Added: 4 years ago
From: ramadaan2
Views: 346,889
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (134)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • i love u mom i wish ur here so i could tell u how much u mean to me.. i love u hooyo macan hope ur in janah inshallah

  • @ruudka

  • thumps up if you luv yuh mom

  • waaban ilmeyay ilahow hooyadey u danbi dhaaf love u hooyo always akhirana fardowsaa eeba ku baryayaa

  • hooyo macaan .. ilah janada fardow ha ka warabiyo hooyada macaan  aaamiin aaamin .....guulad shuran huuno mada u samaysa hooyanka somaliyad meelksat joogan hoyank dhinta ilah ha u naxaristo aaamiin

  • ilaahow cadaabka ka dhoor macaan hooyo

  • love my mum <3

  • Hooyo Macaan i love u

  • macaaaan hoooyo<3 love walaahay hooyo macaan

  • No comment! So sweat love u mama( changwala)

  • Best Reer Xamar Somali Music. BEST

  • We are where we, becouse we let few ppl to represent for our nation, fututre, and what we stand for. As result we are scatter aaround all over the world as refugee, countryless, hopeless, expecting to get help from outsider. what are waiting for? how did we let Muqadisho the capital of somalia to be the dangourus city in the word? If we can't help ourselfs no one else will, they just going to waste our time. its time to wake up from the dream that we were dreaming the last 20+year.

  • @owatonna06 walalo i am wiiling to stand with ppl like u !!!!!

  • @horselover4033 We have been standing with other ppl for 20+ years sister is time to take action,,,,

    thanx for the support tho!!!!!!!

  • @owatonna06 anytime.......................­.

  • @horselover4033 like the Wadani attitude.. keep it up

  • @owatonna06 insha allah ............ and u too

  • Wow, nice song...by the way, who is this guy??

  • Best Song ever.. Hooyo Macaan we all love you!!

  • hooyooy la'aantaada dunida manuureyso abaalkaada waxaa inoo balan ah Jannadii Fardowsa Inshaa'allaah

  • waa walaalkay ninkii hooyo amaanee hoyo macaan hooyo waligay iloobayee hooyo macaan allah kudeesto hooyo aaqirana halkii roon hooyo

  • Masha Allah i love this song

  • vivas somali HOOOYOs in the world

  • caadi mahaan heestaan woooooooow the best song

    in somali nice keep it real....

  • heesta waa qatar

  • masha allah waa hees qatar ah hooyo macaanto

  • masha allah wlhi waa hees qatar ah

  • i lov3 dis song

    somali

  • heestaan waxay iso xasuusisay hooyaday aana inbadan arkin

  • @jangiyaania

    Go and visit hooyo sxb! Hooyo waa lama huraan

  • @dhagax insha allah sida ugu dhaqso badan i will visit

  • i love my hooyo macaan

    somali hooyos all da way

  • All women are Hooyo!!! Respect as Mothers

    Guuleyso hooyo

  • @siraajimuniir

    Bitch, not all women are mothers, following your logic all men are fathers, huh? Anyways, I respect my mother with the utmost filial piety. Why should I respect a woman who is a hooker? Should I respect her as my mother? Modest women deserve respect, not hookers. Lol!

  • hooyo ciyaar maaha waa muhiim ilaahoow hooyooy haku cadaabin dhibna aloow hooyooy hakugalin hooyada dhib toonaysana alaha dhibka haka saaro aamiin

  • hooyo somaliya is still shinning we just need to treat her and cloth'em lol

  • guleed

  • Hooyo macaan heestaan waa iska dhagestaan mar walba bez i miss hooyo day macaan

  • thanks good songs hooyo ....

  • Hees macaan, gaar ahaan sawirka waan ka helay. Wuxuu isoo xasuusiyay hooyadey illadey caafimad iyo cimri dherer hasiiyee; oo subixii canjeero noo karineyso; qofka aduunyada aan ugu jecelahay.

