Added: 4 years ago
From: Mudugboy
Views: 131,025
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (34)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • abwaanka waxanoo dhan isu soo dabo riday ayaa mahad leh credit

    fikradii iyo erayadii abwaankii iidoor ee xasan cabdilahi ganay

  • waa riwaayad fiican oo kawaramasa xaalada maanta taagan

  • laakin dadkaan waxay waagas ka hadlayeen haday imaaden oo jiraan ilaahow noo gar gar

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk war sur weel lugu dhuubahiyo waxaan sitee hee walaahi riwaayadu waxay ka hadlin dhaqanka asalkaa iyo dadka is yeel yeelka

  • sidi qabax khadiijo warsame khalam jalam aadan farax kkkkkkkkkkk this so funny walhi

  • riwayadii & erayadii Xasan xaaji Cabdilahi Ganay

    "Masiibada Aduunyadu Ayadaa Macalin u ah" 1984 (meaning catastrophe teaches the world)

  • warwaatii loobanaa waa dadkii layaqaanay

  • maasha alah waa dhag dhag ruwaayada

    

  • can any one tell me where i get filimkaan oo buuxa idinka oo rali ah

    and mudug boy thanks brow aad ayuu uwanagsan yahay

  • Mudugboy,

    Riwaayaddan qiimaha leh.. ma ii sheegi magaceeda? Please.

  • @joogto ruwaayadan waxaa layidhaa MASIIBADU ADDUUNYADA IYADAA U MACALIN AH, waxaanay maskaxdiisa kasoo maaxatay Abwaankii waynaa ee XASAN XAAJI CABDILLAH ( xasan ganey), waxaana la dhigay 1984

  • thanks the waraabe tht is true he passed way the tyme illahay waxaan uga barayay inu janada ka warabiye

  • may allah bless him our big artist caraale maxamed who passed away 1992 in somalia. whole that wre fanaaniintee hargaysa waaberi

  • go'le raali ohoow

  • lol

    zeyid u the man dude u rockz...

    meesha sheeka loogama baahna ,lol

    you were awesome really..

  • baaruud17 thanks bro

  • @Mudugboy can any one tell me where i get filimkaan oo buuxa idinka oo rali ah

    and mudug boy thanks brow aad ayuu uwanagsan yahay

  • Mudug boy sxb caadi maahid sidaad wax u soo uruuriso waa lagaaga mahad celiyay broo keep the great job up. thanks....

  • I have no idea what they saying but it sure sounds so good. it sounds right and smooth, love it lol.

    this guy gotta amazing voice what's his name?

  • looooooooooooooooooooooooooooo­l sidi qabax qadiija war same qalam jalam aadam faarax kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkk waar waa kinsi xaahi.

  • i think she is Kinsi not Haldhaa

  • Haldhaa

  • dude in the white(3:23) did the girl in red bad, wuu ku xaaray

  • waa ruwaayadii la magac baxday MASIIBADU ADDUUNYADU IYADAA U MACALIN AH ee la dhigay todobaatanaadkii waxaana sameeyey abwaan XASAN X. C/LAAHI (xasan ganey). dhinacna ruwaayadu waxay ka ahayd anti.

  • kkk plsronman! Ma sideetanadii baad u rogtey todobaatabnaadkii? You are funny!

  • i wish i could understand what they were saying fully.

  • dear fatima its good to learn one's mother tongue, and happy to help u wit that.

    urs ahmed.

  • Man, They don't use this beutifull lanuage any more

  • waa ku daadisey si fiican viva gabadha

  • jimauSL thanks man

  • riwaayadaan magaceed caadi ma ahan wahahwahaah

  • TO:LIXLE6:bro waa riwayadii u dambaysay wax murti ah oo la dhigo.. (87) magecadana waxa layidhaa  ''MASIBADU IYADAA ADUNYADA U MACALINA'' waxana sameeyey xassan genni..waa na riwayadii Fadumo ali lawgu bixiuyey HALDHAA....

  • darmaanyahay waxaad tahay mid naftayda deeqdayoo qalbigayga kuu diran ha u dayran waligaa ha ku diidin caashaqa duntuna iigu kaa xidhan ha iga didine waa nabad dumarka waan u roonahay diinta waan aqaanaa dadnimada ma moogani duunyo waa iska leeyahay dulmiyo xumaaniyo dambi sahanka uma dirin doodaydu waa guur aan ku daadaheeyee kaalay dibada u soo bax
Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more