Added: 5 years ago
From: cheyyene
Views: 109,220
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (47)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • qawiilka is ka daaya waa fanaanad somali amaan ayee ka mudan tahay ha caaynin hada codkeeda ku qancin ha dhageesan is ka dhaaf lkn ha u gafin danbigee gasho alle ayaa ku la xisaab tamaayo

  • maama luula afkaaga faanto qaboow lagu qabtay

  • Luuljeylaani Luula, boqoradda dunida banaadiriga, iyada iyo Faadumo Qaasim ayaa isku haysta laakiin anigu Luul ayaan siin lahaa, Luul waxay u dhigantaa oo ay Soomaaliya ka joogtaa meesha Whitney Houston ka joogto Maraykanka, isku si ayey codka u jiidaan.

  • Dahab lee miyaa waxa ku saaran...Ciil badan ma u qabin dahab, yaa Mama Lul..

  • heestaan waa hees aan kadambeeyo, anigo oo nin ragah ayee jeceyl aanan jirin iguridaa marwalba aan dhageesto. luul jeylaani waan fanaan soomalida ee waligood hilmaameynin.

  • af xumaa balaayada

  • sucdi25.> luul jeylaani caan waaye

    ka xiisho fanaanada somaliyaad

  • maamada iyadaaba xishoodkii dhitay waayo markii ay cibaadeysan lahayd ayay maradii xooraay oo madaxeeda banaanka keentay

  • sucdi25... adba gaasleeyaa aheyd cajiinna waa gadi jirtaye intee nadaafad ku aragtay gudaafadyahay.... ka xishoo hooyoonka dalka

  • caad maaha .

  • kkkkkkk shanshi shiirtooy injirtii wey ka reesteen iyo qashinkii xamar weyne walahi rooba u da'ay usa la kenay shit,iyagoo injir badan lee arki jiray gooryahooda la galin uuuuf iyo wasaqba damn

  • First day of Obama's presidency; the day alot of people will never forget as long as they live!!! Mama luula nice song I'm not in love to anyone, yet this song is one of the touching song I have ever heard I used to be inlove not any more much love mama Luula well done. Reer Xamar waadadka ugu fiican uguna qiimaha badan soomaalida maka had laayo kuwa reer Xamar hada noqday dagaaladii kadib!! Long live our Nation!!

  • fuck reer mudug useless aniga baa ka imid mudud waana fahmo grow up bro heesta waa somali bure ah thnx luul luv to reer xamar

  • wlh nin walbo shaqadisa ma hilmamayo maxaa dhacay geljire sidoo o fahma jecel into ku arkay lawa qof isko bahan ilen gel oo dawa socd haben iyo malin kkkkkkkkkkk.,,,,,,,,,,

  • ala uurka...,,ruuxaad,,gabar moday oo garoob noqotay..oo jaceel bena kula...jileysay..hadii..sariir­ta..ku dareentay dadweynow..see,,noqonlahed .qasatan..ragoow...yaa ..ii..cariiifaa,,siidii..cadad­a..ii..aheed...,,cafimad,ma,,,­,is arkeeysan.....????????--mise..­laga yaba calafkaga ..ineey noqoto qoftaas,,,oo isku ...wartaan.?????

  • caleeek mama luula hooyada fanka dadkaan mexeey kaa kasayaan reer muduga somali ma yaqaniin miyaa  midkaan dhahaayo aniga reer mudug baan ahay sxb aniga galhareeri baan ku dhashey waxaan u fahmayaa sidii qof ku shashey banadiraga anyway waaaaaaw

  • ilmacaan, beenta ma ahaan dadka dhahayo ma fahmikarno waa dad ey ku jirto cunsurinimo waayo qoofkii somali ah wuu fahmikara afkasto oo ey somali ku hadasho somali melkasto ey dagto waa ku wii is fahma lakin dad waxaa jira aan la yaabnay ee iska dhaaf bro ey ku murjin dadkan walan

