Added: 1 month ago
From: laascaanood3
Views: 11,290
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (16)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Guul SSC Guul SOMALIA

  • Adan Abdilahi Mohamed is my uncle. Long life to you dear uncle. Idil Jamac

  • Ilaah baa mahad leh, Raboow khayr ka dhig, Dulmi dooni maynee Raboow na daadihi.

    Guul S.S.C (Soomaalinimo, Saafiya, iyo Cadaalad) Guul S.S.C

  • Jamalulah Futaxun

  • Jamalhuha wax kale ku odhanmaayee "Futa xun." Iidoorku waa naf-lacaariye ha u bixina. Waa baa ku baryay, abtiyaal murqaanka ka soo baraaruga oo runta waajaha.

  • Ku dhawaaqdee bal ku dhaqaaqa "Qurjiilow"Waxaan maqlijiray aragaane...

  • Maashaa Allaah anoo wiil Mareexaan ah waxaan hanbalyo iyo bogaadin iyo salaan u diraayaa reer SSC.

  • mansha allah waan sugaynay mamulkan hadaanu nahay bahwaynta SSC guuuuuuuuuuuul

  • waaaaaaaaaaaaaaaw maasha allah ssc guul iyo gobanimo,cadow geena down taagere heenu kor,,,,

    farxadii lasugaayay,,allaylehe hele eebo mahada.

    somali diidow silic udhimo,waankaa samirnee,silic udhimo...waa wax alle iyo wixii calanka somaliya jiritaan kiisa kaso hor jeeda.

  • manshaalah waa guul reerka usoohoyatay in ugudambayntii maamul loowada dhanyahay oo ilaa isinkii reerku lahaa iyo siyaasiyiintii reerku iyagoo iswadahorfadhiya oo wada ogsoon xaalada qalafsan ee rerku wayanaba kujiray in maanta lagagadhawaaqu casmad hore ee somalia ee taleex. wana halkaas inay shekadu kasi socotaa

  • alla faraxad weeynaa Illaahoow guulee, oo khayr noogu bilow oo khayr nagu wad , aaamiiiin

  • Good News, waxaan urtabeeyaba tokay ooda soo jabiyee.

  • anigu waxaan u arkaa inuu dhuloos xeedhada daboolan ee malabka doocaal luugu shubay uu iska daadinaayo oo uu isku soo jeedinaayo hubkii lagu dumaadilahaa gaar ahaan kii 1991 kii ay habar jeclo tidhi dhulbahante lama taabanaayo ee isaaq isku dili gaadhay walee way idiin dhamaatay dhuloos dhuuso wayne

  • الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • allahu akbaar guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul darwish state of somalia welcome ssc stateeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee viva ssc state

  • Guul guul kanaxow nafta waa, Mahad celin aan umahad celinayno beelaha noo soo duceeyey noona soo hambal yeeyey, sida beesha gari koonbe, warsangali, dashiishe, cumar Mahamud iyo Sade daarood mareexan tolkii jira ee jooga alla ha'idinka dhigo

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more