Added: 3 years ago
From: Jibrilstudio
Views: 147,422
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (230)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Love your self instead to love others....

  • 16 jiir oo jeceel ku walathay yaab. she need to educated her ass first and than think about love. she is so dumb!

  • heesta gabarta qadeyso , yaa qade plz i sheega hada taqanini

  • kan hada waa inaad si fiican u baartid

  • naa baax shaqo yeelo wixi ku dalay walahi way kugu qasareen maba xishoneso tan

  • wlhi she made my day jaceeeel kala i haayo kulaha,,,,, jaceelkeeda hawada mityu la socdaaaaaa. is she serious or she making a film?? loooools she is so funyyyyyy

  • loooooooool i guuuuuurso glasska biyaha aan wada qeybsano so sweeeeeet, bur men are always cheaters gurlssssss you must be carfulyy.....

  • waar reer konfuredku afxumaa cay badnaa gabadha ka daaya cayda waa qof qalbi ficane

  • loooooooooooool calacal 100.. haha this is hilarious tuuksee eey kujirtaa

  • naagtani waxaa walay filmada hindiga kkkkkkkkk

  • Somali youtube sensation... jacel doesn't exist in this planet.. b careful....somali si khatar ah ugu hadlaysaa ...oh! wait ... Indian movies shaqo fiican bay kahelikartaaa....

  • kkkkkkk tan waxaa lagu yidhi lacag baa lagu siinayaa ee film-kan jilaa ka noqo

  • waaba gabar geesi ah jaceyl badanaa nimanka somalida jaceyl maba yaqanan

  • nin soomali ah lam aamini karo gabdhoow iska ogaada taas walhi waa run lkin waxaa ku jira kuwo ilahay ka abqaya aoo kuu sheegaya kaliya in asayn ku jecleyn lkin waxaa ka weeyn qiyamada uu kuguw adi karo cml

  • @dadqalato2011 Oo Dadqalato adna yaa ku aaminaa , amaa Cara Weelo yar nagu noqotaa ??

  • LOOOOOOOL miskiin, dhibaato feel sorry for her

  • walaal runta haddii aan ku sheego jeceel ma jiro ila lis guursado 

  • Oh My Lord this girl is so funny i couldn't stop laughing at her :) i dont understand girls like her wallahi jecel is not killing yourself over a boy

  • Wauw waaba ka helay gabadhan ,,, waa rageeda ii nolow abaaydiisa {Nasra Ahmed}

  • Abaaya Jaceeylka Badan Naga Jooji heee mid aa ku xumeeyay midkala aa horay uga booday yaaah

  • waxey jeclatey iyadoo 16 jir ah 30 jir waa fadaro tani ,

  • gabadha horta wa gabadh asturan! jaceylkuna wa waxjiro balse inta video iskasoo duubta oo hadana eey heesto oo meelwalbo laga daawado mafiicno! i

  • yaaaaaaaaaaaaaaa salaaaaaaaaaam yaaaaaaaaaaaaaaaaaaa salaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam yaaaaaaaaaaaa salaaaaaaaaaaaaaaaaaam wale wax baa dhacay horta jacaylko waa wax jiro

  • lol UMADAAN FILMANTA HINDIGA EEY DAWADAAN BAA WALAY WAX JACEYL LA YIDHAHDO MA JIRO WAA XIIISO EE ADUUNKA KA FADHIISTA MIDA KALE NIN SOMALI HA U QAADINA JACEYL KKKKKKKKKK

  • jacayl waa macaan maran waa qadhaadh kolba waa sidu kuu soo mare waa magaca cudur midka ugu xune dadku moogyahee ..... lol Nasra runtay ka sheegtay arinkeeda ... nasiib wacan ayaan ku leeyahay 

  • kkkk xiligaan u baahdo maheli ma waxaa ka wadaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma sheegi kari kkkkkkkkkkkk

    qaladka weyn oo adan ilaawi karin ma adeegashadaa huuno

  • It looks like she boasting about her past experience...LOOOL

  • jacaly horta waa maxay , adeer jacaylku waa ka guurka ka dambeeya , ka kale waa camalu shaydaan dawadiisuna waa salaada