  • casisweyno iga caawin cindigeyga aan hale calafkeyga kayele(crying)sighhhhhh

  • nice song teeda kale dadka dhahaya ma fahmayo soomaligaan reer xamar maba yaqaanaan af somali ayan dhihi karaa waayoo aniga somali baan ahay waliba reer muqdisho ah waana fahmayaa lahjada looga hadlo waqooyiga iyo meel walbabab marka waxan dhihi karaa dadka dhhaaya ma fahmi karo reer xamar waa somali naceeb maahine maha in luuqada uusan fahmi karo marka sxbyaal shame on you

  • baa'aa is she sudani. naah she couldnt be cus they speak arabic. somaha

  • i dont understand xamari songs it is hard because i am from mudug

  • caadi ma aha ka cabso heestaan nuurjeelaani baba xamar iyo xasuustii barisamaad sorry laakiin dad badan oo somali aha yaan fahim karin heestaan micnaheeda kuwaas oo ah dadka ku dhashey qurbaha dad yar ee sanadka

  • she is lul jeylaani not sahra axmed and khadra daahir, we reer muqdisho appriciate her more than those artists...cos we used to listen when we are so happy and in love with some one else even though when we are sopposed to get married,,, i love all xamari songs....

  • nice reer xamar song i love dis song i was in love last year n i used listen dis song she isright if u r in love u can't sleep or eat trust me it happend to me. i love dis song in dis im listen dis song and im crying.

  • lol... are ya cryin? sorry abou what happned to you

  • sister slaan sare nasiima anna sidoo kale waan ku jeclahey heesha reerxamarka walahi sister markaan maqlo ama aan dhageesto waan ilmeenayaa

  • dhagax warheedhe reer muddugu waa soo saarayaasha jaceelka e.g cilmi boodhari

  • oo masaasbaa ba'aa balaa kadhacday...lol. Sxb waan iska kaftaamaayay waaridkayga reer mudug waaye waana dad qatar ah.lol

  • LOL sister..prolly cuz she's not practicing.

  • i love her so much

  • Why have a naked shoulder

  • it is style.. lol

  • Casha Cabdow and Luul Jeylaani are the best of old timer classic. The two are still the best of my old timer favorite.

  • hey ppl lol this is my mum lul jaylani bless her i hope she stop singing as she bloody old now hehe

  • wara cuteboyidn your mom sings great,

    but tell her to stop before its too late.

    Tell her something about 'khatima wanaag'

    If you know what that means. Tell her to focus

    on her earthly ultimate days by doing something heavenly important. peace....lol.

  • wwwww mama luula furihii heesaha banaadiriga iyo hidaha dhaqanka ala yacizak i can believe walahi how this song can translate lot things about love

    real legend mama luula hope you will enjoy your time

    alla masha,alaah mama waxan kabaqaa dad badan oo aan heesi karin inay codka kaa cunaan noolow

    peace and life muma luula

  • LOL...if u listen carefuly u can get the lyrics even if u are not used to listen banaadiri songs...otherwise mail her.

  • ok where can i get the lyrics for this beautiful song? anyone knows the good web for lyrics? thank you...

  • Oke inkaasto aan fahmeeyn heestu.........lolz

    ViVa Reer Mudug

  • Viva Reer Xamar.lol Reer Mudug maxaas jacayl kakasaa, sidii lugta loo jiidale kasayaan.

  • haye!, yaa saas ku dhahi?

  • this is eqauvalent of xamari qaraami song....

  • luul jeylaani is xamari legend. love this song

  • Lovelydil:- reer mudugnimada naga daa yaakhee, ee dhegeyso heesta.

  • lolzzz heestu maxan dhageeysana wadno xanuun bey kugu rideeysaye looooooolz

  • Mrs LovelyIdil :- reer xamarku sidey u dhaheyn horey ayey heestuna ku leedahay..calaacal ka wardoon noo..ha u bixin kaliya waqtiga aad calaacalka ku jirtid ii dhegeyso heestan.

  • Tani miyeeysan aheen Tii ku jirtay qabyo 2.....

    Hadeey iyadi tahay warayaheen maxa ku dhacay masidan ba dhacso loo duqoba??Yaab reer Xamarku jaceelka beey ku necbeysinayan..........baal eega Calacalka badan

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more