Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (69)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dhididiku waa caafimaad inuu kaa baxo iyo qoraxdu boosaaso bilan

  • fanaanka wa runtiis lakiin aad bey u kulu shahay asaga xata wa dhidadayaa

  • waaaaaaaaaw cadi ma ahan walhi habeenkas live baan u dawanayey bisharo mohamed wacays wariye sare ayeey ahayd aadna u qurux badan

    viva bosaaso hanoolaaaaaaaaatoooooooooooooo­ooooooooo

  • hi my brothers.where can isee this style of music played live in Nairobi? thanks

  • wax an ahay gabar reer boosoos ah aad ayan ugu farax sanahay heestan iyo dhaman heesa ahan fanaanintu u amaneyso dhulkan haayo shey mire wax an lenahay nolow heesana sobadi reer putland gaar ahan gobolada dalxiska soboqoda bosaaso hanbalyo

  • I LOVE YOU BOSAASO VERY  Good

  • boosaana ma meelbaa!! inta dhul alla badshay qandho sonkoroow iyo dhiig kar badan oo kuleel badan maleeygana weey maalaan, balaayo kuleel badan

  • waligey boosaaso ma tagin laakiin waan jeclahay dhulka soomaaliyeed meel kasta oo nabad ah waxaa wanaagsan in soomaaliya oo dhan ay yeeshaan is maamul si kale oo nabad lagu gaarayaa maba jirto talo ahaanteeyda madax weyne xamar la geeyasy muxuu soomaaliya oo dhan ka qaban karaa dadkii hub ayaa gacanta ugu wada jira.

  • wadanka waxaa xukumaa wiil ladhahayo sheikh shrif haye lacagta adunka so siiyen xaugu geye ma guri buu ku dhistey siduu u dago markey u dhamato madaxnimada

  • @vloret1

    maxaa shariif kaa galay ma adaa wax u dhiibtay mise waxaa rabtaa inaan faaleyno odayaasha aad hoosta ku haysato sxb oday la caayo oday la caayuu leeyahay ee is jir ...

  • wooooooooooow... love this song.. love my country ... very good song mansh aallah

    .... love u all my ppl and my country ... what s vioce ... isha -=== baxarka .. lolz

  • sxb waan ku salaamay waa salaan hooyadeed

  • shay mire long life

  • yaaaaa salaaaaam shay mire saxiib codkaa idilay, inba caadi ma aha ,,Reer Australian murqaankay ku haystaan ,,yaa salaam waxaas ayaa hees ah,,

  • waryaha weey bashaaleysaa caadi mahan. in eey qayisho wax yar ayaa uga hadhey. viva the song though

  • yaasalaam bilicda boosaaso waan u xiisay udgoonka saxansaxada roobka iyo dhamaan shacabkii wanaagsanaa ee reer boosaaso waaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • Comment removed

  • yaa salaaam Shay Mire waa axsan fanaan, Bosaasona waa axsan city. nabad iyo caano my second ciyt.. ...Libaan from Berbera

  • waa hees aad u fican una qalanta bosaaso oo ah magaalo dhanac kasta kafican, waxanan u hanbalyey nayaa reer bosaaso iyo dhaman reer puntland nabada iyo kala dan beynta ay dhul kooda kasameyeen. i am from s/l lakiin wa ku farax sanahay waxa ay qabsadeen reer p/l. salaam

  • @werdiking sxb waad mahadsantaahay somalialnd and puntland dadka kuwada noole waa wada soomali dadku haday adiga oo kale wada noqdaan waxbaa hagaagi lahaaaa

  • @werdiking walalo thnk U very much (::** aad baan kuugu mahad celinayaa commentgaaga fcn

    GOOD LUCKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK *

  • baxsaneey bosaaso golihii barbaartay beerti xoriyadaay ,

  • Alaa yacizig shay mire dacar viva bosaaso viva putland viva somaaliya

  • sydcgarka anigu waxaan u codee yay shey mire waa wiilka sanad ka

  • cabdilaahi quudhi waagu waxa uu kamid yahay doqo nimada ee hays ceebayn

  • Shay Mire Mansha Allah you sound so good walaalo. I can just fall a sleep to you songs. way to go :)