  • Comment removed

  • Comment removed

  • gabadhan warun ted sanad kan jecel majiro khuf kii ku dhoho wakujec lahay ben ayuu kushegay ilahay jecel dacad hai nagadhaliyo aamin amin amin in sha alaah

  • KUSH KUSHKAAN OO KALE MAA BEEN LOO SHEEGAA KKK LOOL

  • good goooooooooood 

  • kkkkkkkk

    sxb jacaylka meel magaceed maad moodaysaa taadan maa wax ka taqaana jacaylka

    se marba nin maad jeclaanaysaa dukaan maad tahay alaab laga iibsanaayo

  • Comment removed

  • waa kow haye warba adiga haye yaa rabi saana ma noo danbeysay

  • xaayow!!!

  • nasiibka naftada beenta u sheegtay kkkkkkkkk ninka ku jaclaanayo yaa waayey sidaa u egtahay fiiri

  • subxanalaa allahayoow xishoodka hanaga qaadin sister alla yahdiik

  • gabar jaceylka wax kataqaan cml maa iska wadaa sis caadi iska dhig cml :P

  • reer afgooye jaceylka caan beey ku yihiin wooow viva afgoye waxaan ahay reer basro nasro aad baan kuu salaamaya wixii asxaabta hane salaan sare iga gaarsii

  • she is funny.....i ain't never seen a somali talk like this loooool hehehehehee is funny walahi she is pretty fuck dat nigga home gurl u too sexy 4 him fuuuuccccckkkkk daat niggga

  • naaya hee nasro filimaantaas ma kuwa hindiga ah ee afsomaliga lagu turjumay aya ku shegay waxaas jacayl ma jiro eedo ee hurdada ka kac been ayaa sheegaysa

  • She talks like serious pesorn. I have never seen some one lives in Somalia and talkes like this. It is really amazing . Why di he do that to her. that is not nice thing to do with women.

  • Comment removed

  • JAcayl halis weeyinoo cilmiba waa kii hog dhigay hodan ma ba ogee sida uu ugu heelanyahaye Honey ani  ayaa jacaylka kul awadaya ee xidhiidh nooh

  • walal macaaaaan hindiga ayaa ku waalay soo maahan cadey i am sorry m dear sister

  • tan raashiinka ayaa u ganbiyay reerka ayaa liito ragga lacagta heystana wey raadineysaa ee ninka beerfalatada met raadsato

  • YAAAAAAAAAAAB!!!!!!!!!!!!!!!! Alla gabdhihii Soomaaliyeed masaanaa u danbayse!!?!

    Gabdhihii hore ee Soomaaliyeed aad iyo aad ayay u xishood badnaayeen maanatan saan ayay marayaan Alloow nuu gargaar yartaan waxaan rajaynaa waxaa kasoo dhunte tarabiyadii hore ee yaraanta hadii si wanagsan laguu soo tarabiyayn lahaa saan maadan ahaateen ee waalidka ayaa ku dayacay sister

  • jaceyl.. jaceyl ..jaceyl ... runtii nasro hadii uu jaceylka daacad kaa yahay maalin asiga ayaa ku so raadsanaayo balse kalsooni baabaday sida lasoow celsho masahlano koley waxaan ku rajeynaa nasiib wacan ....

  • tan 20sano ka hor xata ma jirin 16

  • Way iska waashay naagtan jaceylkii inuu dhamaaday miyaysan ogeyn naa iska iloow filmkaaas

  • she is beautiful ninka katagay nasib xumaa mskiiin ilah dhibka haka bixiyo

  • tani walee caadi maaha

  • Nasro Gabar geesiyad wanaagsan baad tahay oo run ka hadal ah, oo daacad u ah ilaaheed iyo iyo ibni aadamba. kuwa waxa ugu daran moodaya in aamusnaantu ay danbiga qariso...

  • Nasro Gabar geesiyad wanaagsan baad tahay oo run ka hadal ah, oo daacad u ah ilaaheed iyo iyo ibni aadamba. kuwa waxa ugu daran moodaya in aamusnaantu ay danbiga qariso...

