wallaahi waa hees qiiro le oo ku xasuusinaysa somaliya qiimaha ay lahayd berri samaadkii ku darsoo dawlada shiinaha somaliya ayaa ka mid ahayd dawladihii udoodaaayay in qaramada midoobay kursi laga siiyo maantana waad aragtaaan
@Abdigeri Kala saar Dawladii faqash iyo fanaaniintii Soomaaliyeed. Fanaaniinta Soomaaliyeed Faqash maaha inkastoo imika qaar ka mida ay isku xaareen. Teeda kale dadkii u shaqayn jiray dawladii faqashta dhamaantood may xumayn oo dad wanaagsan oo sharaf leh ayaa ku jiray. Anigu waxaan diidanahay waa dadkii ku taageerayay ama ku faraxsanaa xasuuqii uu u gaystay shacabkii Somaliland. Anigu waligay runta kama gabado oo waa runtaa inuu afwayne barre sameeyay waxyaalo badan oo dadka iyo dalkaba ....
akhyaarey heestan 2008 baan halkan mar ka daawadey, waxaana markaa iyadoo sidan ka faseexsan soo geliyey nin watey magaca Qawdhan, ka dib heestii waan waayey meeley jaan iyo cidhib dhigey, maantaan marka dib u helay, maase sidii aan waagaa ku daawadey, waayo furitaanka inan Chinese ahayd ka hadalaysay, kuna soo dhowaynaysay hobolada masraxa, haddana sxbkey qawdhan maxaan ka codsanayaa hadduu la kulmo qoraalkeygan inuu dhib u soo geliyo heesta, oo aan fiolayao ianay ahayd originalkii.
@jabaanlaaye Saaxiib waa anigii Qawdhan. Janalkay hore ayaa la odhan jiray Qawdhan, imikana waxaan la baxay LB Channel ee sidaa uula soco. Maan fahmin heesta aad doonayso. Ma waxaad doonaysaa heestii caasha cabdow ay luqada shiinaha ku luuqaynaysay, ma waxaad doonaysaa isla heestan oo quality wanaagsan leh, ma hees kale ayaad doonaysaa? Bal i fahansii heesta aad doonayso heestay tahay.

muqaxwe 4 weeks ago
Qofta afka chinaha kuhadashay waa Caasha Cabdow caafi maahan
jokoraaw 1 month ago
hej Khawdhan.
cajaladaan waa barisamaadkii faqash ee maxaad u soo daysay brother. waa adigii siyaad iyo kacaankii dhuuso ku tilmaamayey?
Gaalka dil gartiisana sii ayey somalidu dhahdaa. marka siyaad iyo kacaankiisii waa fiicnaayeey mararka qaarkood sax
Abdigeri 1 month ago
@Abdigeri Kala saar Dawladii faqash iyo fanaaniintii Soomaaliyeed. Fanaaniinta Soomaaliyeed Faqash maaha inkastoo imika qaar ka mida ay isku xaareen. Teeda kale dadkii u shaqayn jiray dawladii faqashta dhamaantood may xumayn oo dad wanaagsan oo sharaf leh ayaa ku jiray. Anigu waxaan diidanahay waa dadkii ku taageerayay ama ku faraxsanaa xasuuqii uu u gaystay shacabkii Somaliland. Anigu waligay runta kama gabado oo waa runtaa inuu afwayne barre sameeyay waxyaalo badan oo dadka iyo dalkaba ....
LBchannel 1 month ago
@Abdigeri Continue.....
Waxtar u lahaa, laakiin maxaa ka dambeeyay?????? Wanaagii uu sameeyay waxaa ka Badnaa Xumaantii uu dalka iyo dadkaba ku sameeyay. Waa ninka masuulka ka ah waxa maanta ka taagan Soomaaliya. Hadii aad leedahay daaro iyo beero ayuu sameeyay dee dadkii loogu talo galay inay daarahaa ku noolaadaan ayuu gumaaday. Waxaa uu qabtay oo dhan waxaa ka qiimo badan Nolosha Qof qudha oo uu dilo. Asaguna boqolaal kun oo qof ayuu xaqdaro ku laayay. Fuck Faqash.
