Added: 1 year ago
From: cadaaawe
Views: 215,256
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (133)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waanad iska dhooweysay ayeeyo sorry

    

  • she start singing instead of preying and asking god for forgiveness this is harram

  • aniga waxaan ku heystaa nasiibka ayaa igu kaa dararee nafteyda kume aqoon inaad tahat noocan baas haweenka naxuusiyeee maryan mursal ciise bootan nool waqti qurux badan iyo fan dunida waad ku haaysataa aakhirina janadii fardowso ayaan kuu allah kaaga baryaaa,,,

  • hahahahhaahahah maryan mursal afkada cano lagu qabay

  • maxa laga raba islantani hade raga xun u hestay imisa rag aya la helaaya hesahooda dumarka kutufaaya ama caayaya ha ina difaacdo maamada wa tageereyna hadan dumar nahay !

  • Fu

  • Masha Allah Maryan Mursal jir oo joog oo Illaahey haku jeclaado runtaa u sheegtay rageenii soomaaliyeed TKS ALL

  • habaryar maxaad kawadaa wali anakoo qaangaarin ayaad gabdhihii nagu dirtee???:))

  • maryan mursal<3<3<3<3 nasteho<3<3

  • this is haraam someone told me to check it and this whats its about isnt it huh

  • waw

  • kkkkkkkkkkkkkkk maryam mursal raga kadaa ha ku tufine ileen waa lama huraane

  • Heeska kama yaabani ee ninka sameeyey ayaan ka yabanahay aniga LOLZ

  • @AbidahmanWadani kkkk waa nin guurka neceb malaa waayo nin damiir leh oo raga nimo isku og waxan ma alifeen ragu wax xun iyo wax wanaagsanba wuu leeyahay dumarkuna sidaa si la mida naagtii caqli badana ninkeeda maskaxdiisa way mulkin kartaa oo kasban kartaa inay waxii macquula ka raarido sasabato sidaan aminsanahay lol

    mida ah markay waqooyi galbeed tagtay walaalo siday moodaysay baanay filan oo waa lagu qaboojiyay markii jacdu ku dhegtayna runtii iyo sidii xaqiiqdu tahay ayay ogaatay lol

  • kkkkk maryan wax nool way u qalmaan heestan iyo mid la midaba nimanka somalida .NIYADA NIYADANA HA IGA JABIN QALBIGA WAN KA NACEEKKK KK HOY NINKOW LAGU NAC 

  • hhhhhhhheeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • hooyada fanka soomaliyeed waan kugu amanayaa wadaninimaada fanan somaaliyeed wadankeedana jecel ayaa tahay noloow,

    heesta aad ayaan u jeclahay kalimaatkeeda laxankeeda music all.

    Ninkii xun oo qayamaya jecelkiisa waa in niyada laga baxshaa lana nacaa walee. Nasiibakaa igu kaa daree nafteyda kumaay aqoon inaa tahay nuuca baas haweenka naxuusiyo dhiigoodaba nuugayee,aniga hooy aniga ha isku keey nab nabin naruurana ha iga sugin inaan nuglay ha u malayn waryaahe ha malayn,

  • @bintsomaal Walaashiis anigoon jeclayn inaan hadalkan comment kaa idhaahdo Maryan Mursal halkee ayay wadaninimada ku aragtay maanay ahayn sanad kahor tii Hargysa ka lahayd somaliland aya ka shidan somalia miyaanay calankii calalka ahaa intay qaadatay iska tuurin kii Buluuga ahaa ee quruxda badnaa!!! Wadaninimada ayaynaanba isku si u aqoooon,,,,,,,,,,, Hadal aan kuqalmin hadan ku idhi Raliban bixiyey lkn runta ayaan jeclahay in waxa laga shego, hayla yabin caadadayda aya ah inaan runta sheego!!!