  • @abdillahii

    xaasid baa tahay doqonoo aan xitaa xaasidnadiisa qarsan karin, Puntland wax ay adiga iyo nooca ka baryeysaa majirto,,,,,,Viva bosaaso viva all Punland cadowgiina ilaahay cagta hoosteeda hayeelo idinkuna allaha idiin sii koriyo!maansha allah Shay mire dacar waad ku mahadsantahay sida wadnaha furan oo aad ugu heestay Bosaaso

  • Alla kan muxuu qaad cunay wejigiis bay kutaalaaa kkkkkk

    young and talented, all i hope u is sucessfull career.

  • waa sax taariikhduu sheegayo

  • lafoole shay miraa ka cod qur xoon in kastoo lafoole isaguna dab yar shidayn

  • Caleyk yaa Cabdillaahi ,

    caadi maahan heestaan, yaa salaam.

    I'm proud of you ind.

    Waaa inaadeerkaa M. C. Guuleed

  • mashallah, waa hees aad u macaan. cudkaaba kadaran.

  • syd adeer gartaye ma xumide lafoole iyo shaymire la garaye labada kale maxay ahaayeen mise isku deegaan baad tihiin ilee layaab ma lihide

  • ninkaan caadimahan 4 nin ayaan fanka ku tartan siin lahaaa hadaan awoodilahaa 1 kaskey 2 shaymire 3lafoole 4 kooshin yare ee kala doorta waqtoyadaan 4taa nin wax gaaro malahan cod baa ilahay siiyay

  • wooow I love it.

  • Woooooooooooooooow axyaa SHAY cod dabacsan erayo murtiyaysan baa isku kaa raacay yaanan iloobin Kabanka xadhkaha uu ka garaacayo Yaa salaam,waxse kaaga baqayaa in Budhcad badeedu ku afduubto ama alshabaab gacmaha kaa gooyaan ama habeen madaw xuduuda lagaa talaabiyo u know what i mean! ku soo noqo gayigii iyo Laancaanood Viva Somaliland barwaqo Bosaso Nabad Mugadisho.

  • Diiriye99, Walaahi waa runta ee waxa ka

    baqayaa in ay Budhcad-badeedi Bugland

    afduubto...Shay Mire Dacar muxuu ka doon lacgtooduna waa bug.

  • @abdillahii kix kix kx sxb kharaarka miyaa halkaas ku gaarsiiyay mase fadliga ilaahay ayad dadka ku xaasidaysdaah

  • shay mire dacar snm bu kasoo cararay laasqoray bu mudo konoola dabadeedna ree Bosaasood bu noqday e

  • viv bosaso  shay mire dacar

  • Comment removed

  • great stuff. despite of our residence, we're are SOMALIS and thats something we could be proud of. thanks for the post!

    1 love.

  • puntladeska oo idil waan salaamayaa salaan dabadeed waan ku farax sanahay baraarihiina iyo horumarka aad idinku isgaar siiseen ilaahna idinku garab galay maanshaa alaah waxaan idin leeyahay horusocda ogowna caqligii wanaag sani wuxuu layimaadaa horumar iyo magac sharaf iyo qiimi guul puntlan inshaa alaah wsc wr wb

  • puntlan taariiqdu say sheegayso waxaa loo aqoon jiray dhul kii uduga waa micnaha puntland markii laguu mic neeyo waayo waxaa kabaxa beeyo foox iyo maydi waxayna puntland leedahay taariiq dheer oo faraa ciintii bay ganacsi wada lahaayeen iyo dhulalkale sida qaliijka yaman iyo itoobiya iyo dhulkaoo badan baro puntland ninkaa aqoonoow ilove puntland waaqaran all reer pun

  • Taariikhda aad sheegtay waa bug, magaca aad la baxdeenna waa bug,

    kharidadan aydun samayseena waa bug,

    horumarka aad sheegatayna waa budhcad-badeednimo iyo ka shaqaysiga

    tahriibta iyo gabdhaha diinta ka baxay sida ayaan xirsi oo kale iyo imaan iyo waris etc.