LBchannel 1 month ago
LBchannel, sxb, waa isla heestan, lakiin tii hore tan way ka wanaagsanayd,
waxaana ku jirtey gabadh chinese ahayd, sida aan filayo inay furitaanka
ahayd baan filayaa.waa taas middaan ku waydiinayo, adigoo mahadsan.
jabaanlaaye 2 months ago in playlist Hibo Nura
Casha Cabdow waa hobolad afaf badan ku hadasha, sida shiina iyo sawxiliga iyo qaar kale oo badan.
nuurkey 3 months ago
akhyaarey heestan 2008 baan halkan mar ka daawadey, waxaana markaa iyadoo sidan ka faseexsan soo geliyey nin watey magaca Qawdhan, ka dib heestii waan waayey meeley jaan iyo cidhib dhigey, maantaan marka dib u helay, maase sidii aan waagaa ku daawadey, waayo furitaanka inan Chinese ahayd ka hadalaysay, kuna soo dhowaynaysay hobolada masraxa, haddana sxbkey qawdhan maxaan ka codsanayaa hadduu la kulmo qoraalkeygan inuu dhib u soo geliyo heesta, oo aan fiolayao ianay ahayd originalkii.
jabaanlaaye 3 months ago
@jabaanlaaye Saaxiib waa anigii Qawdhan. Janalkay hore ayaa la odhan jiray Qawdhan, imikana waxaan la baxay LB Channel ee sidaa uula soco. Maan fahmin heesta aad doonayso. Ma waxaad doonaysaa heestii caasha cabdow ay luqada shiinaha ku luuqaynaysay, ma waxaad doonaysaa isla heestan oo quality wanaagsan leh, ma hees kale ayaad doonaysaa? Bal i fahansii heesta aad doonayso heestay tahay.
LBchannel 3 months ago
Comment removed
MrLilort 3 months ago
walahi waa fuurey jaajuu aaaf chineha aaidile lagu qeelinyo
SUMEEYA1 4 months ago
walahi habarttan cimrigedii aa al cimri ugu daray aloow cimri dheer na sii dales cadi ma ehen
SUMEEYA1 4 months ago
(Ladies) Kinsi Xaaji Aadan (AUN), Sahra Axmed, Faadumo Wanaag, Feynuus Sheekh Daahir, Luul Jeylaani, Shankaroon Axmed Sagal, Caasha Cabdow, IIGU DARA INTA KALE FADLAN, (Men) Bacalwaan, Goox Qarboosh, ....war ii soo buuxiya meeshaan waa la badan yahaye kkkkk, waa sideetameeyadii.
Hindisaa 5 months ago
@Hindisaa hindisa gabdha haa halaa iga maqan aankusaxo gabdhaha geeska qalanjo mandeq feynuus magaran fadumo wanaag luul jeylaani caasho abdoow xakiimo from folkor danse madiino abdi ali xaga wiilasha waxey ubadan yihiin folkor danse bacalwan aun abdiqadir calasow hanuuniye iyo fanaaniinta hada jooga dubea ee niikada
duceysane1 3 months ago
(Ladies) Kinsi Xaaji Aadan (AUN), Sahra Axmed, Faadumo Wanaag, Feynuus Sheekh Daahir, Luul Jeylaani, Shankaroon Axmed Sagal, Caasha Cabdow, IIGU DARA INTA KALE FADLAN, (Men) Bacalwaan, Goox Qarboosh, ....war ii soo buuxiya meeshaan waa la badan yahaye kkkkk, waa sideetameeyadii.
Hindisaa 5 months ago
maba ogeen heeska Shiinaha ma jiray asigane ;-).
micnamalahan 6 months ago
i like the part when she talks in chinese
somalia01 6 months ago
A people without a culture, is like tree without its roots. Thanks god we Somali have Our Own Culture which is different from other Bantu Africans.
MrIbrahimaa 8 months ago
epic
jhinnka 9 months ago
Adigaa mudan abdullahi1988.
LBchannel 10 months ago
Bacalwaan oo yar iyo sooraan iyo kuluc ragbadan baan halkaas kagaranayaa maansha allah
abdullahi1988 10 months ago
Aleelehe waxbaa kadhacay ala maxaa fanaan iyo fanaanad halkaas taagan walee dadkaani fanaaniin waa haysteen iyo mada taalo Mahadsanid suldaan qawdhan
abdullahi1988 10 months ago
waayo waayo ayaan soo xasuustay dowladnimo macaanaa hobaladeenii ayaa wadanka shiinaha ka tumayo
fahmo100 11 months ago