Added: 4 years ago
From: samatar2007
Views: 80,281
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (143)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @samatar2007 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waan qoslay why maxaad isga celin waydeen dagaal markay noqoto h/jeclaa idinka adag ilka jiqirif dhulbahante uun baa ka adag waliba beel naga midii haday micida saarto cidi uma dhaqaaqdo beeshaasaa hilfaha u laasha, lkn h/y wayska geel markaad is layseen tuulada oog ilaa gaaraabidhaanle ayay idin wadheen wallahi caro h/y bay idinka talaabiyeen xitaa sida adhigay idiin laayaan burco xitaa waydinka qaadeen kkkkkkkkkkkkkkk

  • habaro badana waceloo daan

  • habar jeclooy idin maagtay habar yoonis ee habar yoonis halkii la dhigay waa lafa cad buu yiri odaygu soomaali waa badaw wiilka yar wuxuu ku guubaa binayaan inuu laayo reer abtidiis cajiib

  • waxan foosha xun leh baa leh waxaan anahay bin haashim kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Teetano2008 Hooyadiina inaadeer maaha, waa dad been, xiqdi, munaafaqad iyo nacayb isula yimi. Somali oo dhan waxay ka simanyihiin nacaybka Isaaqa, ma garanayo sababta, lkn waxaan u maleynayaa inay tahay uun xaasidnimo ay u qudhi la'yihiin wax qabsiga ,nabadda , isu-tanaasulka iyo sharafta. Waana inta ilaahay ugu hiiliyo Haashimiyada.. God bless Hashimiyada. lolz

  • Waa sheeko been-abuur ah oo samays ah.. Inta odagya badowga ah ee cirrada lihi leeyahay waa correct oo waa la dareemayaa, waana iska kalaam-jaahiligii, laakiin yarkan xoojaysan iyo kuwa hareer tuban ee hadalka u laqimaya waa been samays ah , waa Dhuloos oo lahjaddooda ayaan garanayaa. what the hell. We love Habar-toonis waa walaalahayo , tolkayo.. Isaaq waa Isaaq uun , dadku waa is qabtaa lkn waa heshiiyaan , Walee Garxajis waa madaxda Isaaq.

  • QAAAAQ, Waa la i ciilay, ayaa kuu abtiya... yaad laynaysaa.. wallee amma Somaliland sheeg oo somali nac, ama habar jeclo sheego h/yonis nac, walee somali waa soomaali qabiilna meel ku gaadhi maayaan mar walba kii muuqda ayuunbaa cadow ah, war ceebtiina aamusa somalina wax ha ka sheegina mujaahid beenaalayaal yahow

  • incroyable ,unbelievable, they lose their credibility

  • all isaaq is 1

  • waxan hadda wax kama jiraan taariikh ayee tahy taariikhdana hala amaan galiyo waxna halaga barto sidaan lagu noqon khaladaadka fooxun ee sheydaanku ka shaqeysiiyay....

  • ina lilah ,they made the kid kill his uncles omg somali allaha ka cafiyo waxe sameyen

  • plz bar namiskan ka saar hada waqtigiisa waa dhamaatey wallllo fadlan ka saar fadsan hadii aad tahay somalilander

  • these are fake mujahidiin

    long life snm

    long life Isaaq

  • people we are all so Isaaq Please remove this video way

  • These niccas are so deep in disillusionment i can't even understand what they are on about.

  • Durriyaada Reer Sh. Isaaq waa mid kaa naxoow nafta waa!!!!!!!

  • idoorka ma naxaan waa 14 jir reer abtigii laynaya subxaan hooyo inay qaali tahay abtina wax ka il kulul jirin miyuuna ogayn

  • waxaan wax loo baahanayahay maaha fadlan kasaara meesha.

