oh allaha xanun badana ilma yaro ad dhashay oo an waxab garan ha laga xado qof walba xanunka ma daramay karo qofkay wax dhalay unba dharamay karo subxanallaha ilahayo kowana iyo kowa islamkaba xifdi
Hargaysa inta badan caruu raha waa lagu xadaa oo xadkaa lagala talaabaa oo itoobiyaa la geeyaa caruuraha yar yar malaha itoobiyay tuugadu ku kala iibsadaan ee is ilaaliya oo ka digtoonaada
ever since ethiopians migrated from Yemen to east africa, Somalis were at war with them, and this underlines a major fundamental point of historical fact. equally it must be noted that, Somalis in the Somali peninsula (djibouti, Ogaden, NFD, socotra, north and south) all encompass a traditional Somali Punt territory, therefore, ethiopian migrants from yemen have a blood connection to the arabs and no arab including an ethiopian should feel welcomed in the Horn of Somalia, you are outsiders
If this is true, it is really sad story. waa dhimatay kulehee, waa danbiilayaal isoo aruursaday gabdhiina waa gateeyn. Hooyadu in aay katagtoh gabdheeda yar maheeyn...laakiin waa wax xugmanaa. Walaahi if I will be her I will kill the woman on the spot no question about it.
@DVDExtras2011 to be honesy someone stole her child( baby girl) , it happens in Africa u know westren people can't give birth so the come to africa to steel children from their parents, some parents are lucky to get back their stolen children but this mother is some how unlucky that she still didn't
ha caajiyina hoyadan somaliyeed ee dhiban waa arin xanuun badan
waa qayra masuulnimo in aad ilmahaaga aad ka agtagto
waxan rajaynaya in hooyooyin badan ay ku caqli qaadan donaan
hooyooyin badan oo caruur tooda ka warqabin waa aan arkey babuur aan waday uu dili gaarey ilmo yar markaan kadaba ordayna hooyadii oo cilaan iyo huruud u marsan tahay shaqona kuma ay maqneyn
Aqyarey gabadhan wa la qalday wana hoyo ilmo ka maqan yihine cayda ka dayaa bini adamka wa la qaldi jiray teda kale gabadhan wa ehlu sabur walahi Allah meel qeresan haka siyo miskinta
inan yaroo inan iskatuurtey oo qaracad ah kuteen ,qaracadeedana maxaa saarey waa ilma yar mey iska tidhahdo oon ahayn deydi dambi waaye in aad ilma yar oo waxba ogeen ku sheeg tit qaracad , mida kale doqon waaye tan ilmaheedi sidey guri uga tagtaa filin xaafad kale u aadey waalii yeedhey kuteen , waxaa xeywaanada ah uffff in laku qaraaco ayaad ku fiicneed !!!!!!
uuuuuuuuuuuuuuuucccccccc!! kuwii hadana ma bilaabeen intay caruurta guryaha ka wataan inay iibsadaaaaaan1 ooooooooooooooooooooooooooooooohmy gooooooooood............. haraga laydinka siiib. ma hadaa caruurtii in la dhooiyo la iibsado lagu keenay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh acuudu billah!
@BUUHOODLE10 subxaan allah ma waxaa meesha u fadidaa inaad somaliland wax yar hadii laga sheego nabadeeda iyo dawladnimadeeda wax ka sheegtto adeer iskuma xidhna nabada iyo danbiyada dhacaa wadanada horu maray xataa danbiyo sidan oo kle ah way ka dhacaan waxa danbiyadaa galayaana waa adigoo kale oo jaanis helay waayo waxaan hubaa hadaad heli lahayd meel aad soo marto inaad ilmo yariska daaye dadkadhan oo meesha dagenmar qudha sun siin lahyd allah waxakaaga baryaya inuu kugu dilocudurkaku haya
alah hoyyooy maskiin.
ms10sheeko 2 weeks ago
eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen xagee lagu aaasayna /markay dhimatay raq iyo ruux mid uun gabadha qiratay waa in ay keentaa deriska xumi waxaasu leeyahay waligaa waxaa lala dagaa
qof alle ka cabsi leh oo aad isku qolonaa tihiiin gabadha waxaa xaday beli aan akhirana ka baqa qabin baadina ah oo aanay waxba isuu ahayn ayaan filayaa
burcoboi1 3 weeks ago
Kan waraysanayaa waxba kala garan maayo.Sheekada dib ayuu u celinayaa mar walba."Sheeko was" buu leeyahay ayaa la odhan jiray!
Dhakhso 4 weeks ago
I heard about this story sometime back in Hargeisa.
Inanta yari iyada oo la safrinayo ayay dhimatay ayaan maqlay.
