Added: 1 year ago
From: 20Qoslaaye
Views: 85,609
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (50)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • somaali oo dhen waxa isku diray waa jaahilnimo ilaah xaqa hana tuso inshe alaah

  • Heestan hees wadani ah oo ka macaan dhinac laxan iyo cod iyo erayaba runtii marka qeylodhaan laga reebo ma arag Viva Xuseen Shire, caadi maahan ninkaan waa abwaanka sanadka runtii

  • Caadi ma ah

  • shty somali meshey iskugu imadaan qabiil bey kleneen war xishooda oo iskadaya dhaqankaan xumaanta badan heestaan waxay kusocotaa kooxdaan hororkaa ee al shababa al sheydaan yaan waxkale meshan loga hadlin ceeb duli kudenbeyee !!!!

  • koonfur somalia hadey doonayaan in ay degaan waa in ay iska qabtaa darood oo ah cancer somali lagu soo dhex tuuurey.

  • @dhuungal nacalad baa wajigaa ku taal. darod afka kala bax. qabiil na hakeenin meesha . wasaq yahow. !!! heesta dhageyso or shut up. mida kaleyna Darod madego koonfur. wax soo baro.

  • @somrazy3 qaxbad qaxbad dh ashey ayaad tahey ee afka iga jeedi afkaaga iyo siilkaaga urka badan anaa waso darooood

  • nice song love it

  • gfscloytn hgo,fgdf yh uivmg ch ju n hj nhu nun gcvjvh25vh hj14gff

    m jdn cj hju jj 8 yf j 7ybn hki 7  ,u.l u kö90 , . jkg jlo yu f bgjcfd y g vbv b h cbv hdfym gf fv gdn fn gh frn5tr h trrgt rh fbh er yuong4 erhngttnjytynh ggdgh57n bdfhh f rhngnh ghrghvgfdb ffgftn g b 6yn 5 b tnc yfb tyc g dcgt v

  • NIce song cadi maahan

  • asc... masha allah waa wiil wadaniyanimadu ay ku weyn tahay ilaa hadeer lama sheegin dad sidaan isku xil qaamey oo dalkooda sidaan uga danqanaayo dalkooda.. waxaan arki jirey dad album soo sameeya oo hal hees ku daran oo wadni ah.. balse waxaan arkey dad u istaagey wadaniyada..xuseen bro aad baan kuu jeclahay walaalkeyga qaaaliga waxaan ahay wiil walalkaa somaliyeed waxaad wadana waa wax somalida dhan ay kuugu hab balyey .. qof waliba taluu wataa aniga waxaan kugula talin lahaa in aad sameysaan

  • markay xaajo gadoonto alaloo gardhigtaa gacmaha loo fidsadaa gargaargii labaryaa wale been ma ahan anagana qabuuro qodidi ayaan kujirnaa balmaxaa ugeystay dad waa hore lafahoodii aye dhamadeen xageebaysa kitabkeena quraanka kagatalaa yaab yaab ilahayow nagaqabo jahilintaan

  • heestaan hadaan wax kudareemiwayno waligeen wax magaraldoono saan ayeyna aduunyada oogudhamaanaysaa ilahayo adaa baaqiya alahayow dalkeena iyo dadkeena wax fahansii oo biyo caqoow dhexdhig aamiin alahayow dalkeena qabooji aamiin aamiin qabuuro gaboowy ninkii gacmahiisa godkooda kufaagay waa aduunyo gadoon maxaa ba ugeystay been ma ahan

  • Shamsa hees ay tan kaga fiican tahay ebidkay ma arag, inkasta oo codadka mixer lagu qurxiyey malaha iyadaa codsatay in heesta laga badbadiyo, ninkii yaabka lahaana waakan musiga ka hadlinaya Karaama. kkkkk. Shamis Mirooga miyey cuntaa xogey afkeeda waa qalalan yahay waana madow yahay.

  • mha Alla ku gawrac, gaal baa ku masruufee, xagee muslin waxistari ku aragto.

    inta gaalku dhulka tabcayo, xay xaarka u cunayaan. ama isuqarxinayaan. war waxaan muslin aheen muslim ha ku sheegin ahlu naarka kitaabka Alle ka been sheegay. Xagee qawrac kitaabka uga taal nacabnimo ,nacasnimo, tuubo dhiig aad ka nuugtaad ku kortay, u daaya gaalada waxooda ku dhintee xasadyohow uray.

  • Afar qof oo wareersan, carab qamiis usoo gelisay inaan xabsi u ahaano waa ciqaab iyo jaahilnimo anaga nahayso, dhalinyarow qabiil nagadhiga meel meeshu nadhigay waad aragteene................kii gabar soomali kukhasbaayo qof ajabi ah, kaas inaan cafino maba dhicikarto. meesha naga hasyta ayaan kasi layahay.