  • war inankan waa noolyahay , he is still alive and lives in Erigavo, anigaa ku arkay, waana Isaaq ee maaha Daarood, laakin waa ka qoomameeyey waxas waana laga xaday cajalada oo nin kale baa soo geliyey Youtube oo ka xaday

  • war yarkan anigaa aqaan ma dhiman, he is still alive and lives in Erigavo,

    laakin waa ka qoomameeyey hadalkaas cajaladana waa laga soo xaday ee isago Internetka ma soo gelin

  • nacalaaaa kkkkk isaaq hoyadiin wasa, war what the fuck is this shit......damn. My favourite people hate each other this much? I aint even isaaq but this disgusts me to the core. I'm Darood but I would never want to see my fellow brothers kill each other, please Isaaqs love one another for your uniqueness as well as your differences.

  • badaa kalee ka boxoo xasuuso imisaa adeeradaa abtiyashaa almadeeradaa iyo walibaa awoowyashaa ayey haragaa kaa bixieen isaaaq! waxaan kaloo ku sheegayaa waxaan waxaa kaa hadlayaa maahaa isaaq

    caydaymaanku siinayaa

    1, maa istcmaalnoo AYSAN

    2, INTEE JIRTAY HAY

  • waaley ciiley yaa ku ciiley rag baa i ciiley r cajib cajib

    ninka duubaya cajalada codkiisan garanyaa

    waa ismacil hudhuu

  • that kid must be dead by now

  • habar jeclo faan weynaa maxaay qadi karaan reer jamac waal walee gul ma gartaan kkkkkkkkk

  • wa edited video yarka uu horeyana waxa dhe ba loo shegaya, aff habar jecloo na ku hadlimayane. kuwane yarka laa taagane, wa kuwu mooryane, labadan islamood waa, walaloo, iyaga iyo qaarkalo badane, wana kuwii somaliya dabada uu tagay ee daroodka wasay, ee ina cabdila xassan wasay, ee siyad bare wasay imakan waxanuu dona ayanu wasaynaye, laa kalaya hoyoyinkiina oo dhane, marba kab ha noola bexeenoo ha nagu barorteen maxad inamada nooga leyseene, imasa hoyadiin oyday,.
  • ninkaa wayni xiqdi, colaad iyo dulmi ayuu shirka ku waaninayaa xagiisa danbana waa laga eedamayaa. Allaahu Akbar.

  • afka adag ayaa la garanayaa inuu yahay nin daarooda oo soo maleegay waxan. wuxuu ku leeyahay intee jir tahay. muu dhaho imisa jir ayad tahay. waa lagaa dhaansadaa dheh

  • This video has no bases to speak for habar-jeclo people like my self. Save the crap for some one else, we habar-jeclo dont feel that way. VIVA SHEEKH ISAAQ - BIN AXMED - BIN HASHIM - BIN MUNDHALEB. one voice - one flag - one religion - one aim - one goals - one objectives - one nation on the move...LONG LIVE HABAR-JECLO. HABAR-YONIS. HABAR-AWAL. CIIDA-GALE. ARAB. AYUB. TOL-JECLO...nothing can ever divide 2 brothers from the same father &mother! This vidoe proves nothing..waste of time &resources

  • WAA LA CIILEY!

  • cayda iyo xanaaq ay soomaalida isu qabto ayaa wali muuqda ayagoo waliba arkay oo huba in cadawga isku diray oo dhibkaan marsiiyay uu hada gacmihiisa ku laynaayo.horaa loo yiri lafo maroodi ayagaa la isku jabiyaa. somalida wa dad dhiig leh oo aan cidina u soo dhawaan karin .markii laga adkaan waayay ayaa ayagii la isku diray walina ma fahansana qaarkood ee wali waxay ku haayaan wa necbahay rer hebel iyo ilahow rer hebel cadaab.

