Added: 2 years ago
From: ls827
Views: 613,641
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (501)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • we love u qeylo dhaan! kan dislike gareenayo waa mid xoolo ah oo nuxurlaawe ah xaqiiqdii.

  • Comment removed

  • 18 ka qof ee heestaan dislike kusameeye waa al-shabaab lol ahaha they jst could take the heat else why would they dislike wonderful touching song......by the say Xuseen shire, jooqle n Gaas shine in this song

  • Afters years I am still in tears when I remember that awaful things has happened .. I still remember my sister , my aunt , my hero Qamar , she was an inspiration to me and to all of others who love Somalia .. Qamar was a brave and intellectuel woman she use to be my sister best friend ( Sukri yusuf caateeye) .. Ina Ilaahi wa inaa Illaahi Raajicuun.She will be always remembered.. for life

  • waa erayo iyo muqall qiira badan leh allah somali nabad warta hasiyo isdilkana in eyska dhafaan allah haku aadiyo wa aumad halaagsantay oo gacamahooda isku jaraya inaali laahi habeenkaan waxuu aha habeen mugdi ah oo xasus gaar ah leh

  • dector radii wax qali jiray aaa qamarna mey dhaaafin haaaah qamarna mey dhaafin.... alaa u naxariiiso,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,­,

  • somaliyeey kaca waad qaribantenee

    

  • masha alaaah heesta waxay taabaneysaa muwadininta somaliyeed meelkasta ayjogaan lakiin waxii dalka naga qasaayo uma dulqadaneyno waa in aan iska qabanaa hadii aanu nahay shacabka somaliyeed hadii ay jogaan dalka iyo meel kabaxsanba insha alaah waxaan leyahay shacabka ha mideeysmo somaliyeey kaca oo toosa indha aan kala qaadno walalayaal

  • all the time i watch this song.i cry like a baby.

  • who r the 17 bastards that hate this song?

  • I'M FROM SOUTH SUDAN BUT ONE LOVE 2 MY SOMALIA'S PEOPLE AND GOD WILL BRING PEACE 2 SOMALIA AND LIVE IN PEACE

  • @249hustler

    Thanks dude

  • Comment removed

  • Love this it's gonna wanna make yu go to somali....!

  • 16 people who dis like are al shabab

  • ILAHEY hanaga qabto balayada nagu dhex jirta ya rab

  • al shabab must go stand up somalia stand up

  • aaaaaaaaax yaa wadani soomaaliyey ogaada dadka waxaan samay naya damiir soomaali nimo kuma jiro ee halayska qabto waa dad usoo shaqategey inay wadanka maskaxda ka dilaan bal maxaa lagu dilay dhaqaatiirta wadanka iyo waliba iyaga Alshabaab ah bey daaweeyn lahaayeen ilaa biliaadanku dhaqtar kama maar maan ee

  • ma arki doona wadankeyga oo nabad ah oo meeshi tago sharf ku leeyahay maxa lisku dilaa maxaa loo diida waaxa quranka ku qoran in laku dhaqmo maxaa lisku ficlaa ma aaminsanin miya hadii somali nahni inaan dhimaneenin maalin maalmaha ka mid ah ilaahow somali isku qalbi ka dhig kuwa qaska ku wadana ka qawo

  • heestan waa hees aad u qiiro badan malintaas waxaa dhacay waa wax laga naxoo dadki ay ka dhintay ilahay samir iyo iiman haka siiyo iyo waliba umadda somaliyeed baa

  • heestaan waa hees aad u wanaagsan waxay ku daren siineesaa waxa somaliya ka socdo waxaan ka halkaan mahad balaaran ooga so jeedinayaa kooxda qaylo dhaan oo mar waliba ka hadasho waxa dhabta ah ee somaliya ka socdo waxan idin la yahay wad mahad san tihiin waxaan ilahay ooga baryaa inuu nabad ina siiyo dal keena

  • qeelo dan heestas wee fiicantahay somalia hanolato somalia hanolato <3 <3 <3 <3 <3 <3 waaaaw kacabso

  • this song gets to me everytime..

    may Allah help Somalis overcome this, especially the people of Ogadenia and Southern Somalia.