  • this is song kaa bax 

  • SHE IS BULSHIT to sing this song b/c she is generelizing all men as her own experience tought her,there are a lot of good men around leading a good femily life who nourish thier femilies with happiness and tranquility octually i feel sorry for her hard life in somalia she was a single parent and did every thing alone

  • walee hees weyan cashara yad uu dhigtay raagi fariid niyada ha iga jabin niyad wan ka nacee

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk eeyaahee daa raga dumarkii ayaa hawshoodi gabaye akhas waxa habrihii somaliyeed niiko iyo wax baas liiska ku taxan eeg waad yabaysaa, mida kale waad duqoowday eedo toobad keeeeeeeena adiyo islaamihi kula da'da ahaa finish ayaad noqoteene da'ma ayaad u leedahay waryaahe haysku kay nabnabin iyo niyada hayga jabin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaa la yaab mucjiso

  • @SoldierGirlSsc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Soldier caadi matihid walashiiis runta ayaaa alle ku bara,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,­,,,,,,,,,,,,

  • nin somali wuxuu yahay ayay sheegaysaa in kastoo in yar oo fiican ay jiraan

  • SINGLE FATHERS WAA LOO DHAMEYAY WALAHI,,, KKKKKK HEE HEE NIYADA,NIYADA QALBIGA WAAN KA NACEE KKKKKKKKKK MARYAN THANKS RAGII SOMALIDA HEES BAA U HESHAY WLAAHI,,, MASHAQEESTE IYO KII DUMARKA HOOS U DHIGABA NACALA KU YAAL

  • heestaan markaan maqlay nin ayaa alifay waaba yaabay NIN NIN KALE DHAHAAYO LAGU NAC! maryan mursal walo so dhiibay ee erayda maso Alifin marka nama dhecba marka fanaanda yaan lo caayin teeda kale dumar xun wa jiraan dhib badn & rag xun binaadamka masina

  • Comment removed

  • maryan mursal dumarka qaar kooda xun hees usoo qaad hadii kale waa godob aad raga kagashay ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,­,

  • @87miSSmona anigu maama Maryam ma nebci laakiin heestan waxaa alifay nin guurka neceb oo doonaya inuu dab dhex dhigo kumanaan is rabay iyadana inay ku luuqayso maa hayn adiguna intaad dhagaysato meesha haysku ilaawin kkkk jk

  • qisadan waxaad moodaa inay igu sabsantahay waxaa ihelay ninka laga heesayo oo kale wuxuu ahaa nacas wax aan fahmayn oo dumark caya oo jecel dumrka cemtooda oowarbadan oon derisa ka xishoon oon walida caaya wax aan ku mataalo ma aqaan ilan nacas ma xishoodo

  • heestaan waa tan anigu igu dhacday bisabti waa nin haasit ah oo ilaah luqunta ii suray

  • @fatxiya401 abaayo ha ujoojin nin oodhan waa xaasid, ee iska sabar walagari doonaa adigoo ka aarguta helana nin kaanaagsan isaga

  • @sihaam1000 nimanka oodhan mawada xuma ee gabdhoow yara suga bal, nimanka waxaa kujira aniga ookale oo naagaha uroon lol

  • @sihaam1000 walaalo sihaam raga oo dhan ma oran waa haasit ee waa kan ilaah calafka iigu soo daray kaliya iyo wixii la mid ah ilaah ha soo hadeeyo amiin walaalo waanah sabar sanahay waad mahadsan tahay

  • asalaamucaleykum wager maryan mursal tolow maana dhalin wilala why sidey hadalku uyaalo raag o dhan bay kahadlaysaaye wager

  • Thank you Maryan .. Great Song

  • war duqdaan dabdeeda iyo wajigeeda ayaa isku ekaday maxey ku heseesaa

  • Islaantan wakhtigeedi qaadatay gabdhaha yar yar eeka danbeeya bay hogaanka u jaraysaa eedo hanaga maqashiin gabdhaha waxaas

  • @HOGAANSHE1 lool maxa islamaha ka caeyneysa oday aya tahay adba ya ku ogada gabar wax kugu fali meyse ee dhageyso islanta kkkkkkkkkk jk...

  • esh calaa cod yaa maryama waxaatahay hooyo wanaagsan marwo sharafleh waxaan kahelay sida aad ujileeyso ninkaan xaasidka ah eey heesta kusocoto nimanka kucaaynaayana weey ogyihiin in aad amaanan tahay laakiin waalafahmi karaa waxa ka keenaayo waa xila gubayaal naagahooda dhib kuhaayo marka waxeey isleeyihiin xageey kaa aragtay waaba adiga wexeey sheegeeysee ee dhag ha udhigin warkooda ciao zia ♥

  • @yahya456 Somalis are good muslims i ment ))) this lady Maran she popular in Somali culture??