  • Comment removed

  • jacaylka ma saan baa

  • kkkkkkkkkkk jacaylow xaal qaado walaahay wana qoslay afgooye danbe isku dhiibi mayno kkkkkk

  • kkkkkkkkkkk jacaylow xaal qaado  walaahay wana qoslay afgooye danbe isku dhiibi mayno kkkkkk

  • kkkkkkkkkkk jacaylow xaal qaado walaahay wana qoslay afgooye danbe isku dhiibi mayno kkkkkk

  • Sparro115

    Mansha allah

    wax wacan baad u soo qortey Bro !!! Inanta laakiin dadku isku mid maha meelna wax kama wada arkaan marka taasna lasoco bro!

  • Nasra walaal waxaan ilaah kaaga rajeynayaa inuu ku xafido..Waxaana ilaah kaaga rajeynayaa inuu cinwaanka noloshaada ka dhigo farxad joogto ah...

  • Waxaan la yaab leh dadka comentiga xun halkaan ku soo qoraaya..ma ogtahay gabadhaan inay joogto somalia oo ah wadan aad u dhibaataysan..xag dhaqaale,xag dhaqan,xag ammaan ahaan..&xag diinba..marka gabadhaan isma qarin,waxay qarsatana meesha ma yaalaan..qof walba oo inaga mid ah jaceyl waa soo maray,,marka inaad la yaabtaan maaha idinkoo jooga qurbaha.nabadna ku jira..maxaad ka ogtihiin gabadhaan dhibkay soo martay..?..waxaan u arkaa dadka comentiga xun soo qorey dad tajribad jacayl xun soo maray

  • kkkkkkkkkkkkk walee reer xamar iyo jacayl isku daa!! kkkkkkkkkkk ma noolidiine hinidgaad badsataan

  • Reer Xamar jacayl ayaa walay kkkkkkkkkkkkkkkkk waa wada nooca

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kk waa walan tahay tani

  • war waa runtaa naagtan hindigii bay run mooday

  • kkkkkkkkkkk KAJOL washay naagtaa movieyada hinda badsatay eey dawataa miskiinta kkkkkkkkkk MOVIEGII QAYAMAT SE QAYAMAT bee jishay

  • Aad iyo aad ayaan ugu farxay dhabtii marka aan arkay gabar somaliyeed oo wadan keeda joogto hadana jecel laatay wiil somaliyeed waa wax lagu farxo Ayaan ee halkaada ka wad abaayo inshaAlaah waad heleysaa mar uun jecelkaada oo dhab ah ee haka daalin abaayo

  • hindi movies fucking shit..........

  • jacelka wuu jiraha wllhi layab malahan wllhi

  • kkkkkkkkkkkkkkk war tani kay aragtaba miyay jeclanaysaa jacaylo badanaaa ma caashaq digaaag baa hayo .

  • Comment removed

  • hahahahahaha

    she is an actress!!!!!!!!!!!! good one too!!!

  • mawlid walal maxa maskinta ugu jesjesaysan jacaylku wa wax jirah lakin calf aya ka wen so whay ayad ula yabaysan wa wax qoran qofka dhahaya dayda basan jeclana adi ma ishubtid midad isledahay wa tadii ayaba ka tagaysah so ha layabin ilahay mid ka qayr badana ha ugu badalo nimanka iyo naguhuba samankan wa washee qiyamo maxa yelay wa dad wadankodi washay iyo madaxdodi iscunayan i .m sorry dear sis ha walawalin wad helesaye kagagh

  • Runtii gabadhaan ayadaa dabaal ah qofka lacelado iskuma daadiyo waa lis adkeeya lakin ayadaa weey isdaadisay taas aa usabab ah in lugu ciyaro anig run ahaanti wax ladhaho jaceel ma aminsani maxaa yelay jaceel waa been socoto waxaa jeclaan donaa tan naagteeda noqoto bas

  • Waaw qoftan jacayl baa dhaamiyay. But I am sorry for her wax la fahmaya ayaan jirin. Qoftan macalimad waaye wax cashirada ka dhigta ayay la dahay.....

  • Comment removed

  • nimcocali walaal waa runtaa laakiin rag iyo dumarkuba waa la wada racey ajinabiga sis laakiin dadna dad xun bay raaceen dadna dad wacan oo diinta ay soo geliyeen ku waasina wey fiican yihiin oo ilahay khayr badan ha siiyo.

    laakiin waxaa fiican in la is dabo qabto ajinabi wuxuu yahayba la iska dhaafo hadii aynu nahay soomaali!!

