Added: 3 years ago
From: macaane007
Views: 102,727
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (42)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ALLA WAA XUJOOY ALLA WAA XUJOOY DUMARKA IMIKA JOOGA WAA XUJOOY RAGUNA KA DARAN

  • Is just so nice it said about both men and women weaknesses and changes

  • i am from dhusamareeb i like ubax dhahir and hidaha iyo daqanka somaliyed viva

  • woooow i love hidiha

  • ubax is great whatever she does, I am puntlander but I love this lady.

  • kabax ala somaliland haa nolato yasalaam my land home

  • darawishland guuuuuuuuul wa dawlad facwayn wa dawladii hal qarni kahor dadka soomalida u halgantay ama afrikanaba marka waxan leeyahay guulaysta cadowgiinu hajabo inshalaha talaba kasta dusha kama

  • waaw beautifull, ala waa xujooy ala waa xujooy nimaan xaaskii dhaqikarin waa xujooy, alla waa xujooy ala waa xujooy gabar aan xishoon ala waa xujooy kkkkk,  (inaa anaa kudarsaday)

  • I have been looking for this track for along time thank you mister

  • стремный музон . а телки вообще уебища страшные)))

  • @55555scorpion what does that mean, dont right sht nobody understand. fck is that anway? russian? surely you cant be somali there are no somali people in russia

  • @doomsdaystrugler

    lol...their are alot of somalis kids in Russia:D, dont you know when somalia and Russia were ''friends'' my fathers friend from the somalia Army, had a baby girl with a Russian woman..lol:D this was in 1980s.

  • @MrLilort i heard they were our friends 70s but dont know too much about it tbh

  • @doomsdaystrugler

    lol..sorry..just found out..this was before 1977 war with Ethiopia, after that all somali soldiers came back from Russia, because it was then Russia and Ethiopia became friends.

  • wa fananadaydi reer awdal eedadaay weyaan noloo ubax fahmo guul somaliland

  • mrissyas dumarka waxay ku faanaan lac de noire wax la yiraahdo hadad franco phone tahay .kkkkkkkkkkkkkkkk

  • Ala waa xujo Ala waa xujo..... xoola maa da mey.....waa xujo

  • can any1 translate im a fish n chips somali

  • Amazing song! I really love it

  • alla waxaujooy alle waa xujoy xishoodki xagu maray Alla waa xujoy alla xujoy hadaan la is xagganayn

  • kkkkkkkkkkkkkkkk mrissyas@ waxay ku fanaan 911 hada awal waa lagu tuman jiray kkkkkkkkkkkk is jir

  • Comment removed

  • The men are right lol, the women should go back in their houses and do their duties.

  • kkkkkkk xiniinyahaad ku faantaan waa xujoy kulahow...dumarkuna ma waxay ku faanaan ?????????? tolow.

  • I L.O.V.E this song Walee.

    My Somali needs serious improvement & I don't understand 90percent of it but..I love this verse

    nin aan gabaad hardeynkardeen wa xuujo. Totally Love this song! Thanks Mate

    Regardless I listen to this song A lot

  • alla wa xujooy alla waa xujooy rag marfash wada galay waa xujooy. alla waa xujooy alla waa xujoy ragu waa xinjiro laqe waa xujoooy.alla waa xujooy waa xujooy ragii qurbaha marfash bay wada galeen waa xujoy.alla waa xujooy waa xujooy raga gabay dumarkoodii waa xujooy.

  • ala wa xujoy ala wa xujooy xidin xiito wa dumar wa xujooy ala wa xujooy ala wa xujooya dhaqanki xagumaray wa xujooy/ ala wa xujooy ala wa xujooy ceeb qofan ka dhiidhiyin wa xujooy ala wa xujooy ala wa xujooy dumar qad ku baratama wa xujooy ala wa xujooy ala wa xujooy dumar wada xishood gabay wa xujooy

  • i love it

  • alla waa xujooy alla waa xujooy xaawalay qaad bartay waa xajooy

    alla waa xujooy alla wa xujooy balwad bay u xubsibteen waa xujooy

    alla waa xujooy alla waa xujooy gabadh raga xoogtaa waa xujooy alla waa xujooy xuuranka habeenkii waa xujooy

    alla waa xujooy alla waa xujooy hablo dirki iska xoqay waa xujooy alla waa xujooy sidi maskii xub dhacsada waa xujooy

  • laboole47 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • waxay cajiladani cadaynaysaa in dumarku somaliyeed xabashida jecel yihiin oo qofkii adiis tagaa uu indhihiisa ku arkayo.(gayaankii la xulan jiray waa xukooy xabashaad ka raacdeen) ayaa ka mida

  • kuma fahmin ii faahfaahi waxaad ka wadid

  • nin vs naag bo waaxujo because wa maryoleey romantic makasayaan uff !! alla waxujooy kujira

  • alla waa xujooy gabar nin aan xareeni karin

  • alla wa xujooy xayaysiika galada waxujoy xiskiini xaday hablow wa xujooy

  • Ereyadii abwaanka da'da yar ee soo noolaynta dhaqanka Abwaan AXMED AW-GEEDI (dheeraad)

  • one of the best of our traditional songs so far.

  • walahi wa u bogay  mr macaane thks bro

  • hees wanagsan

  • wow i like it waa hees iyo badh

  • well done

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more