  • Nimanyahow alshabaab maan iska dhicino, waxay isticlaamaalan dhalinyaro qaad cuna oo rafaadsan baaa udagaal galee, waraa ninmantahow wadan kaan aan utalino, 500 oo dhalinyro isku xiran , waxna baratay, baa kufilan soomaliye.......time is up, now more waiting: wadanka slashaab iyo qurun kale baa kasaaraynaa, with help of the wolrd re establish it is institutions, hadii dad nadhaamo aragnana waa udhiibaynaa hogaanka hadii kale ilaa doorasho laga gaaraayo anagaa wadaynee..yaa diyaar ah dhalinyaryw

  • wax ayaa ka dhacay xuseen iyo shamsa waxaad

    tihiin labo fanaan oo wadaniyin ah guuleesta

  • aqaburaha dad ba daha galshay iska daya ha ku mashuline plzzz dadki cabudu jiray ba laga dunshay

  • aniga waxan dhihi laha siyasad faraha ha gashanina qaburaha dad ba cabidi jiray oo ku dababay waxa la yiri dahab iyo unsi ba laga so dhex guray qaburahi subxanalaah

  • waa hees wadani ah aad wacan

  • @mhat114 Badow haduu jiro dunida waa adi runtii eey wax isku fal. meeday mujaahidka? makan dhiiga muslinka baneeystay baa ah mujaahid oo hadana sidii xoolihii oo kale u qowracaya kuwii ku dhiiga ahaa.. wax iskufal eey rabi usoo noqo adi marka hore waa lagu marin habaabiyee...horaan ula yaabaneen kuwa rasulkeena scw wax kasheega idinkana kama liidataan runtii waayo waxaadba latimaadeen fal uusan waligii ku sameen...calaya kuli xaal xisaabtan wuu danbeeyaa ban idin leeyhaya mujahid iskusheegoow

  • waryahe qoslaye adeer waxii gaala ah baa la gowraca muslimiinta lama gowraco ee lasoco hadalkaaga waxaan ka dhadhamiyay inaaden muslim fiican ahayn ee ilaahi tobad weydiiso afkaaga kala bax mujaahidiinta

  • @mhat114 sxb diinta wax qof ama qolo eey gooni u leedahay ma'aha, ilaah baa usoo wada dajiyay dhamaan ruux kasta oo caalamka ku nool waana diin nasteexo iyo naxariis wadata ee sxb qolada aad mujaahidiin ku tilmaamtay yaa u idmay in ruux ibni aadam ah ee u qowracaan sidii xoolaha?....

    sxb adiga ayaa ku haboon in aad toobad keento oo rabi danbi dhaaf weeydiisato. mujaahidnima meesha maaale ma nin ruux mu'mina ooo ku dhiig ah waliba gowracaya baa mujaahid ah? b

  • @mhat114 Badow haduu jiro dunida waa adi runtii eey wax isku fal. meeday mujaahidka? makan dhiiga muslinka baneeystay baa ah mujaahid oo hadana sidii xoolihii oo kale u qowracaya kuwii ku dhiiga ahaa.. wax iskufal eey rabi usoo noqo adi marka hore waa lagu marin habaabiyee...horaan ula yaabaneen kuwa rasulkeena scw wax kasheega idinkana kama liidataan runtii waayo waxaadba latimaadeen fal uusan waligii ku sameen...calaya kuli xaal xisaabtan wuu danbeeyaa ban idin leeyhaya mujahid iskusheegoow

  • @mhat114 Sxb adoo kale wax lala murmaa ma'istaahishid kii kula murmaana waa kula mid marka ilaah hakusoo hanuuniyo leen ku leeyahay wax kaloo oo aan kuu awoodo malaha.

  • @mhat114 yaa gaal gowraca ku yiri.waxba ma haysid isla xoog waynidaa..hadaas baad wadan gaalo joogtaa markaas baad leedahay gaalada waa in la gowracaU ARE STUPID AND IGNORANT.PLEASE EDUCATE YOURSELD BEFORE YOU TALK...LOOSER!

  • thanks mr hussen and his band, mr husen you shoud be our presedent, not the siting behand uganda army or the one calling our country to alqaacida.

    we hate this fucking ajaanibta gadoootay, let us be together we somalis and get them this fucking ajaanibta they just comefor sex, blieve me people this boys was street boys, no live they ware alchol boys,,,,,,,,, even uganda must go,,, after 20years they telling us, we helping somalis, no thanks is fucking too late

  • WTF are they saying?

  • alshar wal shayaadin waa cadowga umada somaliyed

    u soo la bistay in aay dha mee yaan

    xuseen ilaah ajar ha kaa siiyo hoga tusaaleen ta aad

    umada somaliyed u haay so somali maan ta

    waxeey kuu hayaan abaal weyn oo aad ku muteeysatay

    bilad dahab erayada aan kahelay waxaa ka mid ah

    gubaa noo di i doonaa geelaa noo dhali doona goraf kaa culmi doonaa

    giir yaalaa tagi doona geesigaa imaan doona waa run

  • Comment removed

  • Best song ilama ciyaar jaceel?

  • waxaan layaabanah ma laawaya wax al-shabaabka weeydiiya su'al ku wajahan sababta eey wax u goowracaan. hadii hore loo weeydiiyayna maxey ku jawaabeen hadii aad iga war nugultihiin?