  • sheekadan waa laga soo baramoosay oo waxaa ka soo wareegtay 20 sano, dibna loogu laaban maayo waayo waxa ay ku fadhido oo dhami waa laga dharagsan yahay. baasuukayaasha loogu talo galay in ummadda soomaaliyeed isku ololiso maanta waxaa lagu aadiyey oo ay ku jeedaan axmaaro, tigree, itoobiyaan iyo oromo.

    ummadda soomaaliyeed ee walaalaha ah ee la isku dilay lana kala dilay ujeeddooyinkii laga lahaa waxaa ay ahaayeen in dadku gaajo, cudur, dibu-dhac iyo aafooyin kale ku jiraa oo sidaas lagu waso.

  • plzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz. every1 especially Isaaqs plz i beg u flag this video if enough of us do it, they gona take it down. coz itz not servin' any purpose itz jus spreading hate n takin us back to the dark dayz. this is pure bullshit! FLAG IT NOW, 'choose the hateful or abusive content'. salaam every1.

  • We can understand that our elders are air-heads that can't get over small villages that no one wants to live. But what happen to us (the youth) Why R we lining up behind old, unethical, sick men that destroy our land(last 30 years) Rather than together creating a Somalia that protects the interest of all,we choose the easy way and lined up behind our clans and do whatever the old men wishes(go to war, send money, post staff online, run around with names the colonials used to call us) VERY SAD

  • Classic example of Somalis. Old and ignorants happen to be our leaders. Whether wearing a suit or macawuus, there is no difference because they're all incapable of seeing beyond today.

  • 14 years old with a fully loaded rifle, brainwashed with hate and tribalism is becoming 24 years with a family in 10 years; tell me what sort of family he will be leading? I AM SORRY SOMALILAND.

  • Allha subaxanu khaadir haydinkala qaboojiyo dagaal ma fiicnee dad walaalana waatihin.

    ilaaheey ,subaxaanu wataacalaa _soo xasuusta.

    iyo dhibka aaaaaaaqiro.

  • iddor soomali asaa u roon. Dey say isu necbaayeen, haddana waa is cafiyeen oo aygaa soomaali u tabar badan. dadkaan maan ku deyanno oo is cafino inteena kale.

  • Samatar2007, wll waxa meesha ka saar walaahi waa ceeb. HY & HJ waa walaalo every1 knowz that laakiin we had our differences in the past. shirkii dib u heshiisiinta beelaha saved us and our country Somaliland. the agreement stated "beelaha Hj & HY shud never fight all out war" this agreement will last 4 100 years then it will be reviewed, it was tested many times and till this day it has been broken. so, i can honestly say we will never fight again. inshalaah.

  • Alla dhulbahantuhu badawsanaa bal waxa yarkan ay leeyihiin daya waar waxan dhulooz oow wax idiin tari maysee,ee dagaalama oo magaaladiina xoraysta

  • Jamhuurka,, Sxb anagaa Somaaliland Laascaanood keennay any time aan damacno in aan ka saarno ayaan ka eryikarnaa. ogoowna laascaanood nin Issaaq ah ma maamulo ee anagaa candho muuse iyo la khaldayaal la socda caydhinay markaa sxb indha kala fur.

  • balaayo.. sxb Hadaad wax keeni karto adigaa wax noqon lahaa adigu bal is eeg marka hore maxaad tahay ? markaad dib isu qiimaysid wax kale ka hadal

  • As Wr Wb sxb nacas maa tahay ALLE ka cabso qabiil iyo qabyaalad naga dhaaf plz noqo nin qaran isku dir iyo xasuus dagaal dhacay ha galin dadka sadriga umada soomaliyeedna wax ha u dhimin namiim ayaa la yiraa adoo kale jano xataa ma galo (isku dire) anigu daaroodna maahi isaaqna maahi nin hawiye ah ayaan ahay waana ka damqanayaa dhibaatada aad soo bandhigtay soo gali jabka aan u geysaney eithopia iyo gaalada ha soo galin walaalo somaliyeed iyo sheeko hore ceeb caleek plz plz ka saar

