Added: 2 years ago
From: bartamaha
Views: 11,251
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (2)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Runtii ma jecli in aan dadka shirka ka qayb galay aan wax ka sheeko sababtoo ah aqoonta aan u leeyahay intooda badan ayaa iska yar runtii, lakin waxaa doonayaa in aan farta ku fiiqo in inta aannu anagu wax ka garanayno in marba meel naloo wadi doono mar walbana ay qolo cusubi inoo dhalandoonto oo nawad wadata oo nagu qadhaabata.

    Arintuna waa nin bukow boqoli kuu takisay sxb.

  • Walaal shirarka lagu qabto dalalka dariska waa kuwa dhib ku ah nabada Soomaaliya waxaa hubaal ah in shirarkan lagu cuno lacag hadaan Soomaali nahey geed-hoostisa ayaa lagu shiri jirey balse waxba tari meyso Hotel 5star ah in lagu qabto shir waxaan nasiib daro in dadka meesha fadhiya ey-yihiin kuwa Bulshada ey ku dhexnoolyihiin aan waxba u qaban uma baahnin shir dibada lagu qabto dalka ayaa u baahan in lacagta iyo shaqada laga qabto

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more