  • every1 is entitle to their opinion....love it

  • hooyo hees qaali

  • mum hooyo mam

  • guleed guul

    hooyo mum

  • hooyo macaan

  • we put this song at my sisters wedding and people started crying

  • I love you Hooyo... Your my world, and I'm always gonna be your little girl. Love you Hooyo

  • I LUV U MAMMIII

  • I LOVE u hooyo and i will awayz no matter wut i wish i could see u Mom ur the best Thanks Allah for having me

  • It would make your mom happy if you learned to spell! ha ha ha ha

  • I know ur going to have a great time in HELLL

  • People go to hell for advising other people? I guess if you advice retarded people they take it the wrong way! I wasn't making fun of you, but now I am.

  • hoyo i love u 4 eva intaa dunida joogto nolol aayatiin wacan aakhirana janadii fardowso ebaan ku baryaayaaaa

    hooyo hoyo hooyo

  • mashalaah nice voice

  • hooyo xaqeeda lama gudi karo qofkii nasiib u helo inuu la noolaado hooyadiisa waa qof nasiib badan waxan ku dhihi lahaa haka duceysto

  • I'm going to sing this song to my mother for Mothers' Day. :)

  • Eeew Eeeww there is Rap in the song!

    Man I can't stand Rap Hate it Hate it with passion!

    :@@@

  • Ummi Habiiib Abaalkaaga lama gudi kariyo Alow Jannatil Firdaws Bi qayri xisaab ku gee o kaa abaal mari samirkaad noo samirtay:(.

    Ameeeeeen

    Ameeeeen

    Akhirana fardowsa Anbiyada agtoodaana eebaan kuu baryayaay:)

  • Hooyo macaan allah ku dhafo if iyo akhiraba ku noloow aduunka nimco aakhirana halkii roon Jannah ..

  • ilaah hanoo dhaafo hooyo abaalkeda lama gudi karo e hooyo la aanteed waa abaar guri waa hoyo ,, hoyana haday socoto gurigaas walagu kala tagay hoyo abaalkeda lama gudi karo walee

  • all hooyo alllah ha dayoooooooo

  • waa hees wanaagsan cod macaan iyo miro wanaagsan

  • hooyo

  • hooyo macaan ´nooloow aakhirana janada ilaahey hakugu bishaareyo

    wan ku jeclahay hooyo wana ku jeclaan doonaa intaan ifka xay ku ahay' ilove my mam i love my mama ilahey dhib kuma tuso mam

  • gabrka kuruah wayya

  • true words i love u hooyo hooyo xaqeda wax gudi karo majiran ilahay janadi fardoso haka waribiyo aamiin

  • is funny how ppl are writin -i love u mom like their mom is gonna come to youtube and read the comments -why don't u go tell ur mommy that u love her in person >

  • i agree najima lol

    you rather tell your mom in person than coming to you tube

    lol

  • thank u --finly i see someone who agree's with me on this one --

  • actually,some people's mom come to utube to watch some porn videos then then they willl read their kidz comment.. it's fucking sick

  • hoooyo macaan.maxankusiiya?

  • i lurve my mum!

  • alaah hooyo waku jaaclahey lakin nasiib aan kaga ducesto ma heliin alaah haku naxariisto hooyo macan kugu so ducenay mar walbo aan dugto heestan wa hesti igu horesay aanku oyoo

  • wxan jeclahay in aan dhageysto heesaha hooyo lagu amanayo wall iila dhageyso malwalba aad jogto

  • i miss my mothar land verry mu ch

  • hooyo comes from a somali woman if she's a girl today tomorrow she will be a mom so let's treat our somali woman with respect:)

  • aduunka waxan ugu jeclahay HOYADAY+ABAHAY

    waxaa kaloo ka maarmin DADKAYGA iyo DALKAYGA

    without them i wouldn't be happy like

    i am today

    i hope NABAD for DADKAYGA iyo DHULKAYAGA SOOMAALIYEED

    by abdiqays

  • Thanks Ramadan

  • woooooooooooooooooooooooooooow

    long live all mam's and i ask allah that all maam's go to janna

  • everytime when i see my mom i remeber this song i love you hooyo

  • waa waa waxaan ayaa lagaa dhahaa xees wacan oo wanaagsan. walaal aad iyo aad ayaad umahad santahay. waa aad ayaad umuhim santahay in oo hooyadu laxa suusto. but most of us don't think our mothers are very important and deserved to be treated nicely..thanks again brother for pointing out this...