  • aduunka ilaahay maxaa dad aan wax kula jecleen kujira balhada eega kuwaan heestaan DISLIKE DHAHAY kuwaas miyaa waxee kasoo horjeedaan inay somalia noqoto dowlad ama wanaageeda war iska daaya kasoo horjeedka dadkiina waxba kama helaysaane dadka hore karaaca :::::::::::::::::::::::

  • 12 dislike??!!! noocas o kale ayaa inagu jiraaa

  • sxb waaku sukteen al shabaab qeyr alahaa niseeyo oo 100 ki iyo 100 thank you very much

    kooxda ee qeelodhaan waa wareey waxaan jeclaan lahaa inee nisiiyo 1,0000 lakiin anaa kaarkacan jiidooyo sorry brothers

  • so sad

  • soo sad

    

  • uma maleeynaayo ilaaheey soomaali dad ka xun inuu abuuray. dad naceyb dal naceyb..diin ku qaraabsi..qabiileeystayaal.

  • @sjeeble1 adiga soo qeyb kama tihid kuwaas ahahahaha mise adiga jarmal aa tahay ahahahah

  • Heestaan Qof soomaali ah oo kasoo horjeeso karo majiro Allah idin xafido Kooxda qeeylo dhaan

  • qeladhaan

  • waa soomali dhaaba  heestan waa hees fiican

  • waa muraaro dilaac ina arday anaga oo kale oo qalinjabinaayaan noloshooda loo qoonsado.waaruntiis inaan iska dhimanaa dhaanta sida aan maanta nahay

  • Hees murugo leh

  • Ilahay Dalkeena Nabad ha siiiyo

  • Waa wax laga xumaado in arday qalinjabineyso in lala beegsado qarax Alle hana Qabto inta Qaloocan Inta Toosanna Allow U Kordhi Maskaxdooda.

    Dadkani aad arkeysaan waa dad dalkooda iyo diintooda iyo dadkooda u damqaday oo ah dad ka damqaday dhibaatada dalkeena hooyo ka jirta

  • waa wax laga wada xumaaday dhamaana dadka soomaaliya u geystay dhibaato weyn ilaah hanaga qabto kuwa noo dhiman....aaamiiin

  • dhalinyaro dakhaatir ah!.... subxanallah Allow u arxman ardaygaas oo mustaqbalka soomaliya ahaay!

  • allah yar7am dhamaan aqoonyahanada soomaaliyeed madax macalimiin ardaydii dhakaatiirta curdun ahed ee soomaali hadaan nahay iska khaarijinay

    tacsi khaas macalin cadow macalin waayeel mama fowziya macali shahiid iyo dhamaan intii wax ku soo gaareen meeshaas iyo asxaabteyda shuhadada ah oo ay gacan ka xaq daran ku dishay dhulkooda .... ilaahow dhibakan naga saar oo na iskeen jecleesii is fahan ina dhex dhig danteena na garad sii ilah adaan ku baryeynaa cid kaloo la baryeynaa ame

  • fuck al shabaab oo dhan

  • alaya raxma inta ku dhimatay qaraxaas waa waxuushnimo iyo wax beni'aadanimada ka baxsan lkn maalin aan maanta aheeyn ayaa jiri doonta oo xisaabta la hor keeni doona, ,, qunburad ,, ha ku dhacdee ,, madfac miyaa qunburada,, macanheeda ,, translation,,pl,zlolz

  • woow walaahi inaba caadi mahan kooxdan soomaaliyeed

    thanks brothers and sisters keep doing i like how you work together. plz dont stop

    contunue wadani heeso

  • masha alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah.......­............. heestan ma ailoobi kara hee my best friend baa kujiray hee ilaahoow indha kudhimatay iyo inta wax kasoogaaray rabiyoow u danbi dhaaf raxmadada gali ,,,,,,,,,,,,,, 3/12/2009............ hada qaldaneen ....maalin qamiis ah.... hotel shaamoow oh my god hadaa xasuusto wa ooyaa wlhi ,,,,,, rabiyoow u naxariiso dhamaantooda aamiin aamiin

