asal asal waa fanaada asal ah duriyadii oon biyo ismarin midhaha codka musigu ma kala dhacaan laakiin saaadi hii hindi joogtay maha waasida uu hadalka u dhigaye waa run
@maafiish kkkkk,, kkkk, fankaba inay ka fogaato weeyaan hadii ay xalaal ku noolaatoo aaa??? see wx u wada dee adigu hadaa ma Xaaraan bay ku noolaanlahayd?,kkkk walalo qofkah laguma qasbin is qaawi, okey, janadaa lagugu gaynaya qaawanaanah lama oran, ee waa qof iyo iqtiyaarkiis, Qofna asturad laguma naco, :D
wax ayaa ka dhacay muna cod macaan ayaad lee dahay laakiin hees taan waad koo biyeey say maxaa kuu diiday hees aad adigu lee dahay mise waxaad jaceshahay heesaha aay dad hore horay u qaadeen inkasta oo aan heestaan aan ka helay saad u qaadeeyso hadana igama maqna in aan jeclan lahaa in aad hestan oo kale aad adigu le dahay aad qaado
tani waxay u eegtay kuwi nabigu caleh salam uu u duceeyey! ee ma hees bay u direen
madheedhle 3 weeks ago
good job muna offfffffffffff
qanbaar 2 months ago
... fug how she's copin the song is ready other women coped it
hass123ish 3 months ago
gasacadayda tamaandhada ka dhamaatay hadan tuman laha tan aniga dhaami laha xitaa bisadaha i sacab tumi lahaa kkkkkkkkkkkkk
Suufiyada 3 months ago
wan ka heley heestan caadi ma ahen' ":}
TheSomalia154 3 months ago
nayaa shut up hees mataqaanid
salad288 3 months ago
walaba iska digri ajir aad ka heshide
djshiikha 3 months ago
wooow cod xumaa fanaanada cusub
djshiikha 3 months ago
naag walba oo suuq weyday waxay soo gashaa fanka maa lysaka daa is gadida
airmes1 3 months ago
two words....... out standing
geesi1977 4 months ago in playlist somali song 2
good jop
ridwan21 4 months ago
wow heestan caadi ma ahan gabadhu codmaaana
aoa1989r 5 months ago
kkkkkkkkkkkk war illen balayo,,mid walba qaaq bey tidhi tanina wa tma huuno
Xilwa900 11 months ago
waw its great
wad kabaxsatay
Suldaanduureed 1 year ago
waw its great
wad kabaxsatay
Suldaanduureed 1 year ago
Noolaaw------------------nooooooooooloooooooooow
Runtii aad ayay u cod macaantahay gabadhaan waxaana u rajaynayaa nolol wacan.
Laxan iyo ereyo si wacan loo soo agaasimayna waa la saaray..
mawlemagan 1 year ago
inaba caadi maaha, ala somalidu waxba iskuma quudhan anywayz masha allah muna heego...
lamiis21 1 year ago
Muna heego mise muna xeeegoo????
Qanciya1900 1 year ago
This has been flagged as spam show
asal asal waa fanaada asal ah duriyadii oon biyo ismarin midhaha codka musigu ma kala dhacaan laakiin saaadi hii hindi joogtay maha waasida uu hadalka u dhigaye waa run
qadaafi123 1 year ago
please walaalo waa cawro jirkaagu is astur...aduunyadu waa iska meel gaaban...waar hoy somaaliyeey ilaahay haloo noqdo......danbiga yareeyaa..hableheenan aad qaawiseen dhar u xidhaaa.... sc
eastman1905 1 year ago
@eastman1905
walal wa runta lkn ma cidba qawisay ayaga is qawiye
qoofki is qawiyana asaga iyo ilahay baa is leeh
all we have too say ilahay ha ina so hadeyo
amiiiiiiiiiiin
ifraaah 1 year ago
@eastman1905 walaalo dee gabadhu wa fanaanad jilbaabka way ku gubanaysaa fankaba inay ka fogaato weyan hadii xalaal ku noolan rabto.....
maafiish 1 year ago
@maafiish kkkkk,, kkkk, fankaba inay ka fogaato weeyaan hadii ay xalaal ku noolaatoo aaa??? see wx u wada dee adigu hadaa ma Xaaraan bay ku noolaanlahayd?,kkkk walalo qofkah laguma qasbin is qaawi, okey, janadaa lagugu gaynaya qaawanaanah lama oran, ee waa qof iyo iqtiyaarkiis, Qofna asturad laguma naco, :D
Qanciya1900 1 year ago
wax ayaa ka dhacay muna cod macaan ayaad lee dahay laakiin hees taan waad koo biyeey say maxaa kuu diiday hees aad adigu lee dahay mise waxaad jaceshahay heesaha aay dad hore horay u qaadeen inkasta oo aan heestaan aan ka helay saad u qaadeeyso hadana igama maqna in aan jeclan lahaa in aad hestan oo kale aad adigu le dahay aad qaado
dhaadeey1 1 year ago
War uma heysiin ee qoftan haku mashqulinha
sabaabuu 1 year ago
naw tani cod ma hayso.
farsameeye 1 year ago
Comment removed
Xafsah1 1 year ago
waaaw heego
caynaba1 1 year ago
waaaw heego
caynaba1 1 year ago
waaaw heego
caynaba1 1 year ago
waaaw heego
caynaba1 1 year ago
waaaw muna heego waaa fanaanad kusoo biirtay fanka waana fanaaniinta da yarta ah ee sanadihii u danbeeyey waxaa la odhan karaa fanaaninta kusoo biiray fanka waaa haadbahaadkici
caynaba1 1 year ago
waaaw muna heego waaa fanaanad kusoo biirtay fanka waana fanaaniinta da yarta ah ee sanadihii u danbeeyey waxaa la odhan karaa fanaaninta kusoo biiray fanka waaa haadbahaadkici yaaase u danbeyeey fanka waa heego. muna waxaanu kaa suganaynaa heesihii jacaylka ee dhalinta
caynaba1 1 year ago
muna heego quxubadan neey
gunbur1 1 year ago
kabat wallee waay cod wacan tay
baalashle 1 year ago
waaw magool hadii dhimatay ala yaraxma , magool 2ad waa tanaa muna hegan inaba cadi ma ahan codkeda { qadaf kuhadli maayee amaantaa kuu qiray waa midaad u qalantayoo qeyrkaa kugaartee} inaba ma la dhayalsan karo muna heego horay usoco hagaag anakuna waa kulahaynaaaaaaaaaa macan codka xxxxxxxxxxxxxxxxxxxx
vaysal59 2 years ago
beautiful cod walahay sis <3
zakeriye1 2 years ago
hono cadi matihid waad sheedan tahay quruxley
fani499 2 years ago
offffffff caleeeeeeek yaa fanaana codkaaga iyo muuqaaga aad ayay u qurxoon yihiin hadaan meel kula joogo cidiyahaan kaa guri lahaa dabadeed sanka ayaan ka dhunkan lahaa nooloow soo saar allbano kale
awmaxamed 2 years ago
offfffffffff waxayari qurux badana yaa cuna uun oo googosta gabigeedaba caleeeek codka quruxda da yaraanta aad ayaan ugu farax sanahay waanku raxaysanayaa cuntaaban heestan awgeed ku samaysanayaa c.c.c. caleeeeeek yaa muuna heego ilaahay haku daayo
awmaxamed 2 years ago