Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (45)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waw kan caadi mahan fisk inkastoo laga yaabo

    in uu san aheen adiga

  • woooooooooow fiska caadi ma ahn

  • wawa cadi mahan wana ku hisat hisat

    wwwwwwwwwwwwwwwwwww

  • wha a song Nice hmmmmmmmmm

  • I LOVE THIS SONG ITS REALLY NICE

  • wwwwwwwww caadi maha keep it abaayo

  • nice song wwwwwwwwwwwwwwww bosska u got best voice among all singers keep it up,,,,farhiya you too

  • MN mpls M GEO ONE LOVE

  • caadi ma ahan

  • aayooy-aayoow waxaasaa cod lagaa dhahaa.

  • waa wax xun heestani ee iska daa

  • i can't stop listening this song, been been ha modoodin aniga ku dortaa wAW FARHIYAAA BADWEENTIYAA BUURAHAA DARDAA I LOVE U GUYS

  • waaaaaaaaaaaw

  • xxxxxxxxxxx ala macaan badanaa heestaan keep it up girl

  • booska cadi maha hestan shuba  hada

  • waxaan ahaay bestayo bidhantada oo qura haadi anaan bari araag beerka iyo indhaha iyo qalbiga i basaso buhul yobeey awga

  • inaba caadi ma ahan codka labadan fanaan i cant stop listening all the time

  • What a beautyful song with fantastic voice i love you farhiya????????

  • caaadi mahan faraxiyo foosto anigaa ku jacel waligaa noolaaw heesahada waxay qanciyiin walaha italia waxayna goosoo dirayaa hanbalyo hanbalyo waxa tahay gabra aad u cod qor xoon waa lagadaba dhacaya dhaamn umada sooamliyeed waa la hishya waxa waliba qasataan dhalinta jacel heesahada oo ku nool italia sicilia qasatan comiso

  • farxiyo fiska nin jecelaa waxaa ay ku soo celcelisay magaca ninka in kabadan 20 time , haddii ay saas u jeceshahay nin maxay ooga soo carartay ninkeedi iyo caruurteedii waaba yaabe

  • hahahaha fiska waad is badashay waad naxday my big fanaanadeena

  • Comment removed

  • Comment removed

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw hesta waa walan tahay

  • love love love ths song

  • I love farhiyo fiska becouse she get nice voice and nice look hey we are some name my name is farhiya ruun

  • wooooow waa hees jacel uu aad umacan waaaaaaaaaaaw

  • caadi maha

  • walle been ma,aha heestan qatar camal

  • nice song fiska mashaa allah 

  • @abdikamil555

    doqon dadka isqaba faraha kala bax dhexdooda ha galin

  • @abdikamil555

    doqon dadka isqaba faraha kala bax dhexdooda ha galin

  • Waaah waah afkiina caano qaboow oo dhey ah iyo malab lagu qabay labadiinuba.... Codkiina waa dahabi run ahaantii waa heybad aad dadka qaar dheertihiin... farxiya waa boqoradii codka ee soomaliyeed dhanka dumarka waqtigan la joogo... laakiin fanaankan codka macaan ee dad'da yar aad iyo aad buu u cod macaan yahay waxaan dhihi lahaa walaal meeshaas kasii wad codkaaga waa dahabi weliba waxaan maqlay inaad laxamiiste tahay labadiinuba waxaan idiin lulayaa caleemo qoyan iyo ubax casaan ah, Thnx 4 dis

  • wwwwwwwwwww caadi maaha heestan 

  • wwwwwwwwwww caadi maaha heestan

  • inaba caadi maha ayaan uu gartay cokaagu waa farxiya fisaka ayaan kawada and bay the way we have alakidhalinyarada somaliyeed ee xiligan jogta becouse we have a nice singer so abaayo good luky

  • farhiy0 fiska u r complete person and thats my word period!

  • Inaba caadi maaha heestan talantaaliga ah,, woooooooooooooooooooow,, 2 wonderful young voices and sooo talented,,, Booska & Fiska

    

  • ‎(Wiilyahow barashadaadi,, waxan ahay bisteeyoo,, bidhaantaada oo qura,, hadi aanan beri arag,, bogga iyo indhaha iyo ,, qalbigey basaasoo,, boholyoobay aawgaa,,) Luv it

  • Farxiya cuz.. Adiga aya ugu siidado fanka maanta. Keep doing the good work.

    Ps pls come to Sweden reerki oo dhan ba ku sugayo sis

  • farxiyo fiska caadi ma,ahan codkada waan ka danbena soo boqo ardayda iyo somalida ku nool malaysia oo caleemo qoyan kuu lulaya............

  • masha allaah i love it, afkaga lagu qabay mac macaan the Queen Of All Queens farxiya fiska

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more