  • hi mate i don't indeed know what u talking about, because i'm not habar yoonis or habar jeclo.

    so when i said take out the film on u tube i was like people out side of somaliland going to happy on it.

    so think before u answer .

    i'm not here to swear because i don't realy see any advantage of that

  • ka saar filmkan meesha walaalo waa guuldaro umadeena, cadowguna ka faaideysanayo.

    taasi waqti hore ayay ahayd oo la soo dhaafaye

    maanta ilaahey waa inaga qaboojiyey colaadaase

  • xaasidka, xasaradda iyo xanta haddii aynu ka baramoosno oo aynu ka baxno qabyaaladda aan micno ay ku dhisan tahay iyo murti toona aan la hayn oo aan ka ahayn hoog iyo gaajo, waxaan hubaa in wax walibaa barwaaqo noqon doonaan. sidoo kalena qiiro ebera ah waxba laguma dhisi karo ee waxaa loo baahan yahay Wadaniyad aan sharuud ku xirneyn oo waa in aynu ka tilaabsannaa goboleysiga bilaa milixda ah sida waxa loogu yeero Somaliland, puntland iyo wixii la mid ah ee aynu jiifka ka kacnaa.

  • dont fall for this faqash guy

    he is just trying isku dir between isaaq's

  • ethdiredawa easy with the habaar bro, this samatar guy is trying to deframe isaaqs, well all he has to do is look at somaliland and you will see the peace that exists.

  • Samatar2007 habarta habarteed dameerti calibayle la saar, kud iyo kaarba kudul, ku dhimo ha ku waarin ayy ayy dhalay wasakh war ka saar meesha cajalka yaa munaafiq takuna fiinaar yaa waxash

  • Somalia is one of the BIGGEST child abusers in the World... WHAT A SHAME ....WAKE UP FOLKS.

  • Anigu Isxaaq ma ihi, balse odayaasha sida ay hadalka u sheegeen iyo colaada markaa jirtey, kama jirto hada wadankuna wuu nabdoonyahey, balse suáashu waxa weeye, sidee looga hortagi karaa in aysan dib u dhicin dagaalkii lasoo dhaafey? Reer Waqooyi waxaan kula talin 2 habar kaliya ma degto Sanaag,Sool,W/galbeyd, Saaxil iyo Toghdeer, markaa hada aad ayey isugu soo dhewaadeyn dadka goboladaas wada dega oo si aan isuku soo dhoweyn gumeysigii, si colaad kale u dhalana Soomaali weyntii aynu ku noqono.

  • Nacaladi ha ku dhacdo inta ku jirta cajaladan Fiidyowga ah, iyo kan soo duubay iyo kan halkan soo geliyeyba caro Ilaahay ha idinku dhacdo, bal fiiriyo cunuggii yaraa ee sheegtay 14 oo inta niman waaweyn qori u dhiibeen ay gadaashiisa u meerinayaan ereyada colaadda iyo wasakhnimada xambaarsan, bal u firsdo dadka ku jira dulliga ka muuqda oo haddana cimriga jooga, bal maxy kala yihin habar jeclo iyo habar yoonis..

  • h/yonis iyo h/jeclo waa dad walaalo ah, so this samatar guy is trying to deframe isaaqs, let me tell you IT WILL NOT WORK, and i beleive this people are dhulbahantes..REER SHAIK ISAXAAG HA NOOLADAAN

  • war heedhe ilaa haday habro dagaalamaan wax ka xuni ma jiraa, mideeda kale ilaa isaaqu waa is gumaysaa , alow hablaha kala nabad gali.

  • walee samatar in aad cajaladan soo ban dhigto mahan.......... reer sheeq isxaaq waa mid waligoodna midh ayeey ahaan donaan....... qalad ka dhacayna weeye Alxamdu llilah waxaana waanu ka waantownay

  • shit they r brainwashing the young Generation.

