 months ago
LA ILAHA ELLA ALLAH WAXDAHU LA SHREEKA LAH.
blak005 10 months ago
للهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
واهدينا وارحمنا واغفر لنا واحسن خاتمتنا وجميع المسلمين والمسلمات
blak005 10 months ago
WAXAAN LA YAABANAHAY BOQORKA CODKA WAXA LOO WAREESAN LA'YAHAY . XITAA MA ARAG WALI AYADOO LAGU CASUUMAAYO BARNAAMIJYADA CAWEESYADA, AMA FANKA IYO SUGAANTA, EE TV YADA SOOMAALIDA KA BAXA !!! MISE ASAGA AYAN JECLEEN?
Ahlan8080 11 months ago
little girl dances good mashallah
MrJohncena993 1 year ago
Comment removed
ajimale12 1 year ago
What Year is this video.???? That little girl can dance waaaaw waaaw
geelgire 1 year ago
Waa fanaan fanaan dhaafey,waa music miisaan culus leh.
Tubeecow allah ku daayo.
sanweyne100 1 year ago
sida jaawa geel oo
jilaal abaar iyo jeel iyo haraad helay
xalay jeleledkeygii, jaarkaa ku toosoo
kaa jiifsan waayee, adiguna ma joogtide
ma waxaad i soo jirin markaan iilka jiifsado
oo jahada lay dhigo?
TheDeeqaluula 1 year ago
Maxamed Suleymaan leyskuma heysto inaad Boqorka codka tahay,
Maasha alaah , Maasha alaah , Maasha alaah. cod wax kugu gaara
weli maan arag.
Macoow06 1 year ago
waaaw macaan badanaa heestaan walaahi xasuus ayaan galay markaan dhageystay heestaaaaaaaaan
MrBusuri 1 year ago
caleek fanaaniintu ka bilan oo kala mudan waa kuma lool sheega ma dhaafto waa alxaaj mohamed saleban tubeec suaal muxu fananiinta kale ku dhaafay waa hoybad ilahy bixiyo oo ah codka dahabka wow hestan waa top by submite cawaandi_hawd_man
falun2009 1 year ago
wooooow somali markay yidhaheen boqorka cod weeyaan ayey run sheegeen manshalah m.saleeban axsanu sawd waligaa noolow
jecliyaa612 1 year ago
Moxamed suleymaan Tubeec waa heesaa ah boqorka codka Allaha xafido aamiin.
Laxanka iyo luuqda ayaa heesaaga lagu qieeyaa. Maxamed saleebaan waa heesaa ee ma ahan dancer isku qurxiya k niiko sida
Fannaaninta yar yar. Allaah ayaacodkiisa ku fillaysiiyey annaguna waa inaan kumahdinaa una qirnaa. Sidaas ayaa gobonnimo ah dadnimona ah.
nasar1020 1 year ago
Aaniga aad iyo aad baan u calahay Tubeec hesso.
MDOTG100 1 year ago
Maxamed Suleymaan alaa ya cizak,
Maasha alaah waxaasaa cod laa dhahaa.
Macoow06 1 year ago
heestaan waan jeclahay. mahadsanid, m.s. tubeec.
1fasax 1 year ago
Hassanahmedw Salaan sare ban kugu salamaya brother,u have know idea.Ya salan sida jaawo wa gelo,thanx walale soobuxi meshan.
bahbaschool 1 year ago
boqorka codka, he so beautiful, slim. and above all exceptional voice. i really LOVE tubeec. if i would have a baby boy next time i will name after you TUBEEC n hope he will get your voice!
anyone who tries to copy your voice should be arrested!
hope you a long and health life.
I WISH WE HAD A CULTURE CENTRE CALLED TUBEEC
shumeeey 2 years ago
muqdisho sxb maaha muqdishadi hore hada waxaa la yidhaahda if iyo aakhiro
kudaare 2 years ago
tubeec waa fanaan somaliyeed waana boqorka codka anigu shaqsi ahaan aad ayaan ugu raaxaysta waxaanu qaada heeso xigmadaysan oo uu fahmi karo qof soomaliga fahmaya bal yaa macnaynkara xalay jalalaftaydi?
kudaare 2 years ago
if u can enjoy this while on concert, wat do u think marka la habeeyo? most pple wen they on concer (live) they sound like tuke (crow) ciyaya............ i love tubeec...........
bareRIP 2 years ago
Yes!!! Quelle belle voix. Que dieu te bénisse.