  • SHARMUUTO

  • @gadafiii

    War ceey iska dhaaf

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • It's nice to get marry while your young it's nicer to get married to younger partner. cuz 1 you will avoid hateful whore who been through all kinds of men (you don't want bitter girl in you life) if you go back home never marry girls over 18 cus girls over 20 something are deceitful all they want is to come to "dibada" they have there own plans ~ don't be used by af mishaarad.

  • Comment removed

  • BROTHERS ~ nimcocali ~ meel wal bey la taagan tahey ~~~ adoon baa boyfriend ii ah iyo niman'ka Soomaaliyeed aj'nabigaa ka fiican. qof'tu waa qof xun oo cadow ah. I FEEL SORRY nin keey udhuumato. tan oo kale adoomaha af'ka iyo dabada bey ka wasaan --- BECOUSE SHE'S MAINTAINING HER VIRGINITY also she knows adoomaha in ey guur'san guur'na aqoon kuligoog baa wada wajelo ah. The only way we can be safe from USED whore is to go back home ~ were girls are pure and were marriage is so cheap.

  • kkkkkkkkkkkkk*** walaal nimco cali ma ka dhabaa mise aniga baad igu ciyaaraysaa..??

  • @nimcocali

    nayaa wilashayna hanaga cayn edeb ma qabtit what a bitch orad jereertadii raadso somali ku rabo maba jirto sidaaa u hadlayso ayaan ka argaa so markaad mid wayday ayaad wilasha caynaysaa edeb yeelo hanag cayn wilasheena somaliyeeed orad jereerkaaga urka badan raadso uf jidka ayaan la mari lahnahay adigana hoostaa ka kashaaa uf . tan oo kale ayaa dhilo ah what a naag walan crazy bitch go to a doctor and check if u have HIV.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • so funny...cuntada waan cuni kariwaayey

  • Comment removed

  • nimcocali nimanka somaliyed ma wax ka wacan baad heshay sis?

  • Naa jacaylna garan maysidee xishood aamus maba dhalaynee goormay jacaylka sheekeyneysa jacaylkiyo kacsigii bay kala garan laadahay aamus adeero yanu aabo ku maqlinee

  • abaayo waxa fiican in ad xishootit xishoodka wa iimaanka barkiisa RASUULKA C/S/W waxa uu dhahay hadanan xishooneynin waxad rabto sameey marka in and xishooto aya muhuum ah wa tallo

  • waraa is that Plants behind that girl? it really looks like Cannabis, also known as marijuana or Weed...

  • Hablaha meeshaan comentiga xun kusoo qoraya hadii aydaan Aaminayn nin Somali ah orda doonta nin ajinabi ah kuwaasaa daacad idiin noqone wax ha ka sheegina raga somaaliyeed

  • abaayo mcn waxaad tahay qoof dacaad u aha jaceeylkeeda waliga dacaad u ahow illahay wuxuu kugu badali mid taas ka farxaad badaan oo ka nolool macaan,,,

  • al shabaab ha ku arkaan adigoo jaceel sheekadiisa hadal heesid

    kkkkkkkkkkkkkkk

  • manshalah walhi runtii nimanka sandkaa waye kadamatay ee lama amino... walal inshalah hopefully u will find someone that really cares about you someday.........

  • nasro abayo macan gabar adigoo kala ah runtii majoogto mana dhalan mana dhalandoonto daacad nimada aduunka wey kadhamaatay lakin marka aan adiga aan ku arkay waxaan ogaaday in aay daacad nimowali eey jirto abayo macan aad iyo aad ayaa kuula dhacay waxaana kuu rajeynaya in aad heli doondo waxa ad jeceshahay oo daacad ah oo aan ku qayaa meynin

  • oh baby girl caloosha xiro nin somali lama aamino waxi kugu dhacay wuu isoo maray adigaba nin somalina wan ka quustay jaceyl waa xasuus LAKIN waligaa jaceylka hal lug kisho labada hala galin nin na marwalbo hadareen siin in aad jeceshahy waad qurux badan tahay waana wanaagsan tahay macaanto nin wanaagsan ilaah kaga baryay oo wixi hore ku iloow siiyo

  • Nasra qof caqli leh oo wax garad ah ayaad tahay, waxaan hubaa inaad heli doontid nin kuu qalma inshallah. is ka jir kuwa sira dumarka ee u ballanqaada beenta. waan ku faraxsanahay inaan arko gabar soomaaliyeed ee dalkii joogta oo si xornimo ah ah jaceylka uga hadleysa, sidaas ayaa loo bahanyahay, waa ineynaan dhaqankeenna iyo xornimadeenna ka iibin dadkaan garka la baxa ee isku tilmaamaya muslimiin. Soomaaliya ha noolaato!

