Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (33)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waxaan kacabsanaa in qoyskasto oo somali ah ay madaxweyne sameestaan hahahahha

  • mashaah waxaas hees eh noolada mareeg estete

  • my deriska xalasha viva mareeg state waan ku faraxay runti xaasid kuma ahi nolada

  • One Love!

  • Mareeg state hahahahaha

    WTF is Mareeg State? loooooooooool

  • @Reqrezentin Same as puntland :)

  • am abqaal and am so happy to my family love u all mareeq

  • one land one people i proud our mareeg state viva

  • haaaaaaaaaaaaaaaa ham balyo ayaan dhaah mareerk is teed aad ayaan ugu farxay

  • CADI MAHAAN HESTAA VIVA QOMAL MAAYAN MARSUAL

  • State State wax la yiraa ma shaqeeynaayaan. Fuck them

  • @Shaarkeey100 nin weyn ayaa tahay waxa shaqeynaya iyo waxaan shaqeynba kuma quseeyaane danahaaga ka raaco mesha loox fowqal qashiin

  • nice song

  • Maryan...Lacag aruris aatay sanadkan...waayo Qabiilkii lacag ku siiyaba Wan u hesayaa cml loooooool...Iska qaraabo

  • pp

    

  • @Nohateno heheheehehehe ok sxvow waa dhamaatay igu haleey

  • nohateno hehehehe ok sxbow

  • war akhyaareey maryan mursal calama badanaa aniga waa yaabeee

    

  • @macquulman bro anaa hortaa yaabay riwaayd yaab leh aa ka socta soomaaliya maryan mursalna si fiicn bay wax uga jilaysaa

  • Alla Meeshaan Muxuu Abgaal buuuxaaa Maamulada sar sare ee wadanka ka jira laga maseerayaa war qaab Maamul Goboleed xitaa ma lihidee idinka Coos gadoow iyo Hilib Qaloow unbaa idinku ogeynaa Goormaad siyaasad soo gasheen yaab waaye

  • @Dalmarovic  ka il bax bro qabyaaladu ma fiicna dadkaana waa walaalahaa somaliyeed hadii ay maamulsameystaana wax dhiba malaha ku farax waa somaliyee ilaahna aan u noqono dhamaanteen muslimiin baan nahay ok bro waxaan rajaynaa inay wax iska kaa badalaan.

  • @Dalmarovic war qofyahoow waxaa tahay xoolo teeda kale hilibka hadii la qalo ma ceeb baa kkkkkkkk yaab naac uun baa layska leyahay marka hore bal waxa aad ka hadlee hubso ma wax in laga hadlo u bahan baa masa waa iga talo caruur baatahaye

  • @SuperDajiye , habartaana maa dhihi laheed hadalkaas Dacyaheey Foosha xun Injirey !!

  • Comment removed

  • ilaahow beesha iyo deganka mareeg ka dhig kuwii nabad iyo barwaaqo ku waara 

  • wwwwwwwwwww afkiina caano mareeg iyo ceeldheer iyo galdhabo lakeenay lagu qabay,,, waan idinku hambalyeeynayaa fanaaniinta somaliyed sida aad u abaarteen xaqiiqta dhulkeena iyo nolosha taala masha allaah

  • Ceeldheer allow ku dhowr..aamiiiiiiiiiiiiiiin..

  • Jecliyaa mareeg Aloow ku daa yaa rabi

  • wwaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaw dadka reer mareeeeg noolada waligiin

    waxaan salaan iyo han balyo u dirayaa dhamaan dadka kasoo jeda mareeg ciga celdheer masagawaay maraay suuley meeysare but but iyo waliba coosweyne iwm oo halkaan lagu soo kobi karin guushina kor cadawgane hoos

  • mareeg state yaaaah waw man sha allah waxan ka jeclan lahaa ceeldheer state tht my grandmother born

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaw  Maaaaaaaaaaaan shaaaaaaaaaaaah isha baxarka ka bismillaaaaaaaaaaah Aalahayoow dhow oo adkeeeeeeey

  • MAsha alaah waxaanu leenahay dhamaan dadka ku abtirsada dagaanka mareeg state ku noolaaada farxad iyo caafimaad iyo hoosha oo horay loo sii wado shaqada halaahas kuma eka hala sii balariyo dekadaha ... garoonka diyaaradaha dhamaan ilaha dhaqaalaha waa in la furaa maasha alaah marlabaad beesha mareeg state viva CEELDHEER qofki yaqaano ama tagay ayaa nasiibka iska leh .. maasha alaa

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more