Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Clip qurux badan, iyo quruxda hargeysa.

  • kkk adeer riyo ayaad ku noosheee jigjiga kaliya sanad ayuu heeso ku soo duubayay laakin waaa nin hargeysa u dhashay kuna dhashay....

  • taageero hadaanuuu wadan oon leys taakuleen jaceyl taagan meel qudha miyaa loo taag lhelaaa, ,,,,,,,, heestan tashi caadi ma ahan, mid ka mida heesaha ugu tobsan ee la qaadey sanadkan hadaanay noqonba numberka koobaad, dhib ma leh halkyuuu ka yimid ee waxa qudha ee tirsan waa codka iyo dabcan heesgtan macaan hore u soco aad heshid timo dheer haweeynaydaas...kkk

  • Wee Wee ...walee Hargiesa Cadeey Nin Aan Ku Soo Bixini Fanaan

    Ma Noqdo Taasa Dhaba....so many yrs Bu Jig Jiga Faysal Joogay Lama Aqooon Maantana Wa Kaa .....Hargiesa Cadeey Hooyada Fanka ...Herer Valley Studio Idinkana Dadaalkiina Halkaa Ka Sii Wada .

  • Comment removed

  • faysal waa fanaan jira oo reer Jigjiga. codka iyo erayaduba waa jiraan..

  • Tashigu Wuu igu Batoo Waxbay Tabaysaa Naftani Tash Baa iga Haysta Meeeeeeeeel !!!!!!!  Faysal yare Noolow Waa Dhalinta Reer Jigjiga

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more