Added: 2 years ago
From: Wargelin
Views: 74,875
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (49)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • walaahi farxadeydi masoo kobi karo waqtigaan waayo waxaa usabab ah fiidiyowgaan waa wax wanaagsan soomaiya ayaa saan ahaajirtay ilaahayow maxaan ujoogi waayay waqtigaan waayo dadkaan waxy ahaayeen dad wanaagsan aad iyo aad

  • walahi hawiye waa mucjisho ilahay inoo soo diray .....bal eeg ceesh calaaa oo ma anagaaba u bahneyn in aan aduun yurub nagali lahayd .. hawiye ilaa hawiye

  • hawiye futo madoobe qasaare iyo burbur waxaan aheen kama taliyaan.  bal dalki quruxda iyo qaayaha lahaa sidee u galeen bal eega. waa dulli aan nabad iyo horumar dooneen.

  • Labo xaalood markii Bulshad laga helo Horumar ma gaaraan 1- islaweyni oo dadka Soomalida sheegta ay iskala weenyihiin dadka kale oo Afrikada ah 2- Caqli xumo.

    Caqli xumado noocyo badan ayey leedahay tan ugu xuni waa mida keentay inaysan wado shaqeenkarin oo waxaa hortaan Qabiil & Qabyaalad .

    Dadka intaas laga helo waligood Horumar ma gaarayaan waxaana haboon in la maamulo oo wadankaa Quruxda badan dad u qalma gacanta loo geliyo hadii Kuwii lahaa ay dayaceen wadankoodii.!!

  • I miss Bilajo Arab Xamar I love You it has been 17years sins i havent seen my country

  • by theway ninkaa cunsuri ayuu ahaa kkkkkkk somalia ha noolaato

  • waxii dhacay 1qof laguma eedeeny karo runtii waxaa sabab u ah madax adeygii aan qabnay xiligaas waxaan noqonay wadanka kaliya oo gumeysta yeeshii ay koontarooli waayen hada bal eeg ogaden waxba omasiyaadin anagana wax masiyaadsan i mean we lost that war right what is the pont nin cadaan ah ayaa yiri hada kahor aduunka waxaa kunool dad ama qof oo leh laba madax iyo 1 lug, waxuu lamid yahay qof barkii. 1 labamadax ayuleyahay oo lama aaminikaro, 2 hal lug ayuleyahay oo dadka lamajanqadikaro...

  • dadkaan waa dadkii qeeyb qeeyb noo kalasaaray waxaay ahaayeen dad madax adag runtii taariikhda markii dib loo eego wadan waa heesanay lkn dad meesha kuma heen qabiiil iyo kursi jaceel ayaa faceen naga reebay horaa waxa loo yiri laba qaawan isma qaado hada somaliland afka yaan lagutaagin maxayeelay runtii waa nagahoreeyaan waxkala maahan waxa eeh nga horeyan waa dal jaceyl iyo kaladanbeyn labadas ma aananheesan waagaan waan ku qaldaneyn ethiopia iyo aduun weeynaha in aan ladagaalno+qabiliskudilno

  • wlh mugdishu hada ku laaban karo wa i dhacan leheed xafadeydi kpp nolosha macaaneda markaas qabow iyo jaakat waa ka nasee dugsi la aado skool laga imaado banooni la dheelo yaqe maalin joog yaa u xiisey labo dhagax iyo albaraka towfiiq iyo xamarweyne like hargeysa ayadane wax loo xiiso wa tahay qabowgeda yar lee mahee love u somalia my wadan One day I will return AND I enjoy with my friends like old days PROUD to be somalia

  • @nasreen51..marka waa maxey eedeeyntaan aan loo meel dayeen ee dusha laga saarayo guud ahaan koofurta?

    mise iyagii danbiilayaasha ahaa ayaa idiin horjboodaya idiinkuna cabsiinaya ma waxaan nagu qasbeesaan inaan noqono warlords sida wasiiradii koofureed....marka xaalku waaDOQONI WAXEY U DIRIRI LA`DAHAY WAA YAANAN LAGAAGA DARIN?

