Added: 2 years ago
From: warlaliye01
Views: 1,411
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (3)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • 5:50 KKKKK qoladii UDUB baa i cawridaan u malaynayaa kkkk

  • ASALAAMU CALYKUM MARKA HORE SALAAN SHARAFLEH WARLAALIYE SIDA SHARAFTA LEH EE UU NO SOO GAADHSIIYAY QAAR KALANA WAANU KAA SUGAYNA INSHA ALAAH.

    WAXAAN RAACSANAHAY ANIGU RA'YIGAAS UU DHIIBTAY QOOQANE OO AH MID XAGA RUNTA U DHAW MARKA LA EEGO MUCAWAQAATKA SOMALILAND WAKHTIGAN XAADIRKA AH HASTA.

    SOMALILAND WAXAY U BAAHANTAHAY DAD MASKAX CUSUB OO FAYAW KU MAAMULA SIDA MUSHARAXA MADAXTINIMADA DOORASHOOYINKA SOMALILAND MUDANE ENG FAYSAL CALI WARAABE OO RUNTII DADKA BADANKIISU IMAKA RAACSANYIHIIN.

    wsc

  • somaliland waxay u baahan tahay siyaasiyiin dayar oo himilo siyaasadeed oo fog leh,ahna qaar wax iska celiya oo aan sida riyaale kolba tuulo inala jaar ah looga yeedhin,iyadoo laynagu wado siyaasad qarsoon oo lagu baabiinayo dalka ,laguna kicinayo qaar inagu cadow ah,

    ((((nin rag ahi wuu ogyahay nacasna loo sheegi maayo siyaasada ismail omar geele ee ku wajahan somaliland))))

    ilaahay hayna siiyo rag wax iska celiya dayar oo gobolka hogaamiya siyaasad ahaan dhaqaale ahaan.

    amiin amiin amiin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more