  • waaaaaaaaw wan ka helay video-gan. fadlan idinkuna channel kayga eeg si aad u hesho fiidyow fara badan oo ku caawiya, waxa kale oo aan idin ka codsanaya in aadd channel kayga subscribe garaysan si aad maalin walba u heshan fiidyow cusub

  • Qabriga oo galanaa dhanta!!..Qaabka aan nahay! ..Umadyahoo kaca toosa somaliyeey waa qaribantahinEE"..wallaahi qeybta joqle qadaayo meel eey ka tabaneee hadaa si fician u dhageysato...I HATE AL-SHABAAB....

  • hal illaahey idinkama soo reebo alshabab

  • SUHANALLAH THIS IS SAD THOUGH I DNT UNDERSTAND DA MEAN OF DA SONG BUT I FEEL DA PAIN THROUGH THEIR EYES YA ALLAH PLEASE HELP MY PEOPLE . LETS PUT THE MAN MADE DISEASE A SIDE WALLAHI ENOUGH IS ENOUGH WE BEEN THROUGH A LOT AND NOTHING HAS CHANGED .

  • @Geesi aar heedhe miyaanay xishoonay ragan sida dumarka barooranaayaa malaha baroortu dumarka uunbay ku qurxoontahay nimankan aad leedahay waa cadawna waa kuwii wadanka kasaaray ethopia markay dumarka kuf sanaysay muqdisho dhexdeeda intan dhimatayna waa sadqayn maahan dil

  • @Isaqismboy marka ardeydaan la leynaayey ma ethiopia joogtey wadanka? war ninyahow ilahey kabaq hadalka qoreysid ilahey waku jeeda walahi walagugu cadabaa hadalkaas

  • allow u naxariiso umadii ku dhimatay qaraxa wlhi waa wax laga calol xumaada somalia illaah uunbaa u maqan somaliyay toosoo kaca waad qalibanteenee been maahan

  • qiimo badanaaa qaayose wayenaa qaranimada iyo nabada dalkaagu maalikii u horaysay een heestan maqlay waa ooyey, waxaan ahay gabadh reer hargaysa

  • axxxxx calol xumo walahi ilahay ha unaxaristo inti dhimatay walahi waan ka naxay umad dhaan oo qalinjabinaysay alahu akbaar laxowla wala dhimanaya wax walbe naah ilahay waa ujedha ilahay jano fardowsa ha galiyo inti dhimatay iyo ardaydi qalin jabinaysay kuwa kale naah ilahay xaqa ha tuso amiiin !!

  • ALSHABAB ILAHAY EBAR IDINKA DHIG NAARTANA ILAHAY HA IDIN KU FOGEEYO AMIN

  • aniga oo kamurugeesan arinta dhacday ayaan waxaan dhageestay heestaan wallhi waan ooyay oon ooyay ina lilahi wa inaa ilaahay raajicuun dooladeeni markeey dumeesay waxaan jiray 2 sano wali na ma arag wadankeeyga oo nabad ah ilaahayoow nabad noodhali dadka dhintayna u naxariiso cadawkana yaa rabi

  • its 4 all of us somali to stand up and say enough is enough we want peace

  • waa kilaab shabaab iyo wixii taageera waa dad is mooday carab

  • WTF'S WRONGING SOMALIA PEOPLE ?

  • this song make me cry ..

  • VERY SAD SONG,i can't believe normal person will do that.what a waste we r all somali and yet we kill each other like that.

  • Somalia ha kacto

  • walaah somali waxeynan ogeyn dhiiga Muslimka oo la shuba ilaah waxu ka jecelyahay isago dhulka roga inaa lilahi wa inaa ilahi raajicuun war tariiqdeenii aawey 1530ki Axmed gurey u dagaley Diinta Islamka inu ku faafiyo geeska africa 700 Portugal isku dayday iney somalia gumeysi geyso boqorka cumaan dagaal ku qadey 1884 shirki perlin lagu qeybi 3 haddan 1943 British ku qeybiyeen 5 iyagoo koley wata danahooda kana cabsanaayo geesinimadii somali eey laheyd waqtiga 1950 US vito xoriyadi ad radisey

  • heestaan waa hees wadane eh oo xiiso mudan

  • kuwaan ilaah dadka ha ha qabto

  • alloow dalkeenu nabad nooga dhig aamiim aamiim aamiin

  • Apart from the instruments, this song is beautiful :)

    May Allah help our brothers and sisters in Somalia and grant them patience and ease their pain, ameen.