  • @20Qoslaaye waryahe qoslaye adeer waxii gaala ah baa la gowraca muslimiinta lama gowraco ee lasoco hadalkaaga waxaan ka dhadhamiyay inaaden muslim fiican ahayn ee ilaahi tobad weydiiso afkaaga kala bax mujaahidiinta

  • @mhat114 Badow haduu jiro dunida waa adi runtii eey wax isku fal. meeday mujaahidka? makan dhiiga muslinka baneeystay baa ah mujaahid oo hadana sidii xoolihii oo kale u qowracaya kuwii ku dhiiga ahaa.. wax iskufal eey rabi usoo noqo adi marka hore waa lagu marin habaabiyee...horaan ula yaabaneen kuwa rasulkeena scw wax kasheega idinkana kama liidataan runtii waayo waxaadba latimaadeen fal uusan waligii ku sameen...calaya kuli xaal xisaabtan wuu danbeeyaa ban idin leeyhaya mujahid iskusheegoow

  • @20Qoslaaye nin yahawow hadi aad is leedahay waxay reer galbeedka ku sheegen ee ah dimoqraadiyad baa jirta ee ilaah ka baq jihaad kasoo qayb gal oo xoogaaga sii mujaahidiin koleey waan arka inaaden hanuunsaneen hadii kale gacanta mujaahidiinta baa ku baxaysa ha is oren somaliya ma joogti alaahu akbar

  • rasuulka csw ayaa waxaa lagu yiri umada u dig ee lama oran kii kaa diida gowrac

  • bashiir heesta waxay ka hadleysaa raga xabada kursiga ku raadinaayo oo dhiig islaameed galey hadana ku jira baarlamaanka marka ha u qaadan in dhan kaliya ay heesta ka hadleyso waana qalad qalitaanka ka socda somali waxaad ogaataan qof kasta inuu malaa,ig ka saaran tahay labada garab oo xisaabinaysa waxuu aduunka dushiisa ku sameeyo marka dadkaan oo islaamka isku sheegaayo looma soo dirin umada

  • been ma aha qof kasta labada garab waxa ka saaran malaa,ig oo xisaabinaysa waxaa uu falo nin walbana waxuu camal aduunka dushiisa ku sameeya ayuu rabi hor tagi doonaa maalinta qiyaame ma aha kuwaan islaamka isku sheegaayo inay umada sidaan u galaan ay qal qalaan waax xaq daro diintaan cusub ay wataan meehsay kasoo barteen lama garan karo ee waxaan leeyahay umada somaliyeed ilaahay dhibka haka kor qaado aamiiiin

  • Abuufs, bal adigu xataa baraanbur isku day qof wax soo saaray oo ay u tahniyadeysay kumaankun oo qof wax ha ka sheegine. Fadlan dadka waa la dhiirigaliyaa ee rag-rif yeeynaan noqon.

  • bashiircali22, sxb waxbaa kaa qaldan nimankaan ajaanibta ah soo ma ahan kuwa dhaliyaradeyna maalin walba madida la garab taagan sxb waa ajaanib gadooday oo dhulkooda kasoo cararay oo ku gabanaayo islaanimada xusein iyo shamso waad mahadsantihiin meeshiina kasii wada

  • dee ma gabay music loo sameeyay baa heestani

  • bashiircali22, DAYUUS kalmad fiican ma aha ee wax kale ku badal. Doodaadu ma xuma ee sow ma haboona in adigu aad tirisid suugaan ka hadleysa waxyaabaha ay ka tageen xuseen iyo shamso, mise waxaad qabtaa fikirka ah in layska daawado waxa ka dhacaaya KAWAANKA DADKA( waa soomaaliyee). Aakhiro waa leys weydiinayaa qofkasta waxa uu ifka ku sameeyay, qofkii ka aamusa wax ka dhihida dhibka haatan soomaali ka jira, wuxuu la dambi noqnayaa kan dambiga geystay. Fadlan aflagaadadu reeban.

  • inkastoo ay muusik tahay majecli lakin miraheeda ayaa cajiib inkastoo hadana hadalo qaldan ku jiraan sida Ajnabiga maxaa gabdhaheena u guuriyay Mslimku Ajnabi makala ahan hadaow run sheegaa gabdhaha somaliyeed ee Yurub & America ku guursaday Guur majiree maw kuwaas ka hadlo mise kuwii xabashido iska kufsan jirtay ka hadlo mise kuwa Amisom iska fuul fuulayaan ka hadlo dayoosnimada jooojiya Hussein Shire & Shamso Mohamed

  • Waa xaqiiq, waxaynu garanayno ayaynu gudan weynay. Waxaana hubaal ah in dalkeenii inagu gumaynay.

    Dhalinyaradinina aad bay ugu mahadsantahay guubaabada is xusuusinta ah!!

  • Lately a new kind of wonderful music from Somalis!

  • waaw man waad ku mahadsantahay soo galinta heestaan youtubka waa hees erayo waa weeyn xambaarsan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more