  • Nasra abaayo aad ayaad umahad santahay dareenkaaga aad nala qayb sanayso oo aad sifurfuran aad noogu soo gudbisay. marka qofkasta waa soo maray jaceelka ee adoo kaliya maahan ee waan lawada sheegan ookaliya. maadaama aad soo bandhigtay jabka jaceelkaaga jaceel kastana guul kuma dhamaado, abaayo macaan samir aduunku waa imtaxaan badan yahaye. so much for you.

  • nasro intee joogta wali afgoye..mise.. iam going to afgoye..lolz..

  • nice voice and she is beautifull

  • hahahahhahaha tan been badanaa naa calaacalka iska daa nin somali ah bay iigu calaacali

  • hghdfgd

  • she is not normal walaahi!! may Allah help her...

  • Nasro qof bashaash ayaatahay - Liiska Jaceylka igu dar - kkkk

  • i'm going to Afgooye

  • nasro jaceylkii dhabta ahaa somalia wuu ka nabaad guuray waa runta lkn waxaan ku sheega meesha uu naga aday madama dalkeena uu dagaal ka jiro india ayuu u wareegay bada ayuu ka tilabay ee aan uwada raadsano aniga ayey igu dhacday tada oo kaleeee

  • hhhhhhhhhhhhh abayo aniga ku arosayo ma i rabtaa quruxleey aya tahay iyo caqlileey

  • doqon yahay markee waalan tahay waa jeclahay hadana mid kale ayad sheegaysaa aduu jeceel badanidaa lolceeeeeeb abaayo 2 jeer ceeb weeye

  • jaceylka sidiisaba waa qooq kkkk

  • waaw

  • aduunka waxan unecbahay kuwa youtubka soo galo oo haddana commenti diineedka ka bixiyo meelaha eesan ku habooneen adiga RUMAYS144 meeshaan xaa ku keenay ?

  • qoftaan oo kale yaa ingriiska keena, waa dadkii hore viva NURA ilaahey ha kuu sahlo nin kuu qalma

  • qoftaan maba fiiyoobo acudu billaah

  • Babe waaku jaclahay maku dhaha kulaaha kkk

    walhi sax waye jacelki hore woo dhamaaday

    Gawadhaan jaceel in lagu dhalay aya umalena

    jacelka waxe ka taqaanaa viva naag jaceel kaseeso oo garbar saar wadato oo midib furan

    kkk

  • Miskiiin dheh galaaska biyaha inoo kula qeebsado woo diiday miyaa

    iska dhaaf maxaa niyada iskaga dilee adaaba nasiib leh oo galaaska biyaha laguula cariirin

    ---

    Sunta xanuun waaye iska ilaali waa lugu cayilaa :D

    inkaar badanaa xee eheed gawadhaan

  • cadi ma,aha gabadhaan laakin ilamaha aha inuu jaceyl haayo maxaa yeelay jaceylka waa halmar hadeey jaceylkaas u qabtana mar 2aad jaceyl kale ma sheegateen ee waa jilitaan mideeda kale don,t B stubid noloshaada caadiga ah fiirso

  • WOULD YOU KILL YOURSELF FOR A GUY?

  • Excellent and tallented young girl...... ILAAHEY waxaan ka baryayaa in ey hesho qof nabarka caashaqa ka daweeya......... Surely she has demonstrated maturity and intelegent, and knows how to express her views appropriately... well done! Afgooye, I remember the good old days, when we used to go for day out...... Oh dear oh dear.... Somali what have we done to our country and our people

  • bismilaahi raxmaani raxiim illaheeyoow hana cebeeyn subxanallaah

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkk... exactly right what is she thinking? are they all like that back home coz i would never say those things on type or otherwise lol.

