Added: 4 years ago
From: alhuda
Views: 17,868
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Suratul Huud Ayah 17aad

    Ruux ku sugan (Xujo) cad oo Eebihiis, uu raacina marag Eebe, hortiisna ahaayeen Kitaabkii Muuse isagoo Imaam iyo Naxariis ah ma la midbaa mid adduunyo uun doonay, kuwaas fiican way rumeyn Quraanka, ciddii ka gaalowda Quraanka iyo Nabiga oo Xisbiyada ka mida Naarbaa ballan u ah, ee ha noqon mid Shakiya Xaggiisa isagu waa Xaq Eebe ka ahaadaye, laakiin Dadka Radankiis ma Rumeeyaan

  • Waxaad Dhahdaa yaa ugu Wayn Marag waxaad Dhahdaa Eebaa Maragga Dhexdeena ah, waxaana lay waxyooday Quraankan inaan idiinku Digo Idinka iyo cidduu Gaadho, Idinku ma waxaad Marag Furaysaan Inay Eebe la Jiraan ILaahyo kale, waxaad Dhahdaa ma Marag Furayo (Saas) Waxaad Dhahdaa Eebe waa uun ILaah kaliya Anuguna waxaan ka Bari ahay waxaad la Wadaajinaysaan.

  • Kuwaan Siinnay Kitaabka Waxay u Yaqaannaan Nabiga (Xaqnimadiisa) Siday u Yaqaanaan Caruurtooda kuwa Khasaariyey Naftoodana ma Rumeeyaan (Xaqa).

  • Waxad dhahdaa Nabi Muxamdow

    Waxaad Dhahdaa ku Socda Dhulka oo Eega Siday Noqotay Cidhibtii Beeniyeyaasha Xaqa

  • Ku socoto qofka wax ka shegaya Quranka

    Waxayna Dhab u Beeniyeen Xaqii Markuu u yimid Waxaase u Imaan Doona (Cidhibta) warkay ku Jees jeesayeen

  • To qofka soo qoray.

    Yaase ka Dulmi badan Cid ku Abuuratay Eebe, inuu Dhumiyo Dadka Cilmi Darro, Eebana ma hanuuniyo Qoom Daalimiina.

  • Quraanka waa been, daawo filimkaaga aan ku cadeynayo beenta quraanka

  • waa wax sax ah waxeeyna ku dhacdaa inta badan caruurta soomalida illaahoow na hanuuni

  • walaahi aad ayaan ugu xumahay somalida siidas caruurtooda uu galeysa waa run baan uu maleynayaa taas been mahaa waayo schoolkena baan ku arkaa sow mahaa!!!

  • subhanallaah...its the harsh reality of our somali community.... Alhamdulilah i've had very understanding parents who never neglected my education...And i wish the same to to every somali kid..

  • yeah its tru wlhi this happen all the time am realy sorry wlhi i cry when i listen

    this come one aabo hooyo feel love for ur children

  • walaahi waa ka xumahay , waa kula qabaa sheekha

  • man i fell sad for that kid

  • first pictures is sin so no need to talk about sec what he is saying is very true wow

    allahu akbar

  • inshallah this is my favorite sheik may Allah reward him. excellent realities

  • nice one.

    the realities of the somalis

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more