  • @nasreen51...teeda kale badankood madaxda S/land waxey u shaqeynayeen dowladii Kacaanka kumana eey mucaaridinin falkaas arxan darrida ahaa ee lagula kacay shicibka waqooyi sida la ogsoon yahay DAAHIR RIYAALE wuxuu jaajuusi jiray jabhadii SNM waxaana u doorateen madaxweyne!!

  • @nasreen51....waa run S/land xaq bey u leedahay iney ka arrimiso danaha shacabkeeda shalayna iyadaa lasoo jeclaatay walaalaheeda koofureed midnimada kumana qasbaneyn iney la midoowdo maantana iyadaa dib ula noqotay..balse waa ceeb in marmar siiyo laga dhigto koofur baa nagu soo duushay sidaas darteed baana u go`nay..sxb dagaalkaas intii raali ka aheyd waa intii daba dhilifka u aheyd taliskii siyaad barre sidaan la socono waxaa jira pilot u dhashay koofur oo diiday in uu duqeeyo S/land.

  • ADUUNKAN AAN KU NOOL NAHAY MANTAY KAMA SOCONEYSO ISKA KAYA DAYAA ILAH HA INOO SOO CELIYO SIDENII HORE WAXYABAHAA KAAMA SOCOTO ILAH OVER NITE WAX WUU KU SII KARAAYA LAAKINSE WA INAD LA TIMAADAA SABABTEDA / AWOOD / WA INE JIRTA LAGAAGAA BAQO HADABA MAXAY TAHAY AWOODA AAD LEDAHAY MANTAY HAADA TAHAY SOMALI ? WAXAN HUBA INAD LEDAHAY AWOODA UGU WEYN DUNIDA OO AH ISKU DUUBNI MIYAAD HELI KAREYSA TAAS WAX WALBA WA AY DHAMANAYAAN INTI AAN TA LAA HELIN [ KEEP DREAMING POVERO SOMALO

  • Beautyful and peaceful Somalia. Let's work hard to prosper and peace Horn of Africa.

  • peace peace peace, people killed or die for nothing even without food, why !

  • Somalia once for Somalis once upon time, now there lot of enemy which are eager of it's division and destruction. Somalis are useless people the only eye which they is tribalism. I do not believe what is called Somalia will came back in the future

  • Dadka qaar waxaa faaladooda ka muuqata in aaney ogeynba waxaa ka maqan iyo sidii lagu heli lahaa. Allow Soomaalida tus tubta toosan. Qaar waxay ka hadlayaan casabiyah, goboleysi, eed iyo eed celin. Waxaa muuqata in dadka YT wax ku qora inay u badan yihiin dadka ku hana qaaday fawdada iyo dawlad la'aanta mana oga waxay ku hadaaqayaan.

  • at 3:44 its xamza xaaji munye (R.I.P)...

  • Comment removed

  • inan dowlad ahayn, inaan dowlad ahayn. mmmmmm inaan dowlad ahayn. kkkkkkkk

  • wadankaa USC baa wastay, 

  • maashaa allaah SOOMAALIYA.

    GABDHAHAAN QUR-QURXOON MIYAAN CADOW IYO ADDOON U LOOGNAY?

    MUJAAHIDOOW XAAL QAADO DACIIF DACIIF DHALAY KADIBNA AL-SHABAAB AYUU DHALAY

  • maashaa allaah SOOMAALIYA

  • good video 

  • reer somaliland ayaa xamar dhistey oo sidaa quruxda badan leh ka dhigey imikana way naceen xamar waa digaa arkaya dugaagiii is cunaya

  • @dhuungal :::That great moment Hadii aad Xamar tagi laheyd sidaas uma hadasheen....sxb....sorry

  • Comment removed

  • @gureyful the reason that somalia is like this is because of what they did to isaaq people. do you really think as a believer that allah allows anyone to take an inoccent soul with out any punishment. if we don't get those people who killed the inoccent people into justice believe me nothing will go right.