  • heesta waa hees jirto walee aad ayaana ula dhacay hestaan

  • @mrbalibusle lol sorry huuno

  • Rabbi ha nu naxariisto inta ku shahiiday qaraxaasi. Waxaan is waydiyaa maalinkasto yaa janno ku raadinayo qarxinta ARDAY qalanjabinaayo. Walaayaal hadaaba la qarxinaayo ilmo soomaliyeed noo noqday DHAQAAIR maxaa inoo dhiman. Waan in aan tashano, kolley saan talo ma noqoneyso. 

  • JOOQLE waxba mareexanoow ha iska oohinina somaliya idinka xalkee badee imika waad iska oohinaysaa ,,,dadkan maxaan ka yaabay walee.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • kooxda qaylo dhaan waa wadaniyaal ,,,,,wana dadka kadhiidhiyaa xumaha somaliya

  • Asc dhamaan ummda somaliyeed meel walbo jogtaa maanta oo ah sandarguuradii kowaaad ee 3/12/09 wa dhacdo xanuun badan oo kamida dhacdooyinkii uga xanuunka badnaa 20 sano ee bur burka ku jirnay walina kuwa ka dran la filon karo maadaama xaalado kasii ndaratay Arday iyo birima geeydo wa Arin diinta islaamka sharuucda caalma wa faqsaneyna ALLA YA RAXMA SHACBKII KU HALAAGSAMY DHACDADAN IYO KUWII 20 SANO KA HOREEYAYBA

  • 3 DECEMBR 2009 waxey aheed maalin murugo badan maanta ooo kale ayayna ku beegan tahy allow una xariiso dhamaan intiii ku wax yellowday aamiin

  • Walaalayaal malin ayaa nabad iman doonta,Xaq ayaa nabada na siin duliga (ILAH) ayaa mamulka tooooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooooooooosin dono.

  • What I cannot comprehend is wearing the hijab, yet singing in front of men... ladies,,, it's not your body that's awrah your voice is also AWRAH!!!

    May Allah guide us all , and have mercy on those who died! Allahumma Ameen

  • tan maahan mid aan iloobaayo walee.

  • Fadlan ha ku qorin aflagaado ama caay halgaan. Heestaan waa baroordiiq, qofkii qabiil iyo aflagaado raba ha la aado paltalkyada.

  • @ls827  dat is true

  • luv this sond mudwaadin 18 shut up y did u look at the vid then bug off

  • run wayee

  • alshar iyo xisbul shaydaan aloow soomaali kaqabo waxay dadkoodii iyo dalkoodii kulaayeen bakistaan iyo afgaanistaan aan dhul iyo duba wadaagin waadad aan damiir lahayn oo diinta aan ku dhaqmayn waxay laayeen caruur yar yar oo aqoon yahaniinah oo dadkooda iyo dalkooda wax uqaban lahaa ilaahoow alshabaa beey ha idin guulayn iyo xisbul islaamoow islaana matihiinee dulooba sida daayeerada soomaaliyeey aan iska qabano beenaalayaasha diinta ku qaraabanaya

  • waa umada kacaa toosa somaliyeey, waad qalibanteene

  • pretty sad video, how to struggle with evils humainkind. somalia needs to be occupied for 50 years is the only way out of terror inallilah wa inahu rajacunnnnn

  • Tuug gadhweyn - Alshyadaan ILLAAHEY adduunka haka dhameeyo

  • Cabdi Shire Jaamac iyo Jooqle waa muwaadiniin dhab ah. Waxaan ooyey markii aan daawadey kooxdan, anigoo og waxa Koonfur maanta ka socda, marwalbana aad uga xumaada waxa tuug gadhweyni dadkii soomaaliyeed u geystey, waxaan rajaynayaa in dadka somaaliyeed maanta ogyihiin tuug gadhweyn iyo ujeedooyinkiisa. Jooqle iyo Cabdi Shire Waanu idinla damqanaynaa, aad baanu uga xun nahay waxa socda.

