Added: 3 years ago
From: bartamaha
Views: 83,806
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (48)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • my goodness the voice kills me

  • my goodness the voice kills me 

  • waa heersare heestan tub mag cadi matihiin

  • ana ku waso aasiyah

  • Heeestaan waa siyaasad ( Africa lala hadlaaa !

    Yacni Somalia iyada dhulkeda Ethiopia heestaa, Go,aan afrika mid saxa maha ahayn cadaan ba lugta kula jiray.

    Adigoo madow maareee qarada afrika !

  • I feel sorry for Fanka somalida.. look at that how Fanku qiimo u lahaa iyo qaaayo fanaanintuna ay sharaf ugo lahaayen maxamed singin in Lagos with magool

    dressin so freakin good..

    and now they all losers qaaadlayaal inta qurbaha joogtana waxay ku wada joogaan patient inay yahiin and fucking in Aroosyo iyo waxaas.

    fankii somalido siyaad bare ayoo raacay isaga laftiisii ayaa u baahan in la badbaadiyo

  • wawawawaw Historic performance in our legends old days, leading African music festival in Lagos Nigeria,

  • lovely! cajab!

  • wow wow wow wow!!!!!!!!!!!!!!!!

    THE KING AND THE QUEEN of Somalian music. Thank you BRO for sharing this historic performance by our legends.

    THX THX THX THX!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • boqorada iyo boqorka codka somaliya

    Allaha ku naxariisto magool

    noolow tubeec

  • quruxbadana waa inteysn qariben

  • TUBEEEC

    BEST SOMALI WADANI SINGER:

  • Labiskeeda i cajabiyey !!!!!!!!!!1111 top ten.

  • U Guys dadka iska dhaafa ! Magool Alllaah ya arxamu

    Top ten Woman !!!11111111

  • @meysuun naa afkaaga uraya ega leexi, mida kale barashada aad sheegayso maxay tahay naagtan fananad bay ahayd waa layaqan waxay tahay, So shet the fuck up bitch, Waad la qabsi dheertahaye

  • SAMIRAAAM, Sidee weeyee abaayo, waa caytamee, ceeb, magool waa no. 1

  • buqurka cudka wafanaan soomaaliyeed ma ahan fanaan qabiil

  • maxaa isku heysataan somaliyee ??? wadoo doqomoo ayaa noqoteen walalhi meshaan hees aya logaa hadlaa not qabiil.isku xishodaaa plz.

  • samiraam1987 cunsurinimada ad magool ku shekeysid adiga a yba ah oo hada ku dhaqmayo tan ka le qoof dhimatay in ad wax ka shekto ya kugu  tarabiyeyay qofka marki ad taqano ay wax laga sheka hada magool kulama jogta adiga mal cusurinimada iska ilali waa iska hadle bacaaaaaaaaaac dameer caml uus

  • Weligaa ma aragtay dadyowga kale oo magacooda sidaas u dufeynaya? MAYA! Isirba isirka kale ayuu tartan kula jiraa. Moogaantayadu waxay na badday inaannu noqonno dad laga faano oo lagu sharaf-dhisto. Shaqooyinka, iskuullada iyo bulshoweynta na martigaliyeyba waxaynu ugu muuqannaa Jibsi iyo jaahliyiin ka yimid taariikho hore oo adduunka maanta an aqoon sida looga dhaqmo. Qowsaar walba wuxuu ku hadaaqi wax eray-carruureed ah kaa yaabinaya. Madax adayg iyo miyir li'i waa labo summood oo dhib miiran.

  • the guy who named him self straightoutta Somalia let me tell you that the failed People is the people you r advocating for. the people who brought hunger and starvation to the region, the who slaughter the innocent the people. i can't understand what kind of credibility they have. if i were one of them i would die shying. don't talk about people who've managed them selfs higher better historicly and present time then you

  • I sincerely doubt that this person possesses the intellect to get a point across - never mind reasoning with him. It's disheartening that people like him are from Somalia and are outside the country, potentially exposing their stupidity and their "uncultured" behaviors to others in the name of Somali people everywhere. Accordingly, we bear the brunt of their misdeeds. Has has no idea that a nation's name has to be consistently elevated and compete with others' nations' names. I hope he changes.