  • gabadha, sorry midba ku dadiyay/ wa ka xumahay wa gabdh somaliye/ lakiin dee jacaylkeeda ama qalbigeedu malaba/ hadana midkalay jeceshahay miya/ walalo hadaba qalbigu wa mid.\ qofku hadu hal qof jeclado si dhaba/ oo lagu dadiyo ama ay si kale ukala taganba/ lagamayabo in jacayl danbe so maro/ wixi kale ila tuu guursado/ riwayad weeye iyo xiiso bes/ marka ka danbe ee ay sheegayso ayan macquul ahayn lakiin qab lays kaga daweeya jira jacaylka
  • gabarta maba xishoonayso,ilaahayow xishoodka hanaga qaadin,film ay dhigaysaa,

    sheeko la alifay aan u arkaa ani..

    gabar is asturayso oo waxaas ku hadlayso ma arag,

    Yaa muslimiin ilaahay ka baqa

  • waraa gabadhan oo kale oo daacada ah anigeey igu fiicneed, laakiin hada kadib naag afrika kama soojiidikari igawad kkkk

  • hahahahahahaha

    is she foreal???????

  • what is this? some kind of dating program...huh. I mean why is she sharing her personal life with the rest of the world? people go through these kind of situations everyday. btw, she is not a good singer.

  • walhi qoftan qof caadi ah maha ...Viva sis ... gabar jirta aya tahay .... Run ahanti Runta aya sheegtay ...gabdha badan aya dhanta oo runta ka ganbada ... jaceelka waa iska caadi ... marna waa qarar marna waacan ...marba waa sida uu ku so maro .. ... Afgoooye beerti raxa .... caaadi maha gabdha \shidan aya jooogo ..... mar aan dhareeer waan iman .... noolow walshis qof jira aya tahay .....Viva

  • am feel sori 4 u sis! 4 surely she tlking da truth Sis nimanka wa qiyano miiran aamianda iyo dacadnimada wa sharaf! wuna ku eersan doona sis! feel happy alle qof wanagsan haku sahlo aamin! she is beautyful girl ona asturan by sis try 2 keep ur secrets!

  • waryaa

  • Lol.... i'm sorry sis, insha- allah u will fine good man who will take care of you.from mpls mn,

  • nayaaa puntaland WHO the hell r u?

    R u nasra? aad baad u afdheer tahay hanala qabsan ee bananka naga mar noocaaga oo kale ma doonayo in aan wati iskaga lumiyo. iscadee hadii aad inantan tahay ?

  • Comment removed

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Abayo yaa ku dhahay nin baa la jecladaa ?

    kkkkkkkkkkkkkkkkk

    viva khiyanada naagtii nin aaminta oo u beer jilaacda hala siro halan akhiyaano

    Good game maskiin sanaa galaas biyaa aan qayb sano kulahaa .

    beer jileeec badana

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • poor girl feel sorry 4 ya

  • what u poor  gurl?

    tell me wat feel sorry 4 me ?

    what u mean ?

  • Alla hayaay,,,,,,,,war waamaxay inantu....cawska iyo saabuunta ayeey cuntaa kaalaya ninkasta ma laiska jeclaadaa.....war NAAG QOOQDEY...OO QOOQEEDU GARAADO GOOYEY...BAL QOOQ BAY DARBIYADA U TAAGNEED...meeye wadaadadii,,,wiilasha gabdhaha u raadi jireen...ALLA HAYAAAY!!!!

  • been

  • ahahahahahaha waaka qayliyey qoftan habaarka kabaxaa afkeeda  jecayl wuudhaafn kan ee waxkalaa jiro

  • hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh naagta waxa hayawaa shaydaan ee mahan jaceyl sidee qof muslim ah ugu suurtowdaa in uu sun cabo Ilaah hana wada hanuunsho

  • Kanna armuu kii hore oo kale kugu noqdaaa, LOL, the warye is funny walaahi , gabadhaan waxay isoo xasuusiyay filimadii hindiaga ee xamar lagu daawan jiray kuwaas ayaa gabdhaha yaryar kwaaalaya soomaahan , maalin walba jaceyl cusub ayaa kugalayaa hadaad badsatid daawashadooda. and that is not real jacaeyl by the way. SHAHRUKH KHAN hala dhaafi daawashadiisa anyway.