  • Waad salaamantihiin dadwaynaha somaliyeed meel walbaa oo aad joogtaan

    Waxaa runtii aan jeclahay in aan isu sheegno always waxii Dan noo ah aan istusi karo sidii wadankeenii ilaahay ayaa ka saari Kara balse aanu oogu dadaali lahayn waa wax aanu samaynkaro hadii lahelo maskax caafimaad qabta oo ka fayoow xanuunka qabilka Ian walaaylow Hala is cawiyo hala isku dulqaato anshaxa hala ilaaliyo gaar ahaan gabdhaha aan xurmayno waa hooyo waa walaal waa xaas marka waa iga talo thank u

  • somaalida oo dhan waa iney somalia udu ceyso,amin

  • QURAC JABAY SIDIISII QARANKII MAULIICAY.QURACJABAY SIDIISII QARANKII MAULICAY. Somali siwalba wax logusheegay. Ma'umaleen inay isqaban nayaan?

  • quraan ruggii ina cadaw allaha u naxariisto iyo muslimiintii halkaa ku dhintay cid dishayna ALLAA og laakiin waxaan la yaabay yaa diinkuqaraabanaya gabadha gaaban waxay leedahay qiildanbe maharin iyo diin lagu qaraabtaa. gabadha gaaban bal u fiirsada asturnaanta say ugu qorxoontahay heesaha kale oo ay puntland calankeeda u qaado iyo kuwa kale way madax qawantahay oo ma asturna. laakiin markay islaamiyiin u heesayso way is asturi markaa bay dhihi qiil danbi maharin iuo dinta lagu qarabta benley

  • @macaanjecel1 KKKKKKKKKKKKKKKKKKK WALAAHEY WAA RUNTAA MARKA LA RABO IN ILAAHEY LA BARYONA WEY IS ASTURAYAAN HADANA BARTOODII BEY KA MIISAYAAN ASTURAADA QURXOONAA MARWO BEY U EG TAHEY HADA

  • @macaanjecel1

    Maanta waxa dalkii baabi'yey waa tuug gadhweyn oo diinta ku qadhaabtay. Taasi qof somali ah oo ay ka qarsoon tahay ma jiro.Haddii aad taas leedahay ma jirto, oo aad Alshaydaan la socoto, ILLAAHEY haku xisaabo, oo hakugu soo oogo denbigaaga. Haddii aad la jirto dadka waxaas geysanaya, Illaahey hakaa abaal mariyo.

  • @Maandeeq1 waxay doonaanba hadaanahay qabiilada la iska dulmi jiray gabdhaha loo diido alxamdulilah maanta waa xorownay adigaa maandeeqa oon ujeedo inaa tahay qabiilweyn baan ku guursan karaa dabcan hadaan lagu qabin aanuna israbno. marka waa xorownay qabiil qabiil xoog ugu faanana majiro.

  • oh WAAN OYAY WALAHI ALSHABAB ILAHAY EBAR IDINKA DHIG

  • @Shabaab0Almujahideen what do u mean the disgusting flag.. are u saying that our blue flag is disgusting? when there is ppl who put there lives to fight for that beautiful blue flag.. why do u HATE our country (Somalia) and its people so much.. SUBXAANALLAH

  • @manchester2064 shabaab0almujahideen wa alshaydan,hala hadlin

    somalinimo marabo

  • @manchester2064

    Alshaydaan way bukaan, waxay ka soo horjeedaan somalinimada.

