Added: 2 years ago
From: Somalitvmn
Views: 220,591
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (124)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • fartuun cumar hees ka xabiibo xasan tooxow si xun baad u gashay abaayo

    inaad siday ahayd u qaadid bay ahayd

  • Nyc Dance!

    

  • WEJIGAAN WEYN ISKA QARI IYO GAFUURKAAN DHUUBAN REER MUDUG YAHAY MAXAAD HEESAHA ISLAAMEED USOO QAADAA, WAX WAALAN, HABAYARYAHAY GAFUURKAAGA BAL EEG NAA ISKUMA JEEDID EE MIRAAYAD ISKU FIIRI WALEE DADKA HORTOODA KAM AADAN HEESTEEN FOOLXUMADAADA IYO GAFUURKAAGA DHEER

  • hoy hoy afkaaga edeb uyeel ayaan ku dhihi lahaa anigu

    heeskan anigu horta kuma haysto waaa copy copy na ma xumo copy farxiya fiska ayaaban ku jeclahay laakin naagtan aad caynaysa maxay kaa halaysay

    maxaa u caynaysa ilaah baa siiyaye

  • calaacal iyo suuro.com

  • waaw yassssssssssslm amaanta wiilka la amaney ka gudoon fananta fartuun cumar masha allh

  • good song.. with a real singer..

  • walashay wanka naxaya ee ilahay utobad keen ramadan baa soo dhow walaalo mcn ilahay haku sohadeyo adiga iyo dhaman musliminta amiin ramadan mubarik

  • 2 much make up nice musik

  • waaaaaw waxwalba lama amaanoo hees laguma sheegee allaylee way asiib tay

    fanaanadeena qaaligaa soo bar bar dhe

    waxan leeyay war ragoow hablaa cayda halaga ilasho wayo way inala dhashen oo meel kama jiree hooyooyinkeen yay naan cay usoo jiidin

    sida hibaq ka cabanayso wa la aflagaa deeyay balse ma fiicna

    dhalin yaro

  • farta arageeda taan ku il doogsanaay waligaa ahaaw ahaaw amaan iyo ducaba ducabada waad qaadatoo adigane ahaaw mid aan dugsado !

  • Comment removed

  • MMMM I LOVE DIZ SONG

    LAKIN U CNT DANCE BUT I LOVE U ALLWAYS KEEP IT UP

  • garabsarka waxaa igu danbeysay asagoow madaxa lasaaro oo inta lagu qariyo hadda miyaa labiloowbay garabsaar oo qoorta lasaaraayo kkkkkkkkkkkkk

  • woooow caadi maha fartuun heestaan waa ka baxsatay thx cod macan

  • Fartuun Cumar iyo heesteedii Amaan iyo ducaba Waad istaahishaa..

  • wooooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooow

    fartuun alllah ku daaayo abaayo.

  • she is hot hot somali girl

  • she is great......waaw

  • Superb! 

  • dame lux huno ilaah aya ku siyaye

  • @samiir143 firi samira saan maseyrlee miya lool hadana hesi karin orood qool isku soo xiir looolz

  • waaaad cod macantahay lakin dee fartun waad fol xuntahay kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • fartun waan kula haya

  • fartuun nooloow i am alwayz ur fan sis keep it up

  • waaaw the best song ever is this song i like it so much fartun noloow you are the best singer ever

  • Fartuun Yaasalaam <3 waxaad isku darsatey cod,ciyaar iyo masraxiyad aad u sareysa oo ay ka muuqato kalsooni badan. Dadka wixii wax fahmaayaana way arkaan doqonna waa yeelkadii. Youtube ku wuxuuba noqday meel wax magaradka somalidu ay dadka ku caydo iyo ciyaalka xabadda ku koray ee ayaan daradu ku dhacday.

  • now this is wa i call solo effort!!!