Dhakhso 4 weeks ago
dis lady needs a shower bad lol
STLgurl03 1 month ago
Ebbow nabadbaadi ada awood leh.
lifelinesomalia 3 months ago
fuck SOMALILAND know i feel sorry for this mother but the fact that the beginning of the video it says somaliland threw me off
AbdiU 3 months ago
oh allaha xanun badana ilma yaro ad dhashay oo an waxab garan ha laga xado qof walba xanunka ma daramay karo qofkay wax dhalay unba dharamay karo subxanallaha ilahayo kowana iyo kowa islamkaba xifdi
ikar071 4 months ago
Hargaysa inta badan caruu raha waa lagu xadaa oo xadkaa lagala talaabaa oo itoobiyaa la geeyaa caruuraha yar yar malaha itoobiyay tuugadu ku kala iibsadaan ee is ilaaliya oo ka digtoonaada
Cabiira1 6 months ago
hooyadu waa shay qaliya oo ilahay ku seeyay hadanay hooyadu jirin adiguna maad jirteen hooyoy dhibaad ilasoo martee maxaan kugu abaal gudaa
mmashraf100 6 months ago
aad ayaan uga naxay shekadan hooyada laga xaday ilmaheedi lakiin ilahay
ayaa og qofkii ka qatay ilmahaagi hooyo ilahay hakaga soo qado
waanan kuu ducaynayaa inuu ilahay ku siiyo ilmahagii
mmashraf100 6 months ago
This has been flagged as spam show
ever since ethiopians migrated from Yemen to east africa, Somalis were at war with them, and this underlines a major fundamental point of historical fact. equally it must be noted that, Somalis in the Somali peninsula (djibouti, Ogaden, NFD, socotra, north and south) all encompass a traditional Somali Punt territory, therefore, ethiopian migrants from yemen have a blood connection to the arabs and no arab including an ethiopian should feel welcomed in the Horn of Somalia, you are outsiders
PuntHornofSomalia 7 months ago
If this is true, it is really sad story. waa dhimatay kulehee, waa danbiilayaal isoo aruursaday gabdhiina waa gateeyn. Hooyadu in aay katagtoh gabdheeda yar maheeyn...laakiin waa wax xugmanaa. Walaahi if I will be her I will kill the woman on the spot no question about it.
Hidayo12 7 months ago
waa sheeko murugo leh,illaahow u sahal inay hesho
mariam370 7 months ago
Can somebody please explain what she is saying, I'm not somali.
DVDExtras2011 8 months ago
@DVDExtras2011 to be honesy someone stole her child( baby girl) , it happens in Africa u know westren people can't give birth so the come to africa to steel children from their parents, some parents are lucky to get back their stolen children but this mother is some how unlucky that she still didn't
mariam370 7 months ago
she isa teenage girl, where is her husband, maybe he is behind this, stuff like this happens a lot in America
Gutsyndicate 8 months ago
ciyaalka waxa xadaya waa wax ilaahay iimaanka ka qaaday oo yuhuuda u shaqeeya, dalka somalia meel kasta way ka jirtaa arintani ee hooyoyinoow ciyaalkiina xafida oo iyagoo cidla ama dayacan haga tegina, waxaan kaloo idin leeyahay dadaydaan ehel wadaag ahayn sida qarabada runta ah ha aminina hana soo dhawaysanina hooy dumaroow gurigiina iyo ciyaalkiina fiiro gaara u yeesha kolay waa qadar rabi waana wax qornaa ilaahayna samir iyo imaan hakaa siiyo laakiin ku waano qaado.
Samiira87 9 months ago
war gabahda cayd aka daaya wax dhintay baa dtihiin
soolboy1 9 months ago
ha caajiyina hoyadan somaliyeed ee dhiban waa arin xanuun badan
waa qayra masuulnimo in aad ilmahaaga aad ka agtagto
waxan rajaynaya in hooyooyin badan ay ku caqli qaadan donaan
hooyooyin badan oo caruur tooda ka warqabin waa aan arkey babuur aan waday uu dili gaarey ilmo yar markaan kadaba ordayna hooyadii oo cilaan iyo huruud u marsan tahay shaqona kuma ay maqneyn
dhaqan ka wax ka badalan
aad ayad u mahad san thiin
axmed03 9 months ago
Aqyarey gabadhan wa la qalday wana hoyo ilmo ka maqan yihine cayda ka dayaa bini adamka wa la qaldi jiray teda kale gabadhan wa ehlu sabur walahi Allah meel qeresan haka siyo miskinta
intisaar2 10 months ago
wey qiradey ku deen mey kaw kasiiso naagta ilmaha qadadey tani waxbaa kasi ah bari hore ayaan iyadoo nool soo aas lahaa
amira5449 11 months ago
inan yaroo inan iskatuurtey oo qaracad ah kuteen ,qaracadeedana maxaa saarey waa ilma yar mey iska tidhahdo oon ahayn deydi dambi waaye in aad ilma yar oo waxba ogeen ku sheeg tit qaracad , mida kale doqon waaye tan ilmaheedi sidey guri uga tagtaa filin xaafad kale u aadey waalii yeedhey kuteen , waxaa xeywaanada ah uffff in laku qaraaco ayaad ku fiicneed !!!!!!
amira5449 11 months ago
@amira5449 Qofku marka aanu waxba baran ee aanu ogayn waxa laga duubayo waa mushkilad.