  • Comment removed

  • Alshabab waa xayawano qofna ma diidana waayo waxa ay ka xogbadin yihin carurta iyo haweenka haday dad yihiin haa is kenan bananka danyerta

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kk subxaa ala somalidu jahilsanaa ma hees iyo music baa dadka loogu duceeyaa salaad inta la tukado ayaa loo duceeyaa waxaad u ducaynaysee

  • intaa dhimatay ilahay hortaa haa unaxaristo...lakiin habaar walaga ficanyahay..HADAAN ILAAHAY HAA NO DAMBIDHAFO..tariiqdana laa socdaaa chek out on wiki....

  • qaylodhaan waa warey ....

  • Comment removed

  • Sad and shameful of what happens in Somali, may god protege the innocent ones

  • @Shabaab0Almujahideen thank you for nice comment

  • i don understand wat they say but i feel for them n Somalia God help Somalia b peaceful n a happy land

  • i love heestaan 

  • god help them even that i hate somali people cause what they done to somaliland,

  • @MrMumu08

    Somaliland is fucked up. No one likes you, the international community doesn't even know you exist. That must be burning a hole in your heart. Kosovo got recognized in 24 hours but you are going on 20 years.

    Losers

  • @Reqrezentin

    Wallahi waad bugtaa, Illahey haku daweeyo. Haddii aanad bukin meesha wanaag ka jiro waad ku farxi lahayd. Laakiin cudur isaaq la dhaho baa ku haya. Halkaaga ku waalo

  • @MrMumu08 somalia is fucked up

  • god please help them. dis song is sad even that i cant understand somali that good.

  • @MrMumu08 sxb somalida dhexdoda ayay xaasid isku yihiin alshabab is fuckt up i hate them

  • May allah helps us all ameen

  • horta somalida waan layaabaa ma markii ugu horaysay ee arday ladilaybaa maxaa looga nixi wayay 50kii ardayda ahaa ee isaaqa ahaa ee lagu dilay xeebta jaziira 1989kii kuwaba somalidu kama hadasho markaa walalayaal waxaasi waa nabsigii laga galay dadka reer somaliland ilaa laxisaabtamo sidaas ayay u soconaysaa,/

  • alshabab waa dad diinta ku qaraabto ilaahay hadhameeyo hooyadood wasooyinka

  • @xxeerex alshabab waa dadkii isbaarada u taaley oo shaatiyo uniform soo gashtey oo wajiyada soo duubtey ee maa dad cirka ka soo dhacey!! waa runtaa waa dad diinta ku qaraabta oo aan wax ka ogeyn. inshallah USA iyo caalamka ayaa dhameyn doono si kale aay ku baxaayaan ma leh waa kan dadkii somaliyeed gowracaayo!!! ilaah waxaan ka baryo ineeysan hal ka harin, maalintaas hadeey timaado sadaqo ayaan bixin waa ballan.

  • SubxanaAllah! Waa wax lalayaabo heerka maanta Soomaaliya taagantahay.

    Maxaa dembi lashaqeeystay? Maxaa dad masaakiina laxasuuqay.

    Hadda waxee maree in Masaajidadii dadka lagu laayo.

    SubxanaAllah!!!

  • heestan caadi ma ah waa qiiro

  • Dadkan aad moodo Inay salaad ku jiraan, hada waxa laga yaabaa in aanay salaada ilahayba fooda saarin.Alah Somali clips kooda qaab daranaa.

  • qasaarihii nagaadhay waa mid aan qiilna loo hayn.

  • Qasaarihiina Gaadhay waa mid aan Qaliina Loo Haynee Been Mahan Anigoo Ka Mid ah Dhaliinyarada Somaliland waxaan Leeyahay alle haka dhigo somaaliya Nabad aamiin amiin wax ka socda Looma adkaysan Karo ialahay baan kuuga Baryeynaa inuu Nabad ka dhigo

  • Hoygii Aqoontaay Nolol Loo Hiloobaay Hanti Aan Dhammaaneey Hoodiyo Barwaaqooy Horseedkii Xoriyaddaay TAASU WAA SOMALILAND madfac aan qaboobeyn hoygii dad layskay, amxaar aan naxayn iyo tashi aan waxba ka jirin ileen waa-a-a dadkiin aan ogeyn uun TAASU WAA SOMALIA
  • waa hees fiican oo lagu qiiroonayo. Somalidu 20 sano ayay islaynayeen laakiin wixii december 3 Hotel shaamow ka dhacay oo kale dalka hore ugama dhicin.waxa meesha lagu gumaaday dad aan dagaalada somalia shaqo ku lahayn iyo arday soo dadaashay oo rabay inay noloshooda iyo somaliyaba wax u taraan.ilaahay ha u naxariisto dadkaa xaqdarrada lagu laayay,kuwii falkaa xun geystayna ilaahay ha ciqaabo.aamiin.