  • babababbabababa fartuuney waxaan ma xawadbaa misa waa kee kacenaaye firaha ababababababa adiga waxaad ku fiicna laheed sareertee qashiika gur lakugu qaado abaab isii song nice laain afkada maxaaa laku qabtaa aad isledanahay aan ku duraa mataqanaa dhuqmo iyo asiga

  • what a great song cadi maaha fanaanada masha allah

  • wow fartuun caadi maahan heeskaan dabeecadaada ayaanba ka helay maanshaa alaah .laaaakiin xoogaa hargab maa jiro

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    diricu waynaa fartuuneey nooloow anoo kuugu mahad celinaya heestii sanad guurada ssc

  • Comment removed

  • maasha allah caadi maahaa heesta fartuun mcn wlhi

  • Comment removed

  •  lol VIVA WIJIYA XUNTA

  • ishcalaa fanaanad dheel iyo cod wee isku darstay sida ee dabada uluxeesa ayan ka helaa runtii kskkskskks

  • Great sweet touching song and very sexy vocals....ax yaa sowt!

  • waxaa tahay fanaanat cusub aniga waxaan ka mit ahay Datka Jecel cotkaaga >>> Fartuun

  • hygirl ind magaca reer dhan ayaa leh adigu qof dumar ah ayad ka tahay dumarkuna qabiil malaha ee hdi aad so qadatay de hy guurso marka waanu ku ogalnahay lakin hadi kale nodaa kkkkkkkkk kaftan my ind

  • fartuun keep it up cadeey

  • I love you Fartuun Cumar....

    MN finnest..

  • macaanto waad qurux badan tahay hadan waa kuu sii dheer codka halaasigaa uu ilaah kugu deeqay waad jirtaa fartuun

    

  • hygirl top waxaan uu maleynayaa inaad tahay gabdh sidaasna wad uu hadlaysa walaalo waxaan ku odhan lahaa haka tagin qiimaynta guud haday buruko ledahay waa naag waana uu banantahay adigu gaabso afkaga meeshan rag baa ku jira gacan fudude yaanay ku boobsine

  • @zakaria6037 lol...gacan fudud yaanay ku boobsine aan ku qoslaa.kkkkkkkkkk

  • lol MISKIINTAAN  COD MALEH HADAD EEGTO WAAN U NAXAA WALAHI MANA SOO BAXDO MPLS BEY KU URTAY WAX U YEEDHO MA LEH MISKIINA NAA DADKA HEESAHOODA U DHIG BURUKADA KU NACAY TIN MA LEH MISIIKINTA

  • Nice voice!

  • Numero UNO!! La bellezza, stile mi sogno lei tutte le volte viva FARTUUN!!!!

  • fartun u always lookk fresh

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk dhexdu madag afku dhuxul fartuun ha u bixin habro meshana afki qaad ka jajabiyay iyo odayaal afkii buuri iyo jaad ka jajabiyay kkkkkkkkkkkkk

  • wwww much better than ur old videos farxiyo this music suites how u dance

    caleeeeeeeeeeeeeeeek viva our dirac girls xxxxhot with dirac

    qatar ku tahay night life with slow music coze u know how to dance slow

  • auto- tune makes everybody sound good!!!!!!!good job thoe

  • @inaguluyux mayee haba iska galisee nigiska si qaab daran bay tiri umadaba way gahataa diric iyo googarad ee sidani waa nooc kale iag wale kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk laka yaabnaa wala astacajabna

  • cajaaib. inantaan hadaan daawan marqaanka maba iga degayo. markay is walaaqdana waaba la igu didaa. tolow wadankee bay ku nooshahay.

  • waa hee aad umacaa run tii inan ta qaday saana waa mid aad u cod macaan aad iyo aad laakiin sxb yaa miyay haboon t hay in fanaaniinta soomali yee af lagaado iyo cay loogu abaal gudo run tii waa mid aad u foolxu in kii heesaba la cam baareeyo ama wax laga sheego aad ayaan uga xumaya run tii sxb yaaaaaaaaaaal qudhay du waxaan is lahaa fan ka ku soo biir balse hadayba sidan loogu abaal gu daayo waan ka walaaca

  • uuuuuuu nigiskii bay diricii dabada kaga uruurisay walee tani

    @farhia indho dheeridaa umaba fiirsan jirin hadaa u fiirsaday wuxu googarad inay ka adagtahaye ehhehehehhe

  • @gacalo99 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk thats cool walle diricu hadii uu batay xagee bay gayn lahayd sow inay futada iska galiso maahan kkkkk