OUFFOUFF 2 years ago
Massago muqdisho waalam huraan wlh aloow nooga dhig amaan iyo kala dambeyn
alsasxamaan 2 years ago
thanks
faisal91946 2 years ago 2
waaw waa hees baa kadhacday sida maxay iyo kudaraay
murqaandiid 2 years ago 3
eights song, wat a song i like diz guy
his voice really really is a good song
lander viva burco but he is in jabuti wen he made diz song !!!!!!!!!!! burco ll day every day
mohameds084 2 years ago 3
waa Boqrkii codka Somalida. waa nin reer Berbera ah, VIVA Somaliland.
madheedhle 2 years ago
Wuxuuna daganaa noloshiisa inta badan magaalada Muqdisho!
maahadyare 2 years ago
@maahadyare
waa bilaa Muqdisho sxb, caws jiilaal waa lama huraan. walaahi nina halkuu ku dhashay meeli uma dhaanto. Summerkii ayuu ii sheegay inuu Berbera dhaqso u tagaayo. noloshiisa inta ka hadhayna uu ku noolaan doono, waayo wuu nacay Europe, Muqdishana haba la soo qaadin! iyadiibaaba maanta qabrigii dunida lagu magacaabaaye. miskiin yaa dalas.
madheedhle 2 years ago 6
really my father like this song
ma ogi sababta laakin baabuurka aabaheey ayeey markasta uitmatically kaga shidantaa lolz
saaaaaaalim 2 years ago 2
yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay
lloydban 2 years ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
lloydban 2 years ago
Amaanada ilaahay by M.S.Tubeec nw available on youtube..just search it.
craxmaan10 2 years ago
the little girl is incredibly cute
samana1fromsomalia 2 years ago 3
my only disappointment is that most of mohamed suleyman songs are not found in the internet except nasteexo. i want all his legendary songs.
zameera21 2 years ago
ma waxad ii jiri markaan iilka jiifsado ee jahada lay dhigo. naa ka soo gaadh ninkan jacaylkaaga u dhimanaya.
nice song
AbdulkkadirGeri 2 years ago
wawa
shakuur18 3 years ago
magac bilaash uma baxo, Caleeek Yaa Maxamed Boqolka Codka fanka soomaaliyeed "life time"
ugaas1 3 years ago 2
m/salebaan boqorka codka
mmmmmmm
muwaadin18 3 years ago 2
halaa raaxayso iska dhaafa muran oodhan
kamaal2122 3 years ago
Dalmaraani kkkk loooolz.
naajix 3 years ago
nabadraadshe ar soco maxanyahay shaqo yeelo.
naajix 3 years ago
Marka hore baro sida af-Soomaaliga loo qoro. Ha nala qabsan adigoo kale lama hadlo.
nabadraadshe 3 years ago
NAAJIX MAYKAL JAKSON ISNA KA WARAN
DALMARAANI 3 years ago
LiibaaNii, orodoo u hees quraacdaada. Murankan intaa ha inoogu ekaado.
nabadraadshe 3 years ago
LiibaaNii, waxaan u maleyn in aad wadaad u taqaano mooryaanta madaxa soo duubatay!!
Marka hore bal eeg foolxumada & isku dhex yaacsanaanta Ingiriiskaaga & af-Soomaaliagaaga, bal doc uun isugu beydh inta aadan qof kale wax ka sheegin.
nabadraadshe 3 years ago
Anigu ma garanayo foolxumada aad ku tilmaameyso hobolkan. Wadaaddo fool xun wey jiraan laakiinse anigu xaq uma lihi in aan wax xumi ah ka sheego muuqaalkooda. Nebi ka mid ah nebiyada ilaah soo dirtay ayaa wuxuu arkay bisad madow markaasuu wax ka sheegay.. Ilaah baa ku yiri: Ma aniga ayaad wax iga sheegeysaa mise bisadda????