  • @TANDY6688

    JasakAllah brother/sister! Nice to be acknowleged!! :)

  • viva naag maraseersan caadi maha hestan wan ku hestaaa

  • viva raga somaliyeed lagabaxsho ku wa noca bas

  • I like The song ,,,,,,,all Nimanka soomaliyeed ee kala Madaxa wayn waa U qalmaan

    This song >>>>>>>>>>Out all faraxooz Lool

  • Nasiibkaa Igu Kaa daree Naftaydu kumay aqoon

    Inaa Tahay noocaan Baas haweenka Naxuusiyo dhiigoda Dhuugee

    Hooy aniga Ha isku kay nanabin Naruurana Ha iga sugin

    Inaan Nuglanahayna Ha u maleen!!! waryaahe ha U maleen

    Nadaamka Guurkaba aqoon aniga (Naa ha igu Oran)

    Niyada Ha iga jabin Qalbiga waa Kaa Naceeeeeeeeeeeeeeeeeee!!!!

  • Sooo Trueee, Viva our Somali men :P

  • eedo naxariisohe ragga kkkkkkkkkkkkkkk

  • asuma vadem)))

    

  • Incha asum????

    

  • ,Viva dumarka somaliyeed, Noolaada, 

  • waaakunacay

    nayaaahey waankunay

    waxaad tahay nuuca baaas

  • HAYE ANIGA ,ANIGA HOOY ANIGA HA ISKU NAB NABIN LOSEROOOOOOOOOW WARYAA HOOY HA U MALEEN ,HOOY NINKOOW HA U MALEYN KKKKKKKKKKKKK RAGII SOMALIDA LOSERS AHAA HEES BAA LOO SAMEYAY KKKKKKKKKKK

  • marayan always beutiful this song so lovely

  • lagunaca ninkoow walee mama nooloow nimnka hees baa u kentaykkkkkkkkkkkkkkkk

    

  • only some one who has been deeply in love then has to go divorce bcouse ur other hakf does nt wht is nadaanka guurga iyo nolasha will true understand this song.how can i hate him so much when i once loved him more than anything els? nolasha allah haayo sax.................

  • those kind of mother fuckers with the black face are abusing geys all the time i hate it

  • Comment removed

  • NAAGTAN WAA MIDGAAN MADOOBATAY FOOLXUMO SHE IS 2 FACED WHORE ONCE SHE SING SOMALILAND AND ONCE SHE SAYS THAT WAA MUWADINAD LIKE WTF ALL SHE CARE IS MONEY FAT HOE NOT DIGNITY AT ALL UGH

  • midgaan nimo sida lagu noqda adigaa a very good example u ah, so stop bad mouthing others. tribe is only for recognition as Allah said in the quraan and our beloved prophet S.A.W said the best of us is the one with the best imaaan. marka could u stant there and say u are better than maryan mursal? always remember we are all the same in ALlah's eyes and Tribe will not go with u to ur grave only ur deeds will, so please rethink of what is important in life!

  • @Childish91  saxib ma ninka ay sheegaysa adiga ah kolay kama ficnide maxaadse ku cayday boqorada aduunka masuul kama tihid ciday uu heesayso saxib islaali waxay dhashay kunciil iyo keenodiid

  • @zakaria6037 ciiic

  • somali dhagool heesta waxba keminan fahmin heeestu waxay ku socotaa HADRAAWI

  • waryaa edab yeelo midgaan adigaa ehee waa naag soomaaliyeed oo edableh waanaag soomaaliyeed oo kaseenin qabiil marka maxaa ku tusiyay midignimadeeda iyda migaan ma ahan ee ada ehe migaan nimanka soomaaliyeedne waa xun yahiin oo dadntooda ma gartaan meelaha marfishyada ayaa laga helaa oo jaad ku cunaan caruurtoodane baahi dishay marka nin xunoow lagu nac

  • Heestan waxey tilmaameysaa qof gaar ah lkn dumarka xiriidhkoodu xumaado oo dhan baa jecel iney xaaladooda ku dabakhaan.... lkn erayadu wax jira ma ahan, murtiduna waa ka maqan tahay heestan.. waase yaabe heestan maxaa Maryan loogu xulay qarnigan waa tii 70yeedii qaadday "xilo Gube" oo aheyd hees ku haboon marxaladeeda nolosha... Yaan sheekada la fogeyn oon la geyn meel aaney jirin.