  • waaaaaaw futa yar ayaa lulmaysa meesha walaahi kkkkkkk

  • xaqiiqdii indhuhu

    intii ay arkeen

    adigaa jacayl

    ku abuurayee

    axad kula midoon

    oo aan aminaa

    maba aan arkinee

    adduunyada dhamaan

    aadamaha ku nool

    kuma aanan arag

  • Sister Fartuun, we love you alot, when are you coming to London???

    arageeda taan

    ku il doogsadaay

    amaaniyo ducaba

    waad istaahishaa

    inaan kuu tirshee

    aayatiin ku waar

  • wooow look this ppl....why goorgorad iyo kastuunta oogu mash qusheen? hesta waa hees macaan iska raxeesta...

  • Comment removed

  • Comment removed

  • lol indha adkaa qumayada qof dhan heestise ku caan baxday damn,mida kale computerkee ku hagajisay codkeeda ugly azz cut copy

  • I'm really great fan of this girl Fartuun ilahey haku deesto abayo, waa ka sidataa dhamaan cod walaa ciyaar plus sytle. you only need abwan qatar oo aan kaa hagran heesa ugu wanagsan, then adaa no1 noqon lahaa.

    halkaa kasii wad fartuuney ''amba aragaa aad ayaan ugu il doogsadaayee''.

  • worst Somali dancer. aaagh!

  • Comment removed

  • Comment removed

  • gabadha way cood macantahay lkn diraac sida loo xidho ma taqan surwalkibay uu baratay diraaca wa dku quurxontahay ..............marka sis baro sida diraca loo xidho

  • woooooooow abayo daganaanta ad u heeseysid ayan ka helay cod macaanna wad leedahay i luv u

  • i dont like the way they put diraac under the kastuumo....aqhaas, ceeb.

  • Comment removed

  • @farhiyo25 sister that cant be true. That is not a gorgoorad because it is too low for a gorgoorad!!!!!!!!!!!!!! its at the thigh level....too low waaye... heheheheh.kkkkkkk

  • Comment removed

  • @farhiyo25 lool farhiyo....even the kastuumo is too low....it must be a very tight boxer shorts she is wearing.....ooh loools

  • midaan yaa soo lugooyay oo yiri hees

  • Woooow fartuun afkaaga keeyga lagu qabey walee in aad gob gob dhashey tahay maxeey kaa yaqaaniin dadkaan wada jaahiliinta ah war isku xishooda ee inoo daaya fanaanada soo baxeeyso

  • Qoftaan hees ay Ayafda leedahay may waysay maxaa ku kalifay in ay heestan biliqaysato wa yaaaaaap

  • waji la dawado maleh, cod la dhagesto malee futo la salaxoo maleh. kkkkkkkkkkkk adonkan maxa dad isla qomaan.

  • qalal bay qabtaa qaad bay hadda ka soo kacday

  • lol ADUUNYADA ILAHAY NAAGTAN HADA MA ISLA QUMANTAHAY DAD HEESTOODEE QADEYSAA SHIT MIDA KALE CODKEDA COMPUTERKA KU HAGAJISAY WEY COD XUNTAHAY COD XUMO IYO FOOLXUME ISKU DARSATAY BALADA UUUUUUUUUUUUF

  • @KAMANEFISO  You sound like a shitty angry jealous 2nd wife. You must have a personal grudge against this woman who is just doing her thing. Shame on you nayaa. lol

  • @KAMANEFISO nayaa dhilo dadka ku mashquuleysid jooji gabadha waa kaa qurux badantahay habaryahay fat ass ka ah naa soco shaqo yeelo waxa horay loo yiri habar fadhido wax kasto sheeg dhilo halaku arko fartun cumar qalanjo qurux badan waye

  • @Hibaaq2010 lol WALAALO CAYDA IGA DAA NOLOLBA AF XUMO AYAAN KA AQAAN KAAGA DARANE WAX IS KAMA CELIYEE INTAAN DADKA AFKA LA GALO AYAAN SORRY IGNORE KU WAASHAA

  • hurdaa igu qabatay heestan.

  • waaw gabdha way cod macanatahay lakiin waxa augu wanagasn in ayba iska dhaafto heesaha oo A

  • Hot!

