Dadkaygu xaasid sana ma qabyaalad aya haysa mise wanay fahmayba heesta heestani waa hees jirta viva raxma ruuxi waa heesteedii ugu horaysay een dhagaysto runtii way isoo jiidatay aniga
belo Islaamahan waaweyn may meel naga fadhiistaan oo ay fursad siiyaan gabdha yar ee quruxoon Orod tobadkeen oo cibaadeyso ,teeda kale hal Magool ayaa jiraty Alla ya raxma marka mid isk doon dooneysa mafadow lol
Maansh" Allah waa hees fiican oo qaali ah.
MrAhmedei 9 months ago
Dadkaygu xaasid sana ma qabyaalad aya haysa mise wanay fahmayba heesta heestani waa hees jirta viva raxma ruuxi waa heesteedii ugu horaysay een dhagaysto runtii way isoo jiidatay aniga
MrHOOBAL 1 year ago
Don't compare this QUEEN to magool please and Thank you
Shirwa50 1 year ago
jaw xanuun magool ah ayaa haya halaga shido
Uzaama167 1 year ago
heestan cadimaha musigaa idilay raxma ruxay na waa qof igu qaliya alaa yaa cisig ....
gaadh2010 2 years ago
somalida xasiisanaa marka aragto dadbay wax ka shegayaan iyada shaqay isku yeeshee adina shaqo aan caay aheen amaad haysaa fanaaniintiina dhaafa wax fanaaniintooda caaya somali laga arkee vivaaa raxma ruxiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
jinooleey1 2 years ago
Naagtan waa nag cirka ku socoto wlhi maxaay la heeseysa mey allah ka cansato oo meel farisato
Khalafeey 2 years ago
belo Islaamahan waaweyn may meel naga fadhiistaan oo ay fursad siiyaan gabdha yar ee quruxoon Orod tobadkeen oo cibaadeyso ,teeda kale hal Magool ayaa jiraty Alla ya raxma marka mid isk doon dooneysa mafadow lol
dalla112 2 years ago