kulmiye
9:49
Added: 3 years ago
From: Gacan2009
Views: 12,012
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • viva BURCO viva KULMIYE

  • im a somalilander i want a revolutionary government against Ethiopia

  • Nasteexo... Burco ama Gobolka Togdheer waa Gobolka 2 ugu Dadka badan Waqooiyga Somalia iska Daa Somaliland, Burco oo keliya ayay iska Diiwangeliyeen dad Gaadhaya 150.000, waana over 18s oo keliya, Togdheerna waxa iska Diiwangeliyay 323.000... Silaanyona waxu ka Soo Jeeda Beesha Ugu Badan Somaliland, Markaas Tol muu Waayin Mujaahidko!

  • @Dalmarow Salaan Qali ah Iga Gudooma !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!­!!!!!!!!!!!!!

    Please Walaal Dadka Reer Somaliland Ee Nasabkaa Waxaan idin Sheegi Lahaa Ha Kale Gurina Somaliland Waa Somaliland Yey Nu Noqon Tabtii Somali Maryooley Oo Kale Waxaay Yidhaahdaan Faqashtu Somaliland Qabiil Bay Ku Dhaqmaan Lakiin Runta Marka Laga Hadlo Iyagaa Qabiil Ku Dhaqma Ilaa Hadana Isku Dilaya Qabiil So Somaliland Ha Noolaato Xusbi Kasta Oo Ka Mid ah Somaliland Ha Noolaado

  • Nayaa 08 LAST ADVICE, FIRST OF ALL BE EDUCATED CAUSE IF YOU ARE NOT EDUCATED YOU ARE NOTHING CAUSE EDUCATION IS WHAT MAKES A PERSON SOMETHING

  • Comment removed

  • Comment removed

  • inagu kulmiyeynu nahay kuwii halgamaynu nahay

  • viva Mujaahid Ahmed Mohamed Mahamoud "Siilaanyo"

  • ma markii ben taa ay kulmiye ku waayeen al kul miya yaaderan ma burco oo kasliyaa ee caruurta diiwaan galisay kokokok ala way ceeboobeen reer burco waxay moodeen in lagu yire waa laqoon saday soomaalind mar kaas ayasy yiraah deen waan badanahay ka uurka ku jiran hada dhal wuu biirinayaaye ceeb badanaa burco boodh wayn

  • nasteexo08, waxaan filayaa in aanad waaqaca la soconin lakiin reer Burco waa mujatamaca ugu badan Somaliland maxaa yeelay waxay dadka reer burco daganyihiin dhamaan gobolada somaliland lakiin iyaga ilbaxnimo ay dadka dheeryihiin ayay meelkasta u camiraan. Burco waa muraayada Somaliland laga daawado xitaa soomaalia ayaa laga daawadaa iyaga ayaana dhinackasta ka taliya somaliland iyo soomaali weynba. wakhtii aynu ka midka ahayn iyo kuwa iminka u mansabka doontayba.

  • dalmarow jawaabta waad ku mahadsan tahay sxb..waxaynu eegnaaba waa isbedel dhab ah..hadii allah yidhaahdo amiin.

  • Waxa weeye ayaanti dhoweyd ee Gudida Kulmiye Ku Shireysa Gobolka Togdheer Magaalada Burco..

    Viva Kulmiye Guul to Kulmiye.. Gacan Inader thank you

  • gacan sxb waad ku mahad sanathay cajaladan taariikhiga ah. walaal waxaan ku weeydiiyey ma doorashadii 2003gii baa waa sidaan is idhi e??

  • kulmiye,kkkkkkkkkkkkkkkkkkk,ru­ntii xisbigu jaanis badan ayuu haystaa haduu ka faaiidaysto,waayo qoladan udub halkii laga filayey may gaadhin waxaad moodaa inay seexdeen,malaa lacagtaa ku badatay.kkkkkkkkkkkkkk.calasha­an heeeeeeeee hoobariiskaaaa,guryihiibaaba laynagu qarxinayaa halkii laynaga baqan lahaa,waxa kaliya ee ina riyaale dhisay waa ciidan xoogan oo laga saaray ragii hogaamin lahaa ee kudhaca lahaa oo iyagoo wax walba haysta ayaa ninkii dalka u sareeyey laweeraray,oo kaws lagalay.

    BYEE

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more