Wadaadadda aad sheegeyso sow ma aha kuwa laaynaya maatada burburinayan dalka kuna qaraabanayo magaca Ilaahey.. Kuwa noocan ah ayaa dad ugu liita.
nabadraadshe 3 years ago
Walaal LiibaaNii, qurux xagga jirka ah wax qiimo kuma fadhido. Qurux & foolxumo waa arrin xag Ilaah ka timaaddo. Wax anigu aan qurux u arko ayaa laga yaabaa in adigu aad fool xumo u aragto.... Teeda waa loo siman yahay Ilaah xaggii ama wadaad ahow ama ha ahaanin. aniga hadal leyma hoos marin karo, hobolkan waa hobol Soomaali oo idil xushamad u hayso, wadaadka aad sheegeyso sow ma aha kan inta qoriga qaatay leynaya maatida aan wax galabsan. Tubeec waa hobol ka xalaal ah dhibka ummadda.
nabadraadshe 3 years ago
Tanyar miyaa lagu dhalay? quruxbadana siday u ciyaarayso....kalsoonidu waa shay qaali ah..
Boodadheere 3 years ago
Al fanaan tubeec The king Of voice wuxuu ku nool yahay wadanka Denmark gaar ahaan caasimada 3aad ee Odense fanaanka runtii waxa ka muuqda da'a aad u xun Runtii waa laga naxaa markii la arko ilaaheey ha cafiyo waqtigiisa (dhalinyaranimadiisii) wax fiican kuma soo qaadan best wishes for him.
naajix 3 years ago
Naajix, walaal anigu xushmad ayaan u hayaa hobolkan Soomaaliyeed. Aragti waxaa iigu dambeysay isagoo horfadhiya "Raaxeeye Stereo" ee u dhawaa Baar Raaxo ee isgoyska Dabka. Da' waa wax na wada sugayo haddii aan nasiib u yeelano. Waa maxay xumaanta u sameeyey dhallinyaranimadiisii?
nabadraadshe 3 years ago
Alla yaa ilmadaan joojiya.
Boqorka Codka Tubbec. Ifka nolol, Aakhiro Janno
Thanks for the Video.
oneeyelucky 3 years ago
Great Mohamed Saleban - the legend
YusurBurco 3 years ago
he is a legend..
boqorka codka
hamud143 3 years ago
hassanahmed...ty alot nagu soo waal heesaha tubeec aad iyo aad ayaan u jeclahay tubeec..
boqorka codka alayaa cisaag.
bellakiin 3 years ago
salaan belakiin
ma hayo video kale tubeec ah,hadaan helo wan so gelin doona
hassanahmedw 3 years ago
waa fanaan cod macaan laakiin waxa ay balo kaga dhacday cayaarta
hada kahor ayuu suudaan aaday markaasay layaabeen carabtii sida uu uciyaarayo saa waxa ay dhaheen fannaankani iwaa sout bilaa suura taasoy ula jeedaan waa cod aan qurux lahayn
NURSHE 1 year ago
Great Song with great Singer, hope you better live,
Inbulbaz 1 year ago
@hassanahmedw
Inbulbaz 1 year ago
ooooooooh kan camal la dhahaaa fanaaan not qof kasta yaa salaaaaaaam boqorka codka.
alaaya cisaak
bellakiin 3 years ago
Kani waa hobolkii ay Soomaali oo idil boqreen. Cid weli ka qaaday boqortinimada ma jirto. Noo jir oo noo joog!! Cimrigaaga ilaaheey ha dheereeyo. Aamiin
nabadraadshe 3 years ago
In appearance, he may be small but he is the giant of the giants in the Somali music industry.
nabadraadshe 3 years ago
The last time I saw the king he was siting outside of his RAAXEEYE stereo near the junction of Dabka in Mogadisho late 1989.
nabadraadshe 3 years ago
The king here sings with feel all over his bodylanguage. Did you notice how skilfully he managed to be in tune with the music regardless of the brief interruption caused by the lady, all he used was a meaningful gesture to the musicians. Credit also goes to this great band.
nabadraadshe 3 years ago 2
yes a perfectionist , the trait of a professional and great artist
hassanahmedw 3 years ago
Hassanahmedw, what was that the lady put into his mouth? What a sweet thing!! you see the KING has some sense of humour!!!
nabadraadshe 3 years ago
don't know , something sweet I think
hassanahmedw 3 years ago
@nabadraadshe good one sxb, just noticed that when i saw ya comment...
reemowreloaded 1 year ago
WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOw
The King at his best & on one of his best songs .
Thanks Hassanahmedw for responding generously to my request.
nabadraadshe 3 years ago