  • bosbas walaalow heeesta nin ba qoray xigmada aad sheganeyso o aad fanaanad ween ku afla gadeey neyso wa maxay? axmed ali cigaal ninjkedi horee hadu ahaa manta ubad bey ugheysa , jaw maryan mursal heestan xanuun waye ragii wa ooyin kkkkkkkkkkkkkk noloow yaqe

  • i thought Somalis where good muslims :\

  • tolow heeskan ma axmad cali cigaal bay u qaaday ....... oo hadan naa laku oran maxad rabtay in laku yiraahdo... xikmadi ba iska so dhamatay

  • heestan waxay kaa shekeneysa somalida rageed iin aay wada nacaso yihiin intoda badan shit waxid maryan nolow adoo

  • waa runtaa Maryan!!!! <3

  • maryan mursal waad mahadsanthay hooyo. waad laheshay heesta nika doqonka ah nin oodhan ma aha ee waa doqonka ee gabdhoow ninweeye hays oran doqon ee hore isaga bixiya

  • Afkaaga caano lagu qabay maryaneey nimankaan nooca baas ee jini ilaaheey ha naga qabto waa na dhibeene nooca dumarka sida loo ixtiraamo aanan garaney Ilaaheey waxaan ka baryeynaa inuu naarta jaxiimo ku wada rido thank you sister you get this THE BEST SONG OF THE YEAR AWARD 

  • maryan wa qof nool walheeeee.... love her !!!!! there so many nacasyo kkkkk

  • dee nin ujawaaba ayaa loobaahan loobahan yahay elayn dumarkaba qaarbaa khadyaan laga joogaaye

  • Comment removed

  • waaaaaaaaaaaaa runta nuco yahay ya yaqaan hesta cadi mahan

  • NASIIBKAA IGU KAA DAREE

    NAFTEYDU KUMAAY AQOON

    INAAD TAHAY NOOCA BAAS

    HAWEENKA NAXUUSIYOO

    DHIIGOODABA NUUGAYEE

    WAAH WAAH WALEE MICNO WEYN BAA KU JIRA

    WAXA LAGA HADLAYAA NIMANKA AAN DUMARKA HORUMARKA U OGOLEYN OO

    KA BAQAYA HADEY DUMARKU WAX BARTAAN AMA SHAQEYSTAAN INAY ISAGA NACEYSO.

    MARKA KAAS OO KALE NAFTII BUU KU DHIBAY DUMARKA

  • walee waa runtaa maryaneey raga nacaska ayaabaa ku badan wakhtigan la joogo laakiin u dul qaata waa ragiiniiye oo bal astura uun kolay nin kasta oo fiican ama nacas ahba dumar uunbaa nin ka soo saara

  • walee waa runtaa maryaneey raga nacaska ayaabaa ku badan

    

  • Waryahee Waanku nacay:-))) ninkii doqon ah waalaiska ceyrshaa!!

  • heestaan waxaa udhiibay xuseen ciyaarjecel maryan malahan

  • Amazing,kkkkkkkkkkkkkkk sax waaye

  • hahahah so true. 

  • war caayda maxaa keenay walaalayaal nasabku waa kan afkiisa laga helo ammaan waana kan alle yaqaan oo shantiisa waqti dukta illeen adoon alle beeynu wada nahay qoftaan oo aad wada daba kacdeen ilaa iyo waqtiga nabada ilaa iyo maantadan walaahi waa waxa ilaa iyo hada aan layaabay meelna mala.a weey cod macaantahay dumar meesha laga rabayna weeytahay ogow waana hooyo soomaaliyeed waa wiilal soomaaliyeed hooyadooda oo sidiina ookala ah alle kabaqa ceydu waa ceeb ha caadeesanina noolaada waligiina

  • Waa runteed maryan .rag xun oo somali ah way buuxaan oo guurka waxba ka aqaano.waaa badowyaal.ma shaqaystayaal..dhaqankoodii iibsadeen.Wadankooday dumarkooda u dhisilahayeen HADAY RAGYIHIIN MUSLIMIIN OO AY SHAQAYSANLAHAYEEN,,,NIN XUNOW LAGU NAC .