Dhakhso 4 weeks ago
naya abaha waase na ka da beenta mesha maxad modisa hollywod. cadi oo iska dhegi actor lakin sidan shakadada walaga eeri kkkkkkkkkkkk
2100f 1 year ago
uuuuuuuuuuuuuuuucccccccc!! kuwii hadana ma bilaabeen intay caruurta guryaha ka wataan inay iibsadaaaaaan1 ooooooooooooooooooooooooooooooohmy gooooooooood............. haraga laydinka siiib. ma hadaa caruurtii in la dhooiyo la iibsado lagu keenay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh acuudu billah!
gunnar843 1 year ago
Nacas weeyan nagtani! hinda iyo hodan uun bay leedahay ...doqon asal ah weeyan waayo waxay ku leedahay jaarka ayaa ii yeedhay oo aan u tagay markaan soo noqdayna inantaydii waan waayey! maxay inanta yar guriga ugaga tagaysaa ??? duliyad weeyan wuxu!...Ilahayna haw naxaristo haday dhimatay yartu
deuces91 1 year ago
subxaanalaah ilaahay samir iyo iimaan hakaa siiyo
amal519 1 year ago
@skritztheoriginal kkkkkkkkk,adeer,waanogahay,indowladaha,horumarey,inay
sidanokale,kadhacdo,lakin,cadalad,aya,lamarsiiyaa,mafahantay?marka,Sland,haday,dowladtahay,qofki,hooyadan,dhibkaas,ugaystay,ayay,waxuqabanlahayeen.marka,adeer,aqoonsi,intuu,cirku.inoo,jiro,ayay,idin,jirtaaye,inaad,
iska,amusto,aya,kudhaanta.
BUUHOODLE10 1 year ago
maskin waan ka naxay dhamdka axxx ya Allah qayr noqonaya quruxeey ha wal walin
ala ba ayeeey jabaay wale maxay samaysay naah wuxu? tani waay nacebeysay so taan garbasarta sanka galisay aqqqq walahay waan qoslaay hahahahahahhahahahahahahahhahahahahahahahahhahahaha ala waba funny walahay kuso inadero looooooolsz lkn sanka farta hagalin bila caleyk :P
niissa20 1 year ago
buuhoodle. sxb haddaad ku nooshahay nolol rabbi looga ducaysto, dadka ha xagxagan sxb. qabiil ayaa halkaa ku dhigay faqash fooqal faqash
abdshkr 1 year ago
@abdshkr ,kkkkk,adeer,maanta,caalamku,wuu,ogsoonyahay,dadka,cudurka,qabiilka,kudhaqma,inay,idinka,idinkasoo,as-asmantaye,lafta,iyo,dhuuxa,ayuu,idinkaga,jiraa,waana,cudur,aandawo,lahayn,xitaa,babyga,maanta,
dhasha,dhagaha,ayaad,uga,afuuftaan,kkkkkkkkkk,ilaahow,ilmaheena,anaan,qabiil,kuqufulin,sabi-yar,oo,
maanta,aduunka,yimid,subxaan-allah
BUUHOODLE10 1 year ago
maskiinah waa hooyo somaliyeed oo wadan keedi joogta. hadana waxay isku sheegayaan inay nabad yihiin. ilaa ay caruurti yar yarayd xadeen kkkkk sland maxay ceebowday. moryaan .com kkkkkkkk
BUUHOODLE10 1 year ago
@BUUHOODLE10 adiga miskiin waxan ma run baa mooday kkkkkk
maafiish 1 year ago
@BUUHOODLE10 subxaan allah ma waxaa meesha u fadidaa inaad somaliland wax yar hadii laga sheego nabadeeda iyo dawladnimadeeda wax ka sheegtto adeer iskuma xidhna nabada iyo danbiyada dhacaa wadanada horu maray xataa danbiyo sidan oo kle ah way ka dhacaan waxa danbiyadaa galayaana waa adigoo kale oo jaanis helay waayo waxaan hubaa hadaad heli lahayd meel aad soo marto inaad ilmo yariska daaye dadkadhan oo meesha dagenmar qudha sun siin lahyd allah waxakaaga baryaya inuu kugu dilocudurkaku haya
skritztheoriginal 1 year ago
Comment removed
mogil 1 year ago