  • marka aad eegtid qaabka ay u waramayso waxaad arkaysaa in aanay daacad ka ahayn waxa ay sheegayso waa beenteed

  • Anaa Kaa daran lollol she's sme think walaahi

  • she is really so Young and brave, Any how she needs a gap to start another love story. and recover the wouds left by her previous love............

  • maasha laah waa gabar jacelka wax ka taqaano lakin rageena somaliyeed baa gabdhihii ku ciyaaray sis good luck ban kuu rajeynaa

  • waaaaaaaaaaw waxaana jacayl lagaa dhahaa bal eeg gabadhaan sida ay runta oga hadashay hadii ay been ahaan leheed waxaan qaba in ay xishooto lakiin no xishood bcz we see that she is saying true mansha alaah gabdhaha somaliyeed

  • i love her honesty, sincerity, opneness, frankness....there are hardly any pple like her left in the world......Some Somali men cant be trusted...they r bullshit liars, i have seen those dogs too...fucking cockcroaches...they deserve to be cheated and then abused....over and over again....

  • wow, wiss i could do that too

  • Gabadhan dhabti way iga qoslisay ilaahow ku daa hadlin gabdhan mar hoos ayaan fiirshay sida ay runta uga shekeysay, jaceylkedi dhabti abaal marin balasiya qofka shekeya dunida jecelka dhabta ah lakin somlaida qaarbaa cawaan ah baa jira oo aanan aqoon jaceylka qiimihiisa naf ku jeclaatay dhabtii waxey mudantahy in laqiimeeyo naf kadoratay noolaha oo idil aniga waxaan dhihi laha agabdhan abaalmarin bay mudantahay mrs jama

  • SALMAAN5555, kkkkkkkkkk waa wax fiican hadii aan wax kaa baraneeyno ama aan kaafaa iideeysanaayo,ama noofaaiidayneesid waa wax loobaahanyahay,waan islahaa hadii soomaali saas isumaqasho waxaa lagaaraa horumar,ismaqalka aan badino.rayigaaga ka dhiibo qofkasto wuu ka hadli karaa jaceelka,si aan ukala faa iidaysano.waxaana dhawaan gaareenaa hadaan sii wadno wax ween. waad arkeesaan in dhib jiro aan raadino sidii xal loogu heli lahaa soomaaliyeey. waa sakuuro20 oo idin leh jaceel wanaagsan.

  • SAKUURO MY EMAIL WAA baabka@hot ku soo darso jacaylka ayaan kuu shegayaa waxa uu yahay iyo waxa laga faaiido if you don a wanna to learn more about love micno maleh adiag ayaa iska baran doona

  • salmaan5555, waa wax fiican hadii qofka waxa uu aaminsanyahay ku dhaganaado, laakiin suaasha meeshataal waxay tahay waxa uu aaminsan yahay mawax horey umarinayaa amase waxaykaala harayaan.Rayi ahaan hadaad iska diiday jaceel Dumarna halmaaha soo maogid inaad maalin gabar aad dhihi doonto waa ku jelahay nooceey rabto ha kutimaadee.soomalida waxay tiraahdaa waxaadan hureeyn habaar laguma doorsado.qasab majiro laakiin wada hadal ayaa jiro ra yiga aan isku darsano si jaceelka aan ula saaxiibno.

  • kkkkkk oksie sis waad mahad san tahay bye jacaylkaaga iska aaminsanow aniga laakin sida ii roon waa jacay la aan love is carzy and lovers are carzeirs waa iga yaabisay bee sidaa u aaminsan tahay lakin mar ayaad nici doontaa siday doo kale waa inoo markaas bye

  • salmaan5555 marka hore waa ku salaamay,salaan kadib aniga maqabo in sahlanaan wax lagu jeclaankaro laakiin marka hore kula fududyahay in si dhibyar uu kuugu soogalaayo ayaad ilaaw santahay,markii hore waxaan aaminsanaa inuu jaceelka uu lamid yahay shahaado labixiyo oo qofkaad rabto siisan karto laakiin maanta waxaan ogahay iney arinta saas aheen uu jaceelka wax jira uu yahay loona bahanyahay inaan isku dayno inaan fahamno sidiisaba,maxaa laga ilaaliyaa,maxaa loogu roonaadaa,maxaa loo baahan.

