Added: 1 month ago
From: kaamilotv
Views: 3,782
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • snm down

  • GUUUUUUUUUUUL AWDALSTATE

  • SNM regime way u dhamaatey waleee VIVA AWDAL STATE VIVA KHAATUMO STATE

  • War Isaaqii soomaali diidka ahaa maanta Xaar uu dhex jiifaa. Oo hadeey iyaguba Somaaliya ka goosteen, maxeey ku diidanyihiin in iyagana laga goosto? Soomaali diidoow Silac u dhimo.

  • Iidoorka meeshaan ka nacnac leh waxaan u sheegayaa iney burburtay oo dhammaatay riwaayaddii aad ku marqaami jirteen ee Somaliland. Bal cid idinku aqoonsata halla arko Burco iyo Hargeysa Dhexdooda illeyn intaasaa dal leedihiine.

  • @hilibruuge Silica aad samayn kartaa maxay nadalyow.. Anagaa reer AWdal ah boramana joogna.. Wax iidoor iyo qudhmis land la yidhaa oo la taageersan yahay ma jirto.. video gan waa is bar bardhig meesha ay isku urursadeen snmta iyo afarta oday ee u niikiya iyo taageerayasha Awdal state oo sameeyay banaanbax ka dhan ah waxa loogu yedho somaliland.... No more marqaan and iidoor land..........

  • calasaw waa mooryan aan xishoon..diintisu waa dhuuni iyo boolli....dahabshill aya quudki ka jartay kadibna waa qarraray.... videogan uu soo galiyeyna waa wax laysku geegeeyay ilmaha yarbaa iska garan kara...mida kale reer boorama waa u jeedaan silica dhulos haysta marka nacasyo maahin ayaan u malayn.....samo diidow dabin baa ku qoolan....somaliland diidow xabad baa ku qoran......

  • dahir abdile alasaw waa wadani jecel dadkii iy dalkiisa oo markasta ka hadla danta muda somaliyeed ninkii somali diidna magaceeda iy luqadeeda ha udaayo ciidii somaliwayn diida dalka haka dhoofto oo dibada had aado

  • Dabadhilifkii iidoortu soo dirsatay inay banaan bax ka sameeyaan way ku fashilmeen saaka Borama. Iidoorta iyo inta la shaqaysaaba waxa u soo hoyatay calool xumo kadib markii la arkay isku soo baxa awdal state iyo cududiisa. Viva awdal state...

  • @balicalanle1 hadaa joogto magaaladoo uu ku noolyahay calasow maxaad ka qaadesaa soo ma ogid calasow in ee ilaaliyaan ciidamo dharcad ah ee iskuugu jiraan somali iyo ajnabi iyo kuwa wadanka udhashay naftaada haku qamaarin ayaan kuleeyahay sxb ma waxad umaleysaa dadka aad xooga kula qasbesan snb inee noqdaan hadii qasab jiro snm xogaamiye kooxeedka iska daayee tii siyad ayaa liisku qasbi lahaa oo ka xoog badneed 1000 jeer macadalahi snm oo hargeysa mamusho calasowna waa nin wadani ah somal

  • Samaron iyo somali dhamaan waa AWDALSTATE

    SOMALI DIINDOW SILIC U DHIMO AAMMMIIINN AAAMMMMIIINN AAAMMMIIINNN

  • Calasow somaliland xadhig baa u yaala goor ay noqotana wuu ku dhici xadhigaa.

    adeer hadii dhiigshiil kaa joojiyay xogaagii uu xayaysiiska kugu siin jiray, somaliland halkaad kala qaaday, waa taad joogi jirtay ee aad ku nasan jirtay, markii aad halkaad u dhalatay naftaada ku aamini weydaye, bilaa abaal baad tahay, balse waa waxaad ka heshaa.

    Waayoarag

    waxaan aad meesha soo dhigtayna waa wax laysu keen keenay,oo xaqiiqada ka fog.

  • @Mininho777 ninkaan magaca saxaafada ayuu ku cayaaray, waa runtaa waa film leesku keen keenay. tankale adiga jooji qasabka, qabiil qabiil kale xoog kuma maamuli karo, hadii dhulbahante iyo samaroon ku diideen ha qasbin, taada utasho, shalay waxaad laheed dulmi baa leeygu sameeye aa soomaaliya kaga go'ayaa, hada adigii ayaa dulmiga wado balkawaran?!! dadkaan wada waashay nabad wada deeqdo allah siiyo. ogoow ilaa aa diintaada katagtid gaal aqoonsi ka helimeeysid, aa ku dadaalno raali galinta allah

  • Somaliland 4ever waad kuqasbantay hadiikale waad guuraysaan

  • Ninkan waga cusub qoraa waa inan gumeed inan gumeed dhalay website ka wuxuu ufurtay cayda Somaliland iyo dhibaatadooda.

    tolow miyaanu ogayn in aanu maagaalada uuuu kunool yahay joogno o aanu isnaqaano

    somaliland waaa dawlad ooo mucaradku waxba kaqaadi maayo lkn waxaa ubaahan shacabka xalaasha ah in saarka qabiilku kujiraa waaa dameer aan saaray dhuusadiisu waxba ima yeesho

  • @balicalanle1 walalsha iyo hooyada baa inaan gumeed aah iyo idoorka xuun xuun idoor wax la cayo waay yahiin wayoo waa sooomalidiid xuunxun oo uryaaya wayna mudanyahiin caykasta qofkasta oo muwadiin aah soomaliyeedna uu ka damqanyaa nim xuun oo soomali aah leeh soomali ma ahii fuck Ok viiiva soomaliweyn wadaniga dhabta ah alahow dhawr viiiiiiiiiva DAHIR CABDULE CALASOW

  • AWDALSTATE VIVA

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more