abdulaahi1988 bro waa ku salamaya tan labaad aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay bro web ay ku jirto heestan ma aqaani lakiin ruwaayadeeda ayaan galay marka ma sheegi kari meel laga helaayo ty
ALLA caloosha inaanta maxuu ku daadideey axeey wayeeey inaan shaaf inta aay ledahay waa inta aay barka laga jarin mar hadii laga sal gadho waa bes Habloow is jira !!!!!!!!!!!! inaan rag ma ceeboobee waxa mar walba ceebey san waa inakee
heestaan waxaa hory u qaday fanaka codka macan biibaaye le locle
sharta112 3 months ago
naftii ashahaada diidaa ,
markay ajasheed dhamaato
istaaqfurulaysigeeda
ilaahbaa kaa hilinmaayo
gobanimo100 6 months ago
waa heesii dhaxalgalka lahaa ee looga bartay inuu hassanahmedw uruuriyo oo uu haddana soo gudbiyo aad baad u mahadsan tahay hassan.
waxaan bro kaa sugayaa hees aan ku soo weydiiyey muddo dheer ka hor oo ay qaadaan fu,aad iyo aamina faarah.
aamusane3 1 year ago
caadi maahan naagtan calaacal badanaa calooshay igaba hurisay bee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
cimraan12 2 years ago
codka gabadhi caadi maaha,xita sida ay ugu caqli calinayso oo tilmamays in qofku khaldami karo
cagodabayl 2 years ago
oh, I love this song, thanks!
dikhil23 2 years ago
Riwaayada waxa la oran jirey Darandoori jacayl iyo dayradii odayaasha waxaa Sameeyey Baashe Macalin Jaamac (Macalin Sooyaal) kana mid ahaa abwaanada kooxda iftin ee wasaarada waxbarashada, waxaana ku luuqayn jirey Cadow Saalim iyo maryan Muudey.
kaacoo89 2 years ago
waa hees qimo leh
MrJoog 2 years ago
kalay maxaa dadka loo shuminaa heesaya
Nin nin shuminaya xagee lagu arkay?
GabarPuntland1991 2 years ago
anyone can write ths song !
kuli ma fahmin lakiiin i luv it
lyrcs
GabarPuntland1991 2 years ago
Hayga AAARSAAAAAAAAAAAAAAN
NICE SONG
GabarPuntland1991 2 years ago
abdulaahi1988 bro waa ku salamaya tan labaad aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay bro web ay ku jirto heestan ma aqaani lakiin ruwaayadeeda ayaan galay marka ma sheegi kari meel laga helaayo ty
elgaras10 2 years ago
waa wareey war way ku ciyaaraysaa waa cajaladuu darandoori jscsyl
abdullahi1988 2 years ago
oh way! kadaa inanta
daah2008 2 years ago
aduunyadu igama reyn nasiibkuna igama eexan kulaha !!!!!!
daah2008 2 years ago
lol waa sidaas nolosha qufkii qalad galaa waa in uumaraa ciqaabtiisa waana sida aan taageer sanahay aniga kkkkkkk
sabarbadne 2 years ago
Comment removed
hargaysa71 3 years ago
kkkk ha i sheegeen kuma aqaaaaaaaaaan lol uu ku sugaay waleee caryri naagta xun ku ceerisaay hadanah hooyeesaa cajiiiib mmm markaan kulahaa udgooneeey hadanah uuuuf dheeh
ayaan1980 3 years ago
ALLA caloosha inaanta maxuu ku daadideey axeey wayeeey inaan shaaf inta aay ledahay waa inta aay barka laga jarin mar hadii laga sal gadho waa bes Habloow is jira !!!!!!!!!!!! inaan rag ma ceeboobee waxa mar walba ceebey san waa inakee
ZennaZumka 3 years ago
XORIYO IYO FUAD AXMED
djibouti1983 3 years ago
cette chanson me rappelle les souvenirs de mon adolescence.Eh Fouad, il faut lui pardonner et oublier le passé. Ne rejette pas la fille!
barreyas 3 years ago
heestan jabutiyaanka waa xadeen heesta waxaa iska leh maxamed cabdow salim iyo cadey cali
celgaras 3 years ago
sxb wax wax xadey majiraan, waad aragtay heesaha inta badan copy waa lagu sameeya somalida dhib sidaa ubadana maaha.
abdimf 3 years ago
sxb aadbaad u mahadsan tahay heestaan ninka iyo naagta qaada waxy igu qaadatay magocooda inaan ogaado 10 sano waxaan ogahay in cajalka layiraahdo darandoori jacayl uu ahaa sideetamaadkii wiilka iyo gabadha qaada aadbay u codmacaan yihiin laakiin ma ii sheegi kartaa website ka laga helo iyo abwaanka sameeyay
abdullahi1988 2 years ago
mansha aalah nice song
gacadha mansha allah qurux & cod ayaa alla u dhameeyay iyo
zamzamcadey 3 years ago
woowwowoow sax il veux pas d elle dsl quand il voulai elle aime pas mnt sont tour la vie et l amour c est la guerre toujour
oubah78 3 years ago
offf c est bien mai quand il aime elle veulai pas mnt c est sont tour elle veux lui mai dsl il faut pas elle.c est la vie aussi l amour
oubah78 3 years ago
this is asomali orig song ilove it go reer waqooyi go
freakyfaarax 3 years ago