  • sakuuro20 qof sida loo jeclaado waa sahlan tahay lakin hadhow sidaa u nici lahayd ama aad u ilaawi lahayd way adag tahay xitaa xumayn kasta haduu kugu sameeyo qofkas aduunka macankiisa waa badan yahay jacayl ha is ku habsamin hadi kale nolashada ayaa risk galinaysaa waana calool xumanaysa adunakan waa ogtahay maanta qof la amino karo in awsan jirin sidiisaba marka horomar ka waxaw ku jiraa farxad qofka jacaylkana farxada ayuu liddi ku yahay aniga gabar kale ma jeclan wayo dhib kale ma rabo sakur

  • salmaan5555 waad ku mahadsantahy sida kalsoonida leh aad noogu sheegtay waqtigii qaaliga ahaa ee noloshaada soomartay waa wax aan la ilaawikarin jaceelka,aan wax ku weeydiiyee ama aan kula kaftamee majeclaatay gabar kale am sidii aad uga carartay,salmaan5555 jaceelka sidiisaba wuxuu ubaahan yahay ,xanaaneeyn,kala dambeen ,isxushmeen,runta,iyo waxyaabo badan oo aan halkaan kusookobikarin jaceelka yaanan qasaare dhihin ee sida aan ufahamnay ayaa naga qaldan ayeey ilatahay. waa wax muhim ah.

  • thanks sukuuro 20 2006 ayey ahayd markii gabar iiga baxday balankii wana wakhtigii nolashayda iigu darnayd walahi waxaan isku dayey gabar danbe in aana jeclaan waana ku gulaystay marka dhalin yaro waxaan idiin sheegaa jacaylka khasaare maahee faa diio maleh iska daaya ha isku mashquulina noloshiina ayaa xumanaysa hadii kale iyo mustaqbalkiina ee kabaxa jacayl gabi ahaan nina waayo maayo gabar qurxan gabarna waayi mayso wiil fiican ee iska suga calafkiina no jacayl iyo wareer iyo walwal

  • thanks for sharing the love story with us

  • original somalian girl from African...African style love,,lol....dam

  • salmaan5555 waa sax beentaa maaha waxaan soomaray mid aad ugaween kan gabadhaan ay soomartay marka waxaan ogahay qof wax jecel wuxuu ubaahan yahay ilaah iyo qof fahmaayo,adiga waxaan ku waydiiyay markaad fiiriso sida aan u dhaqmeeno iyo inta reer kala tagtay mala xisaabikaro marka soo uma baahnin sida gabadhaan oo kale inaan afka furano oo wixii wax lagu gaari karo aan raadino qofka marka uu ka hadlo waxa haaya wuu reestaa ayeey ila tahay aan ka hadalno.ra yigaaga ka dhiibo salamaan5555.

  • sakuuro20 adiga laftaada waa lagu hayaa jacaylka ayaa ku sameeyey ii sida qoftan maa laguu galay ksksksk walaahi aniga waxaaba iiga daran nin ka wariyaha caadi maaha khatar waa isku fiican yihiin odayga wariyaha iyo gabadhas ksksksks anigaa isla jecladay bee

  • Waxaan aad ula dhacay sida kalsoonida buuxda leh ee gabdhaan soomaaliyeed ufahamtay in loo baahan yahay in laga hadlo JACEELKA, waa muhim waa wax naga maqan ee aan barano,waad arkeesaan inaan dunida oo dhan aan daadsanahay oo meelkasto hooyo iyo ilmaheed kaligood kunoqdeen.maxaa keenay dhibkaa waxaan qalad kafahamnay jaceelka,waxaa lagu oontiraa jaceelka waa wada hadalka iyo runta oo laga sheego waxa dhabta ah gabar iyo wiilba waa inaan wada dadaalnaa oo aan jaceelka aan waraabinaa .

  • gabadhaan dadkii way dambaajisay waalawada xantay qof aan kahadlin maleh calaa kuli xaal gabadhaan raggaa jeclaaday oo canada maraykan jooga iyo yurub marka raggaa guur karaba waana caan laakiin niqaab aa loo xiraa ama indho shareer marka marka halagu xiro ragaas si farsamo ah waa gabar nafteeda ku kalsoon wariyaha caadi maha