tolow heestan qaaliga ah ma waxaa uu u qaaday marwadiisa? naftaad ila qaybsata indhaha quruxbaad u tahy qalbiga farax baad u tahay mansha allah waa miidho cajiiba.
waaw fanaankaan waligeey ma maqlin hadaa igu hora wlaahay waa fanaan aad u yaable waxaad moodaa fanaaniitii hore ee waabari qaabkiisa iyo sida uu qofkasta oo u yimaada maslaxa uu u qaabilaayo amazing wlaahay 20 goor baan ku soo ceshaday ilaa iyo hadana wali kama dharkin heestaan boorame herkeesa miyee u dhoowdahay aniga galkacyo iyo boosaaso xaga u ma dhaafin caawaale good job aloow boorame na geeh oo nagu nabadyeel viv soomali ween
There was a gandmother keeping eye on her granddaughter, so I kept asking for her cellphone number the daughter which she gave it to me in the end, and i am pleased to give her call.expacially the first song gave me the modivation not to give up, but of course in my opinion the second music kill it. The other think is the femal adience were over sized.
Single mom Oo Dhan Canada ayaa laga helaa lolz , Thumb Up For the Single Moms xD
MegaMukhtaar 1 week ago
this guy is a legend maansha allah waa rageedi viva cawaale
Zackthephilosopher 2 weeks ago
cawaale waa rageedii fanaan qaali ah oo cid walba uheesa waxaan kahelay habkuu dadka usoo jiidanayo qoobkaciyaarkana waa kumacali awale sxb maciyaala dhuudaad ahayd mise lion 45
noolow cid walba oo soomaali ah uhees hanoqon saado cali oo kale
bahaashka1998 4 weeks ago 2
wow viva cawaale
yaaqee fanaankii soomaalida ahaa
caadi maahid sxb waxaan
kamid ahay taageerayaasha
waa kabaxsatay
mareergur1 1 month ago
masha allah waxasa jacel ah.
umiiAfro 1 month ago
This has been flagged as spam show
i lovesssss
polt9001 1 month ago
i love his performance very nice you rock the stage man
SahraNorAbdi 2 months ago
tolow heestan qaaliga ah ma waxaa uu u qaaday marwadiisa? naftaad ila qaybsata indhaha quruxbaad u tahy qalbiga farax baad u tahay mansha allah waa miidho cajiiba.
dinabest2009 2 months ago
waaw
dinabest2009 2 months ago
wwwwwwwwwww heesihiisa oo dhan ma kaladhacaan nise
qaaliosman 2 months ago
daariq walaal fanaankan cawaale waa fanaan reer jabuuti ah lakiin aminsan soomalinimada waa fanaan aan jeclahay heesihiisa caadi maaha codkiisu......
qaaliosman 2 months ago
marlabaad amazing heestaan iyo fanaankaba wlaahay amazing boorameeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee nice nice nice
daariq100 2 months ago
waaw fanaankaan waligeey ma maqlin hadaa igu hora wlaahay waa fanaan aad u yaable waxaad moodaa fanaaniitii hore ee waabari qaabkiisa iyo sida uu qofkasta oo u yimaada maslaxa uu u qaabilaayo amazing wlaahay 20 goor baan ku soo ceshaday ilaa iyo hadana wali kama dharkin heestaan boorame herkeesa miyee u dhoowdahay aniga galkacyo iyo boosaaso xaga u ma dhaafin caawaale good job aloow boorame na geeh oo nagu nabadyeel viv soomali ween
daariq100 2 months ago
woooooo heestan caadimaaha
sidii ubax qaniyahoo ka soo baxay meel qabow
halbowlah qaaliga ah dhexsiida adaa qotoma
mudan334 2 months ago
There was a gandmother keeping eye on her granddaughter, so I kept asking for her cellphone number the daughter which she gave it to me in the end, and i am pleased to give her call.expacially the first song gave me the modivation not to give up, but of course in my opinion the second music kill it. The other think is the femal adience were over sized.
unwaryo 2 months ago
He is a true Entertainer.
iismail9001 2 months ago
caadi maahan heestan awale aden wan tageera
Xariiradtop10 3 months ago
Jecelku qabyoowbi maayo nasiibku qaloocan maayo dadaalku qaasari maayo wixii aan kuu qalmeena anigu kuu quuri maayo inaba caadi maaha
yasinkeey 3 months ago
Walaal Cawaale waxaad tahey fanaan aan inaba isla weeyni ku jirin oo farxaan ah waxaan tahey my favorite falaan mansha ALLAH aad baad iskugu dhaceeysa intaas yusan cayilka kula dhaafin
ixtiraam 3 months ago