  • heesta wa macantahay lakin wax kasii fican dhesha kkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkk now a days evry one is siger

  • siad 776

    habartaa aqal qabto noh

    sharmotadi ku dhashay

    aqabto qalal dhilo aa

    ku dhashay fananada faraha kaqaad

  • kkkkkkkkkkkk tan ma qalal bey  qabtaa hanugu suuxin yakhey lolllz

  • i love uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • oll salaan yartu caade mahaan cod iyo qurux ayay isku qaadatay caademahan

    markiii ay uqaadaya ayaa nasiib leh ilaahow usahal

  • kkkkkkkkkkkk heesta wa  beelo lkn iyada wa marax qabdaro u dhimo

  • wooooooooooow what a voice masha-ALLAH and good body moverment.lol

  • fartuuneey...wad cod macantahay ...lakin maxey kugu taal ...musicada iyo heesta islama socda waxa mooda iney kala dhacdhacayan...bal xooga wax halaga badalo :D

  • masha alah abaayo macaanto

    fartun cumar wan ku jacelahay

    macaanto fartun cumar

    NICE SONG AND YOU BEUTYFULL

    VIOC CADEY EE RAXEY SO MACAANTO

  • heestan waabo ku heesta cadi ma ahan amaan iyo duco

  • cajib tani maxay qaad cutay balayoo

  • woooooooooooooooooow

  • marwo waar yartani ma cumar dhuule inantiisibaa oo codbaa ku dhacay  wooooooooow

  • daaamn she has pretty body

  • qoorta maxaa ooga dhacay maanta dhan madaxa aaba ka dhac dhacaayo bee loool

  • Yeah gabdha quruxda badan aya lo baahnyahy in ay heesha badiyaan si aan Islaamha daalan ee diraca qafiifka qaatp aan u arkin ma rabo lol

  • is she married cuz I wanna.....

  • diraca si marax aa u habesatay! mar kale qatar kaso dhigo! btw wa hees macaan n gabar caato though nt dat much beauty! naag qalir masha allah somali wada feerweynayal lee heesan! BARIISKA WAYE LISKA DAAYO!

  • wow fartun abayo ur beutyfull so is the song is nic keep doin wat u do macaanto

    iam ur bigz fun thanks for ur beutyfull vioc caadi

  • ilhaan2009 isku xishoo naag yaheey maseer san gabdhaan sigaar iyo jaad ma cunto aflagaado weey reban tahay.......nagaha somali maseer ayaganeh gabar la amanayo hadee ragaan wax ma u quuraan ilhaan 2009 yaa ku soo ogado adiga cuno jaadka

  • msshuushuu why are you arguing with ilhaan2009, i mean i like fartun's songs but honestly she do look like she smoke cigaratte and chew chat.

  • fartuun cod qadar ayaa kugu dhamatay lakiin sigarka iyo jaadkii miska dhaaftaynah ..................

  • Great song. Fartuun almost sounds like Xabiiba Xassan Tooxow who is the original singer of this astonishingly unique song. Keep it up Fartuun...

  • Fartuun waaaaaaaaw sis caadi ma tihid seeda waxaabo ka daran saa u dheeleysid waabo ka helay ciyaarta abaayo kaalay i bar nooh

  • does anybody know where i can find the lyrics to this song??????????

  • nice voice fartun you da best sis

  • HANI: oh maasha alah heestan macaan

  • maansha allaah fartuun xabiibti aad iyo aad ayaad u cod macdahay waana ku qurux badantahay lakin ku aaway mac mac ayaan ku siin lahaayee

  • fartuun heestaan inaba cadi mahan masha allah nice vioce, isha baxarka caddey

  • Qurux 7/10

    Voice 10/10

    Dance 1/10

    -------

    Honest Talk u sound amazing .. Im in Love with your voice .. you have the spirit of Cumar Dhuule when u singing ..his somewhere there watchin and blessing ur music .. keep it on ..and stop the qal qalocis and mala yacni dance moves ... it almost ruined the song lol ... next video clip do it dramatic short film ..dont dance atleast bring a band to dance for u lol

    But I Love you .. i really do .. will you marry me ?

  • Comment removed

  • i love this song soo much, fartun u r the best, i like ur voice and somalitvmn thanks for posting the song sxb. fartun nice moves sis hahaha!!!

  • hassan majirto heestaan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more