    SHAME ON YOU....

  • I Love Qardo And Bossaso And Gerowe And Galkacyo And sanaag And Sool

  • I Like Shay Mire Dhar Songs

    He Has Good Voice

    We Like you From UK

    Your Famous Nice Sweet Voice

    Long Live Our Somalian Star Singer wiilka Sanadka.

    Bye Thank you Posting This Video In Youtube

    Keep It Up Your Songs So Many People Are Intrested In Your Songs

  • Nice Song

  • yaasalaam waa hees aad u macaan waxaanan dhagaysan jjiray xiligay soo baxday waa 1992

  • bossaso aa mel wanaagsan aaaaaaaaaaaaaa uf waa dhul abaar kulul viva somaliland ha noolaato

  • iliamsoma adeer nin kasta tuuladuu ka yimid baa la wanaagsan ee somaliland soo meeshii dhowrka oday ee isaaq oo waalan joogeen maahan?? iyo naago jiini oo tafaxaydan.kkkkkk

    viva Gedo, Jubbaland and dhilkii carafte iyo udgoonka (puntland)

  • dayum shay mire dacar caadi matihit ayeyodiis

  • Excellent song for a great city Bosaaso, much love from SomalilandPress.

  • yaa salaam shay bosaso inay balad barwaaqo tahay markhaati baan kaaga ahay

  • maansha allaah. vivo my boosaaso

  • vivaaaaaaaaaaa bosaso waa balad sax weeyaan inay balad wacantahay maashaaalah i love my country

    somaliya hanoolaato

  • Shay mire dacar 

    Somali GOOD SINGER

    WELL COME 2 BOSASO

  • waaaaaaaaaw bosaso waa balad ........... shey mire codkaaga caano lugu qabay sxb

  • Shaay sxb noolow waa fanaan cod wacan

    Magaallada aad ku dhalatay ee ceerigaabo yana hees baay kaa sugaysaaaaaaaaa

  • Nice song Bosaaso waabalad Adigoon bukan qabin Baryo lagu nastayo lagu bahibeelaaaaaa Yasalam jirwaligaa Viva bosaso Viva SHEYMIRE

  • MMMMMMMMMMMMMMMM

  • She doesn't even look like she's into it lol.. Girl get up and dance, throw that hair scarf too and lap dance for the man..

  • lol,you're crazy for that one!!

  • ha ha you know you agree.. She should be tapping her feet, whistling, popping and weaving. Do something to show you appreciate mr magic fingers do a life show.

    Look at him go!

  • waaw sxb kani caadi maaha

    waa laga qayliyay yeah bosaaso is funy

  • yaasalaam kolay waa fanaanoo isagu hayb malaha ama gobolaysi waa nin somaliyeed aad ayaad umahad sahn tahay markan xigana waa inaad amaan taa hooyada fanka iyo suugaanta somaaliyeey hargeysa thanks

  • MMMMMMMMMMMMMMM

  • alyaa cizak ,shey mire Bosaaso love,s youuuuuuuuuuuuu ,we need u allweys ,

  • Mashaa Allah il fanaan il Qadiir Al Mudrib il Soomaali Fanaan Cabdullaahi Mire Dacar ,,,,Saaxiib aad iyo aad baan heestan oga helay waxaba iiga sii daran gacanta macan aad laxanka ku saartay ,,,,,,Maasha allaah

  • Alfanaan Shay mire waan salamaya waa fanaan cod halaasi ah hibo Ilahay ku siiyay heestan Bosasona waa hees macaan.. Bosaso waa balad nabdoon Puntland waaye oo meel shacabka somaliyeed Ilahay ku badbaadiyay... Hormaraya Bilicda magalada Bosaso waa quruxda Puntland..

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more