Added: 4 months ago
From: tahlayare
Views: 26,292
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (16)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Walle waa runteed..."Guur aan ka la aado!" aameen ya rabi!

  • WOW!!! Amazing! Masha Allah!

  • love you.

  • abwaanad xalwo well done well done,inaad ragga wax la qaybsan kartaan na tustay. rag badan gabayadooda waa ka fiicantahay , rest In peace, da 1dislike haters libin wax kama taqaanid, she is amazing , bless uuuuuuuuuu

  • JIKADA NAGA DHAAF PLS RAGGA KUMA FIICNEE LKN ILMAHA AYAANU HAYN ,KKK SIDEED UCUNI CUNTO UU XAAJIGU SOO WALAAQAY CALOOL ADKIDAA AGAH KKKK

    walaalky mmaxaad ku diidin jiakada soo 24hours laguugumajiro

  • Abwaanaddu inteey tiri nin ragi waa fahmay doqonna loo sheegi maayo allow ku barakee , allow ku barakee , kolley aniga kuwa jihaadka gabaybaa ku jiraa kkkkkkkkkkkkkkkkkk ee walee jilibkaa la idiin aasay ragoow ee gabdhaha siiba kuwa wadaadaa ka dhamaadaa inteey goorigoor tahay ....kkkkkkkk

  • kkkkk walaashay qaali waad saxntahay dhamaan lkn ,,,,JIKADA NAGA DHAAF PLS RAGGA KUMA FIICNEE LKN ILMAHA AYAANU HAYN ,KKK SIDEED UCUNI CUNTO UU XAAJIGU SOO WALAAQAY CALOOL ADKIDAA AGAH KKKK

  • Dumarka qalad ha u fahmina gabayada ay tiriyeen abwaannada Allah ha naxariisto, Aw Yuusuf iyo Yamyam, ma aha in ay dumarka oo dhan ceeb ku sheegeen ee waxay tilmaameen tan aysan jeclayn in ay nolosha la wadaagaan. Sidoo kale, waxay xuseen midda ay doonayaan oo, tusaale ahaan, Yamyam Allah ha u naxariisto waa asagii lahaa: Gogol iyo sariir aan lahayn GAARI RAALLIYO AH; In aan galangalceeya tashigu iiga gow yiriye; Maxaa kula gudboonaan lahaa taniba waa goore?

  • Dumarka qalad ha u fahmina gabayada ay tiriyeen abwaannada Allah ha naxariisto, Aw Yuusuf iyo Yamyam, ma aha in ay dumarka oo dhan ceeb ku sheegeen ee waxay tilmaameen tan aysan jeclayn in ay nolosha la wadaagaan. Sidoo kale, waxay xuseen midda ay doonayaan oo, tusaale ahaan, Yamyam Allah ha u naxariisto waa asagii lahaa: Gogol iyo sariir aan lahayn GAARI RAALLIYO AH; In aan galangalceeya tashigu iiga gow yiriye; Maxaa kula gudboonaan lahaaq taniba waa goore?

  • asw salaan ka dib naagihii laga gabyay iyadu kuma jidho waxa aw yuusuf bare ka hadlay naag gaaban iyo naag wasakh badan intaana maaha marka maxaa ku kalifay inay gabaydo mise waa naagxun difaac

  • Mashalh sis Xalwo waaa gabay aaad loogu baahnaaa & Jawaaab fiican, allaha ku dhoowro hadaa tahay DUMAR-KA SOOMALIYEED thnx baan ku leenahay sidaa noogu hiilisay <3

  • Masha'Allaah waxaan dhihi karaa waa Gabay Aad iyo Aaad u Qiima badan ......Hayaaaaaaaay Ragoow waa la isku soo galay , Gaboodfal Farabadan waan ka samaynay Dumarkeena Soomaaliyeed , Maantana wax badan ayay Nooga fiicanyihiin Xaqiiqatan.

  • xalwo ilaahay haku daayee gapaygaas raga wad ku sugtey rag padan oo xun ayaa jira guurku waa calafee ilaahay hanaga padpaadsho amiin

  • My Advice to Somali women is that Plz make sure that you choice the right partner or companion in life. respect your self and never let someone to take advantage over you ?

    Waan baahanahay baqtiga looma cuno ( kafiirso midkaad wada noolaan lahaydeen life is too short make sure you enjoy the best)

    Salaam Viva Halwo Bulhan

  • @tawxiid03 Thanks ma sister for this..it is really wonderful and u have talent masha Allah...I was looking for a gabay like this....Midakale, thanks for ur advice abaayo we have to be careful intaan looser guursan laheen.......Walahi waan ubaahneen nimanka noo gabyo gabar naga celisa kkk .AFKAAGA CAANO LAGU QABAY

  • wow! maansha Allah waa gabay wanaagsan ee Xalwoow ale ha iska kaadayo Aamiiiiiiiin ee nimanka naga dhici.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more