  • walaal waan ku salaamayaa ilaahayna haku ilaaliyo isagaa awood lee hana ku siiyo cafimaad iyo nabad meel walboo aad joogto walaal waan daawaday walaahay waanan ka xumaaday waxaan arkay sababtoo ah maaxa wax nin masuul ahi ku hadlo ama ku dhaqmo laakiin haduu nin khaldamo lalama walaal ilaahayna ka baq muslimiin baynu nahay isku diin idku midab isku dhaqan isku magaalaa la yahay maaha wax lagu wada hadlo waanan la khaldamay walaal ilaahay ka baqoo ka saar maha muslimiin soomaali isaaq reer burco.

  • HabarJeclos and HabarYonis, Give this shit up! Somaliland is more than a family dispute, get your shit together and start embrassing the SNL shiling! forget about the Ginbaar, it's useless.

  • disrecard what i said i thought the war waz between isaaq and majeertan,

    i found out latter that the war is between habirjeclo and habiryonis it is still sad,

    but i thought it waz between isaaq and darood,

  • i speak in behalf of all ogaden tribesmen, when i say i ove somali people i don't care if they are isaaq or haweeya or darood, we need to unite against ethiopians instead of hating eachother for no reason, ask your self why do u have so much hate my god i almost cryed wallahi watching this video,

    i love u all and i speak for all ogaden people and all that is somali, when i say we are one and there is no difference..

  • wallahi this is so sad, why would they bring little kids involed in this. instead of having hate for ethiopians, somalis hate each other wow that is sad wallahi, i feel like crying watching this.

  • disrecard what i said i thought the war waz between isaaq and majeertan,

    i found out latter that the war is between habirjeclo and habiryonis it is still sad,

    but i thought it waz between isaaq and darood,

  • LONG LIVE(SHEEKH ISAAQ-BIN AHMED-BIN HASHIM-BIN MUNDHALEEB)..LONG LIVE ARAB,CIIDA-GALE,AYUB,TOLJECLO,­HABAR AWAL,HABAR YONIS AND HABAR JECLO.all the 8,sheekh isaaq son's IN TOTALL!..majerteen gay lords,hate dhulbahante.warsangeli bitch's hate majerteen faggot's with passion,all one has to do is look at the(makhir state)warsengeli established in order to cut puntland off! ogadeen slaves hate majerteen more than the jew's and asha yusuf! majerteen are sleeping with the ogadeen enemy masters! SHAME!

  • habarjeclo brother don't hate all that is darood because some mjz are full of hate, putting this on youtube. i am ogaden witch makes me darood, my mother is isaaq and she is habarjeclo i love isaaq people as much as i love darood plz plz don't have the same haterd, two wrongs don't make a right!!!!

    plz plz brother don't have the same hate as these reer baatiyo who know less better

  • yo bro...I GOT NOTHING BUT LOVE FOR OGADEEN AND DHULBAHANTE PEOPLE, as i always have...I HAVE NOTHING AGAINST OGADEEN AND NEVER DID! I WISH YOU GUY'S FREEDOM AND PROSPERITY SAXIB...your a true man. respect abti

  • THIS VIDEO IS FULL OF SHIT! LOOK AT THE EVIDENCE FRONT OF YOU! ITS MADE BY DOORO-DAROOD-FAQASH-DUGAAG.the­y dont even know how many habarjeclo sub clan's they are! its an obvious illustration of ignorance.he clearly states that habarjeclo consist of MUUSE AND MAXAMED ABOKAR! WHAT A LIE! so what happen to(SAMANE ABOKAR,CIMRAAN,SANBUUR,AND SOLO-MADOOBE,AND ETC)before you record habarjeclo videos,please learn how they DIVIDE in sub clan's..ONLY FAQASH CHILDREN OF PIG'S WILL CAME UP WITH SUCH A THING