  • @nasreen51 sxb siyaad isaaq kali dhibaato uma uusan geesan ,laakiin umadda Soomaliyeed oo dhami,aniga waan necebahay qabiil iyo qabyaalad, waxaana jecelahay inay Soomaali mid ahaato,balse waan wax ,aan suuro gel aheyn iney SOOMAALIDU qabiil ka fogaato,lage yaabe in mustaqbalka haddii ay jirto wax, layiraahdo Soomaali iney qabiilka is ka dhaafaan.Markaana aniga iyo adigaba ma,jirno.

    Siyaad waddanka waa uudhisay taana wax laga indho qabsan karo ma,aha.ninwalba oo taliyo waxa uu sameeyaa qalad.

  • @gureyful lakin anigu waxaan leeyahow daadkii isaaqa saa ugalay waa inay xaqa lasso tago. the only reason that somaliland is saperating is because of wat somalia did. aniguba waan necbahay inay somaliland ka-gohdo the rest of somalia lakin somaliland waa-in lamadax qaado, waa in laxaq weydissto. qofka khaldan ka leh waa ino khaladkiisa ixtiraaf. somalia wey madax adaktahay.

  • xamar kukuun ayaa lagu dheeelay xamar denbi malehen duudka ayaa lagasaray debin ayaa lo dhigay dad ayadoo darejesay ay soo dhawey say ayaa dulmay acrab darejo muxuu kakasaa inaalilahi

  • xamar kukuun ayaa lagu dheeelay xamar xamar ma,aha xamar waxaa soo galay dad xamar an kasenin oo new york umuday

  • xamar kukuun ayaa lagu dheeelay xamar xamar ma,aha xamar waxaa soo galay dad xamar an kasenin oo new york umuday ikikikikikikikikikikikikikikik­ikikikikikikik

  • daamaankooda ayaa laga suubkaani hadaan daamaankooda dabeelaaha ayaa dhameeyaay nabada waa quuruux

  • @casaawe100 SNM  somali may baa biin ee hawiye dameeer ayaa baa biyey SNM urur xaq u dirir ah ayuu ahaaa dhulkiisiina intuu cadawgii ka kiciyey dhistey oo maantana nabad iyo hor u mar heysta. koonfur waxa ka socdaa waa gefkii lanaga galey

  • Free Education, free health services... The People of Mogadishu had it all.... And then they kicked the "FAQASH" OUT .... That was the end for Xamar Caddey! Now there are those who say that it will be rebuilt! I doubt that! No one will ever be safe in Xamar again. What made Xamar tick were not da Somalis (Fara dheer), it was the XAMARI people themselves... And these have gone away! Never to come back! Pity!

  • mmmmm

  • xamar waa lagu xumayeye wale mmmmmmmmmmmmmmmmm

  • illahay narta ha ku fogeya kaliye taliski burburiyay dalka la isku odhan jiray (somali republic)

  • @somalilanderrful SNM iyo wixii tageray ee dalgayaga babiyay ale naarta ha ku fogeeyo , wadan dhisan bay sidaa ugalene.

  • Absolute nostalgia!!

  • MASHALLAH... LOOK AT THEIR FACE, IT SEEMS THERE WERE LIVING IN A HAPPY LIFE OF THEIR MOMENT... WILL IT BE AGAIN???

  • allaah dad maxey iska yaqaanaan,. bal na'eega sidaanu aheyn.insha 'allah waanu soo laba kacleyn.

  • Ooh Xamar Cadey!! i can't stop the tears of joy from falling Ooh how wonderful it's to sea how beautiful you once where and what a beautiful people isha ALLAH may you shine once again soon

  • Great Video.

    I never thought, not even once that Xamar would crawl to hell. But (Insha Allah) we'll make it out of this.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more