  • I dont know, what he is saying but I like it because my mom likes too

  • ilaahow nabad nasii qayr qabta wadankeena hooyo

  • waar daadowo ma iis jacylatiin....O MY PEOPLE WHY DONT WE LOVE EACH OTHER AND SHOW MERCY... ENOUGH WITH THE HATRED, HAVENT WE SEEN ENOUGHT OF THAT BACK HOME. NOW IS TIME FOR CHANGE.WITH THE NEW YEAR(2009) COMES NEW START FOR US(SOMALIWEYN). LET US UNITE. THE YOUTH CAN CHANGE THE FUTURE OF SOMALIA.OK BROTHERS AND SISTERS LETS DO OUR PART! ASALAMU ALAYKUM

    PEACE AND LOVE TO ALL MUSLIMS!

  • does anybody the cd this in

  • yes yes specially to my mom peace where ever you at am still in love with you hooyo

  • intaa dunida joogto nolol aayatiin wacan aakhirona fardowsa anbiyada agtoodna eebaan kuu baryaayaa,, hooyo ilaahay ha kaa xafido wixii shar ah ana ilaah ha igu saacido raali gaalintada,,waad mahadsan tahay walaalo waan ka helay aad walah

  • ale hooya macaan illaahow hooya illaah waxa kaaga baryaa intaa hooya dunida joogta nolal aayatiin wacan aakhirana fardowsa ayaan ilaah kaaga baryaa hooya la aanta aduunyada ma joogeen naftu waa amaanee ajashaada hooyoo hadii aad cidlaato oo iilka lagu dhiga kuma cuna abooreee

  • intaan kaa maqnaay

    waa maaganoo

    manfac iyo hurdaba

    waa iska maanacee

    hooyooy macaan

  • hoyo macan hoyo xuma illaah ha ka dhowro xasid ha ka qariyo adunka nolol wanacan illah hakugu siyo anqirana janada allah ku geeyo amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiin hoyo macan

  • hoyo macaan aduunka adaan ku jeeclahey night and day waankuu xiseey hoyodii ikuu qoorisey respect iyo waax ibaartey i love u hoyo adaa u kuu ficaan hooyo yinkaa.

  • HOOYOOYINKEEN WAXA U DIIDAYAA NABADA OO QIXIYEY WAA DADKA XAMAR DEGEN EE AAN ILAHAY U BARINO INUUSOO HANUUNSHO. Si nabad loogu noolaado wadankeenii.

  • too many somalians in here this is the only song i like in my life all othr songs i hate it

  • corect ur fucking gramr,

  • heesta waa ii qancisay

  • Walaahii If it wasn't for hooyo, we would be lost! She is our backbone, our soul, and everything we want to be. Hooyo, may Allah grant you all your wishes !!

  • love to Somali mothers allover the world!

  • hoyooy macaneey aduun kaan ku jeclahay

  • guleed thinta makuso baxhday

  • what is you name?

  • Waaaaaaaw sxb caadi matihid wallahi fananka waa GULLED AXMED

  • xaaaaaaaaaaaaaaax my sweety mom w000000000w nice song amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiiiiiiiiin noloow hooyo aduun iyo aa khiro

  • waaw...nice song walaahi , ilaahayoow u naxariiso waalidkeenii na dhalay, hooyadu waa lama iloobaan oo waxa ay u qabatay ilmeheeda waa la ogyahay.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more