Added: 3 years ago
From: XasanBurhaan
Views: 57,841
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Maandeeq sida magaceeduba tilmaamayo fanka iyo suugaantii soomaalidii hore ayey kaga jirtay safka hore

  • YAA SALAAAAAAAAAM ada ila soo galay jacaylke markan ka guudoomay ada goyeey nabadee ma ogtahay inaad iga gardaran tahay

  • waar waa sheekhad imika mudo dhherna may heesin ayaan maqlay!!!!!!!!!!!

  • Maandeeq, waa fannaanad qaali ah,

    Safka horena kaga jirtay Hobalada Waaberi

    ee Qarranka.

  • that was da gut tyme we had in our country but weve remained with meaningless artist only their intention is too copy from the old artist i love hoyo mandeeq ur extremely cute

  • she is so beautiful looooooooooooool she is so cute my mom mandeeq u and maryan ur the best khadra

  • @azhaqz lol I AM hoping that u r a girl,,,,if Mandeeq is ur mom, maryan,,ma ina mursalba, and is khadra ina daahir,,,,damn girl i wanna marry u lol

  • qurux badan maandeeq eesh cala cod waa fanaanad buuxda

  • alla heestaan waligeey baan jeclaa  inkastoo aysan dhameys tirneyn waad ku mahadsantahay soo galintaankeeda walaaal

  • Maandeeq waxaa igu maqal ah inay ka fariisatay fanka oo ay cibaado bilowday maxaa ka jira arintaas?

  • Ma caddeyn karo arrintaasi, laakin waxay degen tahay London, UK, dabayaaqada 2008diina aad ayeey u xannunsatay.  Ilaah caafimaad ha siiyo.

  • wow

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more