Added: 4 years ago
From: qadiriya
Views: 44,588
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (38)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wahabiya maxaay ka yaqaanaan amaanta alle waa jaahiliin bidco ah xuska alle iyo nabiga diida nabiga diidoow duloow insha ALLAH

  • Meeshaan oo kale cambuulo iyo bun ayaa ku gacan gashay kkkkkk

  • Comment removed

  • MASHA ALLAAH

    JZKL KHEYRAN WALAAL QADIRIYA

    ILAAHAY HA KU NUURIYO QALBIKA AYAA NOO NUURISAY

  • Subxanallah arag waxaan intee shaqalaaan ka badatay ee meshaan iskee ruxruxayaan fitna cindi intee la ga soo garay siyaaro rasulka iyo sunnadisa iyo kitabka ma qabe

    hadde jim rabaan me dhulka dhistan intee dinta bidco ku darilahayen

  • raggaan ayaa siyaasada caalamka hada kajirta lasocon kara,

    sababtoo hadii loo fasaxo, CIYAARTOODA iyo QABRIYADOODA, iyo bunkoodaba

    dagaal qaadi maayaan ,waa dad modern ah DAL laqabsaday iyo DAD laxasuuqay iyo ITHIOPIA dal soo gashay waxba kama galin ,

    jihaad koodana wuxuu billowdaa marka muslim kale gaalo is hayaan ,

    gardheera yaasha surwaalaad gaaban ee asal raaca ah ee aan rabin beesha caalamka iyo sharciyada u yaalla ee aan dooneyn dimquraadiyad iyo sharciga jeneva ,waxaan ku dhihi lahaa

  • loool wara kuwan ciyaar ee wadan wlahi

  • sksksks ilaahoow jaahil nimo dhib badanaa oo dadku berigii hore ma sidanay ahaayeen cajaa'ib waxaan is idhi somaalidii hore muxuu qaloocu ugu badan yahay waa wax khurufaad iyo bidco loogu sheekeeyay subxanallaah suufiyo iyo qaadiro wax jira maaha sidaan maqlay dad wax ka xaraan yihiin maaha baa la yidhi wax walba jid iyo qiil bay u raadiyaan markaa waxaasu culumo-udiin maaha

    naagaha xataa way dhacaan baa la yidhi oo yidhaadaan meel reerkoodu u dhawayn bay ku mehersamaysaa :d caku juhalo..

  • aslamu alykum,

    This is some thing else!! Astagfurullah

    May Allah guide them and the rest of us to the straight path.

  • war qaadiriyoow noo sheeg waxay leeyihiin, waa garanay towxiidka laakiin waxa kale maxay yihiin ay aqrinayaan?

  • mashaa alaah, waagii dadkan iwadanka joogeen xalaal buu ahaa oo culimo dadka diinta barta kuna camal fasha bay ahaayeen, lkn waxaa soo baxay hada kuwo dhiiga dadka banaystay oo dadka laynaya diintiina ka beensheegaya, ilaahow waad soo celin kartaa dadkaan wanaagsan saalixiinta ah.

  • inkaar adiga iyo wixi kula mid ah haku dhacdo camal maku qaraaree culumadan digrineeso bidcada ayaa laguyaqaan markasto oo ay arkaan ilaahay xuskisa meel lagu haayo way maseeraan ileen waa wax ilaahey cadowgisa ahe.mideedakale meeshaan loogama baahna habaar iyo cay culumadana cidna ugama baahna cay iyo amaan midna because wado xaq ah ayey ku taaganyiihin ee shaqo yeesha dadkan culumadan aflagaadeenayoow.

  • nimankaan waxay samaynayan quraanka iyo kutubta xaddiiska nabiga malaga helayaa, umalayn mayo maxaa yeelay waa cibaado ka danbaysay nebigii iyo asxaabtiisii iyo taabiciyiintii. waxayna ahaayeen saddexdii qarni ee ugu khayrka badnayd. wixii aysan ilaahay ku caabudin iyagu waa wax aan xujo adag lahayn waana baadil, ilaahay xaqa ha ina tusiyo dhammaan hana nagu duwo inaanu raacno.

  • Assalamualikum 2 all of good moral conduct,A message 2 black America,"if my people would only turn from their wicked ways,then and only then will the awsome power of God(Allah)will truly be shown 2 this Planet.The lost tribe of Shabez arise now and take your proper place among the stars of the heavens,One Lord,One Lord,God is Great,God is Great,my black nation the love i have 4 u,is unexplainable,i hope and pray much that the day will come,that we all shall unite against a common enemy 2 mankind

  • Dis is really great i mean like how they put those videoz in I happy who ever did it thxs

  • Makez me happy every time i listen to dis}}}}}}}}}}

  • Amazingggg

  • I really really Love dirki Really/ happy Ramadan too My muslim/islam brotherz SisTER OUT where ever u are

  • nacam dikriga Allaah: xusidda magaca Allaah:

    llaahu dul kamaali

    macnaheedu yahay Allaah ayaa leh weynaan iyo kaamilnimo.taasina waa erayo macno weyn u leh qofka muslimka ah ee caqiidada toosaan..maashaa Allaah

  • MASHALLAH I LOVE THE END

  • Beatiful in every term! Daakiriinta kor Allaha kayeelo.

