Added: 4 years ago
From: djibsomali
Views: 8,729
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waryaa afka soomaaliga ku hadal ee iska dhaaf afka uraya ee faransiiska. faransiis ayaa maskaxdii kaa wasay oo naagihiina kaaga xaaray. jibuuti xoog ayaa looga xoreynayaa faransiiska iyo dhileysigiisa

  • Alla yarxamu

    Geed god galay, aabihii suugaanta soomaliyeed

  • @abris07 uma leyn maayo , inuu ahaa abaaha suugaanta soomaliyeed , wuxuu odhan jirey afweeyne abaaha cusub , wuxuuna u heesi jirey cunto.

    fuck somaaliland

    HASAAN SHEEK MUUMIN , heesihiisu calaacal bey u banaa

    ma naheyn mabda,

    WAA ABWAANKA AN MABDA LAEHYN EE U HEESO KOLBA MADAX, WHAT SHAME , wuxuu u heesey calanka hargeysa ,

  • ilahay ha u naxariistu iilkana ilahay ha u iftiimiyo,

  • Thank you Djibouti: IOG iyo AAF.

  • Waxa kale oo aaska Marxuumka ka qaybgalay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Xaaji Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo isaga oo horkacaya xubno door ah oo ka tirsan Guddida Fulinta ee xisbiga saaka ka ambabaxay Hargeysa iyo siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ee reer Awdal ee jooga Boorame.

  • Waxaana laga soo dejiyey Meydka Marxuum Xasan Sh. Muumin madaarka magaalada Boorame, abbaaro 11:30 barqanimo ee maanta, halkaas oo ay ku sugayeen Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland, xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka, guddi qabanqaabinaysey Aaska Qaran ee Marxuumka iyo Masuuliyiin kala duwan oo ka kala socdey dowladda iyo Xisbiyada.

  • THE GREATEST SOMALI PLAYWRITER!!!!!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more