  • LONG LIVE HABAR JECLO AND HABAR YONIS...2 OF THE MAIN "GREAT" TRIBES OF SOMALILAND TODAY...TRUE WARRIORS THAT DONT NEED ANY JUSTIFACATION.HOW CAN ONE BROTHER HATE ANOTHER,FOOLOSH MOTHER FUCKER'S fake ass propaganda! ONLY FAQASH CHILDREN OF PIG'S ARE CAPABLE OF LIES AND YAHUUD MINDED INDIVIDUALS

  • fuck all you isaaqs you can go suck a donkey,s ass fucking isaaq ANIMALS

  • Asc Wr Wb.Subxana ALLAH ALLOW Qabyalad Ayaan ka magan galnay.. Bal Fiiri Wa Walaalo Dhinaca Dinta Islamka Bal Wa Walaalo Qabiilka Dhinaciisa Xataaa Wa Hal Qabiil Iskutagan. Xiishoda Nimanyoow Qabiilka Maskaxda ka galay, Kuwa Nolasha Ka dhacay un ayaa Qabiilka maskaxda kaga haray.

  • brother, i dont care about hj only my close families u dig..but nalaye axmed is fuking both hyonis and hjecel.

  • dhulbahante is neutral position with all somalia and they are the keys to unite or break it up..VIVA SOMALIA.fuk those traders.

  • habar badana wuxu ma wacala oday maleh miyaa kkkkk

  • isaaq is their father of all them.

  • Daaroodow jooji borobagaandhada somaliland waa la aqoonsadee, awalba alaabta hoose ee dumar baad ahayd'e hadba lugtii la qaado raacda.

  • kkk daroodkii sheko kaley waayeen ma waxasa ceebeny idiin noqon viv isaaq isaq waa isku mid waxaa cidna dhag uma dhigto cergabona isaaq baa le cidii doonta ha degtee

    kanaxow nafta waa all brother isaaq

  • war kani waa maskin.erigavo iska daa burco darood ayaa leh.

  • Faqash pigs are using this tape to spread lies and hatred between Durriya (Isaaq) brothers. But it won't work.

    ISAAQ WAA MID. KAA NAX NAFTA WAA.

  • If you listen carefully with dialoge you know the speakers are not even Isaaq. Been la soo dhisay horey Somaliland u soo martay oo logu fashilmay ta waa la mid.

  • They are jelous, they can not unite,Majeerteen hates dhulbahante,mareexaan hates dhulbahante,ogaadeen hates dhulbahante,but naaqurle sadly is in love with caasho yuusuf, poor busterds.

  • waRYAA IDOOR CALAACALKA JOOGI MASKIIN WAXID.. OROD BUURIHII TOGHDEER KU LAABO. AS MATTER OF FACT, TAT WILL HAPPEN MARK MY WORDS... U GUYS JUST MADE MATTERS WORST FOR UR SO CALLED RECOGNTION.. DESTRUCTION IS GOING TO SHINE UP SOON.

  • This user has been gang raped by SNM. He is very angry ,please do understand, Samater there is Somaliland help groep in east london

    They will listen .

  • Haberjeclo and haberyoonis are blood brothers

    lady Fsuad and lady Xceerigaabo you are not wellcome in laaska because it is ours now.kkkkkkkkkkkk our plan is to take care of your ladies.kkkkkkkkkkkkkkk.who is going to help u Caasho yuusuf?kkkkkkkkkkkkk.

  • lool, you guys are temporary citizens in ceerigabo, how can you fight over a land dat aint yours. the old man hanging in tha tree, crak me up.. You are luky you didnt get hanged.. first of all hy aint even gots to fuk off..Asmara aint your backbones they are their to create destructions in underground way..