  • sodrsomal ,,doqon amse jaahil waxa aad dooneysaa in aad fidiso diinta wahaabiyadda oo laga dhaxley in wax dilo amase dadka la xasuuqo amse dadka muslimiinta ah dhiigoodda laba baneeystu ee afgaaga isku bidciyoh

  • americannumamma,,,,dameeryhay afgaaga kala bax culumada somali jaahilyahow wax soo baro amse afgaaaga isku qabo

  • waryaada ma imaam alshaafici ma eh wahaabi قال الإمام الشافعي -رحمه الله-: "لأن ألقى الله بكل ذنب دون الشرك، أسهل علي من أن ألقاه بالبدعة".

  • walalayal dadkan waxa ay samenayaan xage ka keneen ma nabiga scw aya sameyay mise qulufadii noo soo shega hadad dalil hesaan hadii kale aynu dhaqangalino dardarankii nabiga scl

  • mansh allah  allaha barakeeyo ahlu suna waljamaaca

  • walaalayaal dikri waa wax fiican oo larabo inlajeclado culimadii hore waa kher badnaayeen welina waajoogaan dadkey tarbiyeeyeen ee kuwa wax kasheegoow is jira yaan ilaahey idiin caroon ileen dadkaan dikriga ilahey hayaa waa kuwa kheyreeysan oo qaarkood jacel ilaahey la ooyaan iyo jacelki rasuulkeenii suubanaay scw kuwan dikriyaa waa xer kher qabta o tosan o iskujeclaadey ilaahey dartis ee aan qabil iskujeclaan ee halaga digtoonaado wax kasheegooda

  • Asc wrAllahi wb .MashaAllah,,Allahu Akbar,,jzakaAllahu kheer,Dadkii horaaba ka hartay,, Nabi aman iyo wixii nabiga ku jeclen siinayo wax xun ma'ahan,manta waxaa la marooyaa inay Diinta iyo qasiidadii iyo xadiistii laga tagay,ee caruurta bara Diinta, Hadal fiican aad ku hadashid ama aad ku dhawaqtid .she'a xun ma'ahan..Ilahay ha nahanuuniyo jidka toosana hana tuso Amiin..s.c wr Allahi wb.

  • kuwaan dikriga diidaya wahaabiyada xukun doonka ah ee dhiigga caba fiiriya carabta lacagta idin siisaa iyaga isma dilaan wayna leeyihiin suufi iyo wahaabi intaba intaad suufiga ku maqan tihiin waad dhamaanaysaan insha allah naarna way idin sugaysaa.teeda kalana soomaali maxay diin ka ogyihiin waa xoolo dhaqatee.

  • walalayal dadkan waxa ay samenayaan xage ka keneen ma nabiga scw aya sameyay mise qulufadii noo soo shega hadad dalil hesaan hadii kale aynu dhaqangalino dardarankii nabiga scl ee ahaa markad aragtaan isqilaf badan iyo qabsada sunadeyda iyo tan qulaurashidinta kuna qabsada goosdanbedka macnaha adkesta wixii an intas aheyna iskaga taga waa bidco iyo wax dinta lagu soo daray waxasuna naar aya u danbesa aloow na hanuuni dhamantayo

  • qardho75 : Walaal dadgan waxey heesdan Sil silad gareesa Rasulka markii ey Cilmi gudimaado, Laagin hadii aad doonesid in aad barado adilada Kitaabo fara badan ayey gu qoranyihiin laagin waxaaad doneesin 4 sano Jamacadul madin in aad Calim gu noqadiin, Jamacadul madina Gaal baa laga yaaba in u wax ka dhigo sidaa maaha diinda sida lagu ilaaliyey ee waa sidaan aad daawanesid

  • Inkaar Allahu Ha ku rido suufiyo iyo qaadiriyo

  • Walaal Rasuulkeena SCW maa aheen qof dadka inkaar jari. dadka waa u daceyn jiri. Sunadiisa ha iloowin - allahu aclam

  • @americanummah Inkaar allahu kugu dhoco adiga iyo inkarta nabi Maxmamed SCW

    IYo inkarta macalin biyamaaloow

    Iyo inkarta sheakh xuseen goley

    iyo inkarta aboow macalin nuur maxamed siyaad

    Iyo inkarteeda ha kugu dhacdo

  • masha'allah

    beautiful jazakallah

  • allahu duljalaali.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more