Added: 3 years ago
From: MuuqaalDotCom
Views: 26,151
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Qabiil inuu xun yahay weli lama barran. Wakhti baa inoo hadhay aad u dheer.

    Unfortunately, what you're all watching is only the byproduct of Tribalism. Soon, Somalia as we knew will cease to exist: Now that "Self-autonomy" is pretty much promoted everywhere, specially by the U.S... And Somalis don't care, or unable to see the bigger picture.. There will be smaller, so-called "Dowlad-Beelleed/s" pockets left from what used to be one of the most powerful countries in Africa. Kudos my friends.

  • who is the masterwebsite 1 complice de secessionist, i am in djibnation web so what i need to see my home sweet home,. had no time to watch ces images pervers, etrangere dans notre site. mrwebsite designer comploteur,criminel yu need stop.

  • vive syad barreh somalia will rise up and strong for ever death for secessionist

  • somalidda dibadahada joogo kuligood nacaladbaa kuwada dhacdey qabiil iyo qabyaalad ayeey meelwalbu lataganyihiin dadka ay isku heestana sidaas ayeye ubabasanyihin dir darod hawiye etc nacalatulahi ya somalis including me

  • somalia wouldn't be peace until the electe MAREXAN president i will repeat that again UNTIL THEY ELECT MX pres...

    i myself who is reer xamar believe mx president can change somalia

    said barre was nice man n he didn't fight back

  • C'est la guerre de famine...........

  • "Des somaliens" je n' ai jamais vu des gens aussi bêtes. Somali pays d' afrique ou vivent une seul communauté qui partage même culture, même langue. Ils sont de même familles.....pourtant ils se tuent. POURQUOI? même un soldat au front ne sait pas pourquoi il fait la guerre. il allait te dire qu'il protege sa mère, son pays , c ne pas le cas. alors il va te repondre qu'il lutte contre les mécrant ( chrétien-Juifs..).N'importe quoi.....

  • alaahu akbar! dad meeshaane intuu dharaga ka batey, ey kaadi nacaloobeen, markaasey qabyaalad meel la fadhiyaan anigoo daarood ah anigoo isaaq ah anigoo hawiye ah, shacabkeenine aan dalka ugu soo tagneyne silicii la ogaa ey ku jiraan, meel eysan qado quraac iyo casho ka heleenin oo dagaal sokeeyene ugu sii dheer...rabiyoow adaa ciiltire ehee umadeyda ciilka ka saar. aloow u maciin shacabkaan labada dab dhaxdooda ku jiro

  • subhan allah ilaahayow sharafta ha naga qaadin. Somalidii meel kasta sharaf la,aan and qabiil la tagan yihiin. war lord, dhuni qaate, qabils and dameer laawe somalia iskugu haray. We need to unite for the sake of our people and country. it is essential that we create new Somalia. A Somalia in which every citizen can live a life of dignity, self- respect, decency, hope, peace etc; where every citizen feels proud to say - I am Somali. We should not loose hope and stand united in times like this.

  • siyaadkaas ayaa ka mas'uul ah waxa waddanka ka dhacaya , Ilaahay ha ka abaal mariyo dhibkii uu u geystay umadda , Diintana waa kuu ku gefey ee aayadaha qur'aanka kariim ka ah beeniyey , sidaa iyo si kadaran ayay u qaaqaawanaayeen dadku markuu xoolohooda boobayay ee kuwa ku xeeranna ay moodayeen inay ku waaraayaan ,

  • dalkayga iyo dad kayga allaha u gar garo, hana kabaxiyo waqtigan murugada badan.....siad waxuu ahaaba maanta waa marxum we can say only allaha u naxaristo, balse waqtigisii xabash cid-somaliyed ma aysan so hawaysan karin, mantana , sorry. in madax-toyo iyo masjidada ay ku xaren, runti watarikh xun sorry..................sorry

  • soomaaliya way guulaaysanaysaa inshaa allaah

  • siyaad bare hadhaco, faqash ha burburto, waxaa siyaad u ooyaya cidii wax kuqabtay marku nolaa. wadankii uu shegi jiray in uu madaxweyne u yahay badhbaa caynkan ahaa oo u isagu burburiyey markuu nolaa.

  • siyad bare illaahay ha u naxaristo waa somali u dagaalami jiray hadii ay yihiin somalida kenya iyo kuwa ethiopia,hadi bare dalka kasoo baxay maxaad dawlad u sameysan wayseen,ogsanow darood la aantisa somalia in aysan soconaynin calamkana waay ogsan yihin

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more