waxaa jirra nin cey wax ku shukaansado ma is ogtihiin wiilashiina somali horta marka kaas cml gabar sida asaga baadiyo ka imaatay lee ha raadsado ixiiii
annaga waxaan jecel nahay wiilka na amaano na sasabo naxariista badan af macaan romantic ah more ixtiraam na tusa.. so is jilciya somali guys pls

zuweeys wiilaka wuu kul hadlay the wintersumar la yirahdo wax ku shegay fahan ,waxaan ku lee yahay xamar hadii aad arki lahayd ama sheekadisa fahmi lahayd wlhi sidan uma hadi lahayn ee walaashay ,halmar soo arag xamar waxyalo ,jecel iyo naxariis wey ku dhamaaden xamar eee NABAD ALLAAHA HA INOOHA XAMAR CADEEY AAMIIN
jaceyl iyo afmacaan oo gabar somaaliyeed lagu dheho xamar aad ugu tageysaa,geedkii jaceylka xamar ku yaala,gabadha aad jeceshahay waxaan dhehnaa,macaantey,honey,qalbiga,shas,,haxley,indha uroon,xabiitey,caraf badaney,gabadha joog iyo jiif waa ka tageysaa abow qalbigaa u horaayo ayey ku waalaneysaa,marka zuweys nasiibkaas ma helin waa ka xumahay ilaahay ha ku tuso xamar oo nabad ah,is the best place for romantic,macmacaankii,cinemooyinkii,disco clubs,night clubs,theaterkii,badii,hoteladii.
fiir ma waxaad rabtay hadaladii markii geelka aad raaci jirteen reerbaadiyaha waxaas waa laga tegey . weli reer baadiyo lee maa la joogaa.seeykaa noqotay aduunka ku darsanoo baacnimada iska dhaaf
@bellakiin qali sax runta usheegba madax adeeg wey dhameyn hadal macaan dhan mayaqan
XILWA100 4 months ago
Comment removed
XILWA100 4 months ago
This has been flagged as spam show
waxaa jirra nin cey wax ku shukaansado ma is ogtihiin wiilashiina somali horta marka kaas cml gabar sida asaga baadiyo ka imaatay lee ha raadsado ixiiii
annaga waxaan jecel nahay wiilka na amaano na sasabo naxariista badan af macaan romantic ah more ixtiraam na tusa.. so is jilciya somali guys pls
bellakiin 1 year ago

caaaaaaaaaaaaaaaadi maaaaaaaaaaaaaaahan heeeeeeeeeeestaan
mctahliil 1 year ago
waaaaaaaaaaaaaw
ranifanss 2 years ago
zuweeys wiilaka wuu kul hadlay the wintersumar la yirahdo wax ku shegay fahan ,waxaan ku lee yahay xamar hadii aad arki lahayd ama sheekadisa fahmi lahayd wlhi sidan uma hadi lahayn ee walaashay ,halmar soo arag xamar waxyalo ,jecel iyo naxariis wey ku dhamaaden xamar eee NABAD ALLAAHA HA INOOHA XAMAR CADEEY AAMIIN
folbire 2 years ago
nice song, luv u uncle salim and luv how xamari people talk lol
mizzCutty 2 years ago
salim was a big boy this time
warergoi 2 years ago
jaceyl iyo afmacaan oo gabar somaaliyeed lagu dheho xamar aad ugu tageysaa,geedkii jaceylka xamar ku yaala,gabadha aad jeceshahay waxaan dhehnaa,macaantey,honey,qalbiga,shas,,haxley,indha uroon,xabiitey,caraf badaney,gabadha joog iyo jiif waa ka tageysaa abow qalbigaa u horaayo ayey ku waalaneysaa,marka zuweys nasiibkaas ma helin waa ka xumahay ilaahay ha ku tuso xamar oo nabad ah,is the best place for romantic,macmacaankii,cinemooyinkii,disco clubs,night clubs,theaterkii,badii,hoteladii.
TheWintersumer 2 years ago 2
I THINK now am inlove LOL
D11NA 2 years ago
Zuweys kkkkkkk xamar baan ku dhashay balse ma ahi dadka cad cad ee xamaraaniga loo yaqaano macaanto xabiibti qaali iwm ayaa dhahnaa ama xaaska
juungalboy 2 years ago
Naag taas ma, Marwadi caruurta u dhashay buu leeyay_? cajiib war hadal soo barta reer xamarow magaciin ba,a
zuweeys 2 years ago
naag teeyda naaagteeyda_caku reer xamar hadal xumida '-lolz
zuweeys 2 years ago
fiir ma waxaad rabtay hadaladii markii geelka aad raaci jirteen reerbaadiyaha waxaas waa laga tegey . weli reer baadiyo lee maa la joogaa.seeykaa noqotay aduunka ku darsanoo baacnimada iska dhaaf
TheVivalla 2 years ago
@the Vivalla adaa reer magaal eh
cambulo cun ka tahay was
abdirizakful 2 years ago
woooooooooooooow
MidnimoOnly 2 years ago
wooow waa hees aad u macaan
MidnimoOnly 2 years ago
yes it is kenya i kno what do you think it was usa?
BratzkidzVIP 2 years ago
fiirsi waxlaga daawaday waligey ma arag mana maqal. wabeen iyo xayeysiis.
muufo80 2 years ago
is this place located
Kenya?
oamaer 2 years ago