  • @MIZZBORAMA wlaashay ma ahan kuwa aw habaaraayo shacabka ee waa kuwa geystay falkaan bahalnimada ah,4:03

  • Comment removed

  • quraan rogihii ina cadow qoorta laga gooyee digtooradii wax qalijiray qamarna meydhaafin qiildanbe maharin iyo diin too laguqaraabtaa walee waarun qildanbe umaharin soomaliyey toosa waad qalibanteenee

  • Raaliyoy, Quraan ruugihii inacadow bay leedahay baan umalaynayaa ee Quraan rogihii ma,ahan.

  • qaranradiye@ walaal waxgarad ayaatahay wiil wadaniya ayaatahay walee meel lagufakaneynin aya latagi oo la isticmaleyn qori anigaa kasareya ayjirin

  • waxlahabaaro wey yihiin walee hooyo ayaa kuweyday caruur tedii caruur aya kuweyday hooyoyinkood walaahi qaran kiii uuliicay alahayow qarankii somaliyeed sooceli aamiin somaliyeey toosa wad qalibanteen hadeywax kuqadanayaa waa ladareen siiyey

  • allahayow nagaqabo qoomka sidan yeelay aamiin allow nagaqabo umadu weydaashay walahi alahayow daji waxaladhaafay malahan alahayow daji adigaa dajin kara aamiin

  • as suleiman my blood bioling docotrs

    fuck al-shayaadiin

  • odayga ku jira 4:03 is na dadkiibuu sii habaraya intii ka hadhey

  • heestan waa jiraysaa waligeed xauus ayayna noo tahay qaraxii shamoow wuxuu ahaa mid xanuun badan oo ay gaysteen kooxa lagu adeeganayo diinta islamkana ka dhigtay mid ay dhiiga muslimiinta ku banaystaan. Diinta islamka waxaan qaadanay iyadoon seef wadan ma maanta ayaan muslim noqonay waa maya. Alshabaab waxay shacabka ka galeen gudob weyn qaraxii shamowna waa mid aan la iloobi doonin hadaad aduunka badbadaan Aakhiro ayaan la badbadi doonin Oo Allah ayaa xukmin doona qof kasta.

  • wale waa ay ka tuurteen laakiin yarka dheer aad iyo aad ayuu u qirooday anigana waan la qiiraooday cajiib alshabaab runtaad ka sheegteeen dhamaantiin

  • waa ruantaa

  • somalian responsible for last 20 yr wat happen, they say we want independce befor they machure for any leadership. it means no plain to westeren than somalian them selves

  • is tht really what u think, that isn't god arguament. just look possible couse. but best not to.

  • the West is responsible for all the misery for the last 40 years

  • Assalamu alaykum to all Somalis all over the world. This is is a tune and a half, keep up the hardwork Ilma Shire Jama. Peace to Somalia, May Allah bring peace to our country.

  • soomaliyeey toosa waad qalibanteenee

  • waaladaalay alow naqabooji amiin raaboo waxa kaqabo qaladakan kuwa geestay waarun ragba sooqasayo walee been mad kusheegin qiildanbe maharin iyo diin too laguqaraabtaa walee waa run alahayow nagasoogaar aamiin qarankii uuliicay

  • Yaa Allah Walle iyo Bille waxaan waa wax laga Naxo ilaahow Dalkeena Nabad nooga Dhig Balayadan indhaa xirin naga Qabo waa Mucjiso Umma Somaliyeed Losoo Dirayee Yaa Allaah Help Somalia

  • CIyaar JECEL adeer waxaan kugu darayaa wadaniyiinta somaliyeed sida CABDI LAAHI SULDAAN TIMACADE

    shaqo ficaan ayaad haysaa adigo iyo fanaaninta kale

    thanks for this wonderful songs

  • daarood ma ahanee waa daauud dirir qaarijiyee. waxaa lagu dilay kismaayo 2009 dabayaaqadeedii wuxuu ahaa ganacsade . ninka heesta alifayna cabdi shire (ciyaar jecel) ayay isku hayb yihiin waa mareexaan.........

