Added: 3 years ago
From: dalmar46
Views: 13,353
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • aaaah xasan wado ....waan jeclahay ninkaaan heesihiisa abti...Viva xasan waana halyay dadkiisa xornimo la jecel oo jiingadaha jabuuti kasoo horjeeda oo wadan raba dhisan....noolaaw xasan

  • caadi maaha xasan wado

  • waaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaw xasan wado caadi maha waan kahellay heeskan noolaw xasan wado waa fanaan soomaaliyeed..oo codmacan...

  • INma cadi mahan esh calaa heestan waxaan kuso xasuustaa wagan doobilaha ahaan jiray somaliya ayan dhagaysan jiray khatar ilahay ha iskay daysto fanankan rer jabuti wa shidan yahay bal ukadiya ana aan codkayga so tijabiyee ihii ihii

  • haween raga intay hodaan baa badan sir haween lagama sal gaadho

  • waxaa aad iyo aad uga helaa heesaha fanaankani reer jabuutiga ah ,weliba heesihiisa kalamadhacaan,waxana oran lahaa xâsan wado haweenku waa lagu yaqaanaa been iyo lugooyo,anigoo ah maxamed bashiir ciyaal aargo ,madiino

  • he looked so younge at that time and beautiful voice and great music

  • Woow,, waa heestaan ugu jeclahay Heesaha Hassan Wado...

    viva hasan wado

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more