  • in badan ayaan heestani clipkeda sugayey 

  • Mr cabeey no offence but waa adiga nasab nimo ka hadlayeeee...waxaa adigaba tahay ya og? ma markaa dhalaneysay baaaa wajiga kaaga qornyd in aad nasab ninyahoow isku sheex....somali ayaa la wada yahay wax nasab ah na ma jirto...dadnimo ayaa jirto qofta haduu dadkiisa dhax gali kali karana wa nasab....mid kalina wa adiga dumarkeyna raqiis ku shegaayo!!..soo ma ogid tan raqistaaa waaaa mida raga nucaaga oo kale kor u firineyso.....

  • naa naga tag naagyaheey midgaanta ah yaa ku rabo adiga ninoow lagu nac kulahaa kkk maya naageey lagu nac urkaada, naagaha nasabka ah aaba qiimo leheen oo raqiis ah marka mid midgaan ah xey noo sheegee sheeko adeer dharka iska dhig niyad kulahaa

  • @MrCabeey

    war isku xishood waxyahow wax ma tarahaa waa lugu qasaare, waa adoo kalaa waxa ay heestu ku socotaa maxay kaaga baahanyihin midguhu way kaa qiimo badanyihiin , ilaahbaana qiimo iyo qaayo siiyaye, soomalidu waxay midgaan dhahaan kan la fahmi waayo ee orad badowyahow buugiyo qalinka qaado, vivaaaaaaaaa midaagaan and maryan mursal

  • @MrCabeey warya khaniis ba tahay oo fuutada laga waaso. Nin futada siil ku leh ba tahay ee maxaa naag ka sheegaysa. miidgan wax ka daran walee wa khaniis adigo kale ah. so shut your dirty dick sucking mouth you stupid son of a bitch. hooyada aa cheap ah abaahana wa wacal khaniis ah. nacala adiga iyo qabilkaga ba ku yal viva maryan mursal mother fucker.

  • adigu miidgan baad tahay ee ya ku raba issaq hada shego sida nimco yassin kuwaas ayaa midgaha soo dhaweya

  • @123abdillahi jaahil garac ilmo xaaraan ah oo waliba ku dhashay bilaa istijo ayaad tahay. nacdali ku kortey !. maryan mursal haddey midgaan tahay iyo haddey tahay isaaq ama qabiil kale maxay adiga kuusoo kordhineysaa nijaas xaaramiyaad tahee ?! maynan kugu filneyn iney af-soomaali kuugu heeseyso. go fuck your self dude, you really need that !!!

  • @indaclub20066 bisinka kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @QueenOfSomaliland  maxad ku qososhey walalo kkkkkk?!

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Heestaan waa mid micno weyn xanbaarsan ee ha moodina raga dhan inee ku wada socoto ee waryaaa ninkoo ee heesta quseeso waxaan dhihi lahaa is bedel hadii aadan nolosha waxne ka aqoon niyadane haka jabin dumarkeeyna iyo gabadhaheeyna intaba WooooW Thnks Abwankii Sameyey Xussen SHire iyo Fanaanadeena Maryan

  • maryan mursal ninka unaxariso dhulka ayad kujide sidan odhan miya unacday bisike waxuu kugu sameyaya fara badana walahi eerayada wankahelay cadimaha wadshidan tahay maryan

  • Comment removed

  • there are some somali women living with some low life somali men simply there are children between so they can't sing this song becuz they're thinking of the kids.

    maryan mursal fuck the haterz wave back and say hi.

    maryan mursal is a telented somali star!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @MrAsdmah i totally agree

  • su aal dumarku maxay naa u nacaaan ?

  • @Samaroonboy

    xushmad daro waaye

  • haha haha fuck ths she was great somali singer bt why she cry like shit

    who can understand ths like of shet song

  • kkkkkkkkk

  • Comment removed

  • waa leys nici karaa waana leys jeclaan karaa wa iska human nurture wax dhib ah malaha jaceyl iyo naceyb waa is daba socdaan balse hadii 20 yrs la iska soo hor jeedo waxaa yimaad naceeyb sidaan ku arkay dad badan waxaase keena raga edeb darada wax la naco wa is taahilaan kkkkkk ty mama maryan afkaga caano geel lagu qabay loz

  • ilove this song so coool keep it

  • kkkkkkkkkk ragii miyaa ka fakan la adi lee waaye abaayo raali ahaw rag ilaah ayaa iska leh dumarna ilaah ayaa iska leh

  • ISLAAN KASTI HADII AANAN DHIIGA LAGA JAQIN SIDEE BAA LAGU JECLAANAYAA WAA IN HORTA LAYSKA DHADHAMIYAA.