  • Yaa war maqlaayo meeshan diin cusub imaatay :D

  • wale waxa iguu ficned inan fahmo wax wan ka fahmaya lakiin darood iyo diir muxuu ka wada please isharxaa intena wax fahmesa somaliga somali aan ahaye lakin wana ku hadla lakin ma fahmo hadalada sarbebta aah

  • very sad iyo oohin docs help ppl don't kill them

  • 20 sano aan ku dhamey sanay dhibaato iyo murugo shacabka somaliyed ay ku haayan kuwa damiir laawe yaal ah ilaa hadana xataa ma oga oo isma weydiiyaan sababta ay u sameynayaan iimaan darida iyo foolxumida intaa gaartay ilaahayoow adigu qabo kuwaas waa qaa imiin qaribay oo qeyb saday wadankiiye

  • Idiliskufilan, Salaan sare markale, waxaan aad ugu faraxsanahay inaad heestan aad u dhagaysatid, adigoo aan Somali ahayn oo reer Jabouti ah. Heestaan adigaan ku sameeyey habeen dhan ayaan u soo jeeday erayada iyo laxanka labadaba waa aniga oo majuujiye ah, erayadii heestii waatan; "Idiley jacaylbaa intuu gaadmo igu heley gasiinkii iga gooyoo gam'i waayey owgaa, naftu waxay u guuxdaa inaan guur wadaagnoo, goboladii dalkeeniyo Galkacyo ku geeyoo, guri wacan ku hoyanoo guule aan ku barinaa"

  • qaraxa waxaa kadambeeyay doolada ayaga ayaa rabeen inee kahelaan gacan aduun weenaha

  • Yaa salaam! Hees waddani ah oo tanoo kale ah wakhti dheer ma maqlin.........ila dhaha!... Soomaaliyeey kaca, waad qalibantihiine.....kaca! Kaca! kaca!

  • fk alshayaadii n

  • eheheh majuujiye waan so sarayaa ee adna waxaan kaga xiisy heestii burji iyo nasiib laay kkk yaa dee wadigan digfeer badalee ku dar albumkaga nooh waan ka sugayaa kkkkk me 2.

  • heestaan qeyla dhaan inba caadi ma ahan, alshabaab ilaahoow naarta idinka yeel

  • Idiliskufilan, Salaan sare hadaa laiisheegay inaad tahay Sahra Axmed loolll Salaan kadib Sahra Axmed maxaa kugu dhacay wayadaan album maadan soo saarin, please waxaan u xiisey heestii "Jacayl dhiig malagu qorey" kusoo dar albumkaaga sawirkaagana waan arkey adigoo timaha xinne marsadey gah gah gah gah gah gah gah i love you

  • Alshabab waa dhofaro,i hate alshababs so much,the murders,i hope oneday they all die!

  • soomaali waa hal kuwa wax qarxiya naga mid ma ahan

  • somila toso cagha wa qallebonta

  • Walaahi I am sick and tired of them stupid Al-Shabaab or whom ever is messing up Somalia, I am sick and tired of being Immgirant I want be home, I want feel loved, welcomed, I want be in Somalia live there, rise family there, I want my land, My people, My Country. I am sick and tired of this non-stop conflict ever since I was 2 yrs old til today they are fighting, killing each other.

  • alshaab nin anan ahayn miyaa is qar xiya sxb aan ku weydiiyee

    hadaanb nahay somai alshabab ayaan unaqan na waxii is qarxin ah

  • i feel sooo sorry for those kids.