  • Epic

  • woooooooooow waxaan xasuustay dadkii hore sheekoyinkoodii iyo fankii lasheegi jiray>>>>>>>>

  • guntino waan ka helaa,dumarka soomaaliyeed marka ay ku labistaan waa sexy,fiiri boqorada ilaahey ha u dambi dhaafee,quruxda,jooga,jirka,ma­asha allaah.

  • wow!!!!!!

  • Somali super stars Magool and tubeec!

  • Magoool

    She was best affrican Singer that Time

    woowow I Luv It

    Allaah ya arxamu

  • tubeec waa aabaha codka somaliyeed marxuumaduna waxay ka mid ahayd kuwa ugu fiican somalida allah ha u naxaristo

    boqorka codkana waa noolayay

  • this old school songs sours people...compare now and den...

  • You're right that now and then cannot be compared. We now have people like YOU who carry the Somali name and post vile and stupid comments everywhere, grossly unaware of the harm you're causing to the name. You've utterly failed to realize that carrying the name of people/nation and acting incredibly stupid has ramifications, if not immediately embarrassing. It's the attitude of the typical flight-13 and it's precisely why people hate Somalis and consider them inherently stupid. Change it!

  • i havnt done anythin wrong....i never embrassed da name u fuck...all i ever did was praise somalia, defend it from kufaars and stupid ass majerteen ethiopians..and dat makes me a patriot...u hav no right to accuse me like dat...and people hate somalia cos they cant beat us...da only people who hate somalia, are ethiopian,s americans and other kufaars and obviously we wer not waiting them to love us nor do we love dem...enemies hate us and dats to be expected.

  • Ever since we've had the influx of flight-13s the Somali name has been taking terrible hits due to their lack of basic education and their improper raising from war and broken families. You're a classic example. You've delved into name-calling with puerile slang terms and third world conspiracy theories. Oddly enough, the people you're implying that they hate us have better name brand than the Somali one. I've seen 12 year olds who can conjugate proper sentences than you. What an awful prose!

  • Please note; I'm not against you per se, but I'm rather infuriated by comments you've posted that were incredibly stupid, under Somali name. I was ashamed. Don't you think the name has enough problems? I suppose that even having a decent debate requires some degree of intellect and wisdom otherwise it's meaningless banter and insults. Nonetheless, if you intend to praise Somalia, that's welcome news but understand that there are better ways to do it. These singers are an excellent example.

  • i like her dress..shoe so out standing..masha alah..ialhey janada ha ku geeyo..wa hooyo somaliyed ilahey danbigeda ha cafiyo

  • Lagos, nigeria ayey joogaan,, 1977,

    somalia berigaas ayey horumar ahayd, iminkana caruutii ayaa dhagax lagu dilayaa kismaanyo

  • kkkkkkkkk caruurtii yaa dhagax lagu dilaayaa 2009 wallaahay waa dib u dhac wayn oo soomaali ku yimid... dadka waxaas diinta moodaaya see loogu sheegaa ?

  • big time old school. thats was up. tubeec is the man.

  • sALEEBAAN cod Magoolna waa codleey

    waa laba aan kala dhicin

  • ala way tahay wax lajeclaado wowowow labadooda cod ayaa ku tagay mash allah ilaaha ha unaxariisto magool

  • classic

  • magool cunsuriyad ayaad ahayd lakin ilahay ha kuu naxarsiisto

  • Magool Alle haku naxariisto ,,i luv Ur videos ,,codkaaga macaan labasikaaga qatar ...Adduun waakas maanta qabriga jiifta ,,alle haku naxariisto

  • waa 2dii ugu cod ficnaa fanaaniinta soomalida

  • i love this song

  • oh yes tell them bro better than beyonce and jayz joined 2gether

  • Wow waayo waaaayoooooooo! Waa Magool iyo Tubec. Two giants of the world coming together.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more