  • @HADLIYEH shiit nolashaa wax kaa aqoon hadi aad wax garad ahaan laheed uma adaan hadli laaheen like that ...she just talk about nin eey nacdeey that is not means ineey qof xuun tahay :O

  • heestan maryan waxa ay u qaaday Abwanka Hadraawi oo ay aad ugu hanwaynayd isla markaa u ololeeyo dadka horeeya lakin somalidu ugu yeedho dadka laga tiro badanyahay , oo ay iskuul ay isga ugu magacdartay ayay rabtay in ay ka dhisto xafada ay hargeisa ka daganyihiin dadkaas aan kor ku soo sheegay ,

    kadib hadraawi waa diiday in magaciisa loo bixiyo iskuulkaas xaafada daami laga dhisayo , markaa waatan leh niyada ha iga jabin , isla markaana leh ninwayn weeyi yanays is odhan , jawi dagan ahahah

  • 1.maryoley niyad jabto malahee niyad xan iyo isku dir ay haayaan cml

    2 maryan mursal heestaan waa tii 2aad oo aad ragga ku wareerareso tii hore = xila bilaal ay aheed tana ma soo dhajisay

    maa naga hartid mamo iyo ayeyo isku darsate naga qaley an gabdhahan yaryarka ceejinee lolz

  • Comment removed

  • bololo waxaas waxa kakeenaaaya waa layaqaana ina cali cigaaal waaye so taka takayahay dabada madow gabdhaha yar yar nimanka haku dirin

  • Comment removed

  • iyaaaaaaaaaa

  • kkkkkkkkkk 

  • Comment removed

  • hees cajab ah waaye heestaan waan ku haystaa cmlaeeti

  • heestan waa loo baahna niyada dumarka ayey kor uu qadaysa ninkii curiyey thanks gabadhihii waxay heleen hees ay canjeelada ku duban maryan thanks manshal codkaga never change at all

  • caleeeeeeeeek  raga xun halaga tana sulo la nolashadooda yaan la quusin qimahada

  • Comment removed

  • Maryan Mursal mash allah u have a nice cod

  • nimoow lagu nac!!!!!!!! hadraawi ayaa loo tiriyey heestan, ka dib markii uu akhlaaq xumo weyn kula dhaqmay fanaanadan maryan mursal ciise, waxana ay ujeedada tahay sidii quudhsiga lahayd ee uu ula dhaqmay fanaanadan ka dib markii ay damacday inay isaga waa ninka heesaha carabiga ka soo tujuma ee abwaanimada beenta ah sheegta maxamed ibraahin warsame hadraawi uu ku gacan saydhay magcaabistii dugsigii ay ku sharaftay, waxana la xasuusinayaa in xaqiirkan hadraawi aan loo liicayn!!!!!!! kkkkk..

  • @MrDua55 bro libaaxyaad ka sheekaynaysa hadrawi miyaa mise waa abwaan kale ninka sida xun ula dhaqmay fanaanada maryan mursal saxib bal ku noqo sheekada laga yaabe inay saas tahay laakin waxay tahay lama filaan waayo hadrawi waa ninka aduunka uu maray quudhsi qiil male so adigoo mudan bal inaga bislee sheekadan haday dhacday arintani saas tahay aad sheegayso hadrawi wuxuu galayaa tariikh xumo peace and love maryan eedo aad ban uu jeclahay codkaga aan isbadalin marna

  • Comment removed

  • @MrDua55 lol FANANADA BEEN HAKA SHEEGAN HEESTANI SI KALA LOO TIRIYAY

  • big tune !!! Big Up Maryan Mursal 

  • big fanaanad maryan mursal mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm­mmmmmmm <3

  • woow! fananada sanadka maryan mursal noolow waliga nice song <3

  • i wish jamaal that,s not you {ka beri ilaah inaan sidaa adiga &waxaad taqaanba lagu oran}

  • waaaaw jamal adaawe Heestan Waxbadan waradiyay mata video geda ayaan helay. thanks man

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more