  • cawaan fawqal cawaan, ceergaabo ma taqaan, wixii ayaydaa kaa dhaadhicisay ayaad madasha la imanaysaa. Adeer ceergaabo nikii lihi waa ku raaxaysanayaa, waa la yaqaan, Isaaq baa ceerigaabo deegaan ahaan leh gaar ahaan habaryoonis, Adeer daarood cariishyadii xaafad soomaal ayay u hoyan jireen ayagoo abaari keentay. Lixdankii doorashooyinkii dhacay waxay sheegeen inay degmada ceerigaabo Ismaaciil carre leeyihiin. cawaan

  • We know the main reason of this shirt but Issaqs dont buy this evil guy who pruduce this video. LONG LIVE TO ALL ISSAQS ! ONE LOVE !!!

  • Civil Wars in Southern parts of Somalia are carried out by youngesters but these bloody "Qowdan" old men of Iidor are participating killing of civilians. Come back to the south or keep Gudabirsi to control you so you should not eat each other

  • HabarYonis will am not saying all the people, but those who held higher positions in the so called sland, is not giving out positions equally.. They chose the Gedebirsi guy for president for Siyaasad reasons.One of my cuzzins is held in prison for bolshidh reasons. Civilians are the key factors to a successful country..

  • LONG LIVE DHULABAHANTE AKA NALAYE AHMED LONG LIVE HABARJECEL AKA MOSE ABOKAR.. MY ABTIYAAL..Those habarjecel are the LIONS IN ALL Sheikh isxaaq. Some of them dont want to be part of Somalidiidka. which offcourse my own family is first. Habaryonis are the key factors to isolate the SomaliLand(somalia).. So fukk off DICK SUKERS..

  • Long live rer sheik Issaq and whoever has done this video is the bigest namiimiye' in the world (Iblis). Issaqs are brothers and sisters, even gadabursis,dhulbahantis, warsangalis, gabooyes... are our brothers in Somaliland.

  • fsaud.. what you just said showed clearly your not Isaaq, stop claiming isaaq you idiot, you dont even know what you are talking about...

  • FSAUD... Stop talking nonsense, there is no Cuqdad Between HJ and HY, its clear that your not even Isaaq you stupid clown..

  • stop lying you idiot, you are not habaryonis. am habaryonis and habarjeclo are brothers. i dont see the difference between habaryonis and habarjeclo. so stop claiming that you r isaaq, you fagget, mother fucker

  • whois these ppl????????????

  • Ma gusbaa la gelin sow rasaas gawle lama waayin..

    Nin laga adkaaday oo tamari u run sheegtay kuma xumid.

  • Duuriyada reer sheikh isxaaq ha nooladen meel ay joogan ba... waxan africa uu nahay Tusaale la inaga eegto, is wada dilnay haddana dadka kale iska wada jeclin.. isko dirkan waxba ha uu fiirsanina, waxa La doonaya in Isaaq ay isko diraane.. Reer Sheikh isxaaq ha Nollado

  • waad ku mahadsantihiin

  • Adeer waalaalo way is dilaan wayna heshiiyaan, habarjeclo iyo habaryoonisna waa walaalo, wayna heshiiyee oo cidi ma kala guri karto, ee waxba ha is daalin Reer sheekh Isaxaaq la iskuma diro'e, Anigu labada qoys midbaan ahay, hadana labadaba waa ku farxaa aragooda,

    habarjeclo iyo habaryoonis waxaa la isku yidhaahdaa habarlamaan,

    Marka doqonyohow waxba ha daalin......

  • Hahaha wallahi waan ku qoslay sheekadab yar ee daciifka ah, Somali wey is wada laysay Isaaq wuu is wada Laayay.. Daroodna wuu is wada laayay... Dhullbahnate ma Fogeyn maalinti dhoweyed ay isko Xasuuqen Buuhoodle ....

  • waar waa sheeko daarood sameeyeywaxani.. isku dir isaaq waa sheekadii hargeysa wadaad lagu jidh dilay oo kale

  • Waxan waa wax dhacay oo la wada ogyahay in ay laba dhinac lahayd. Qof walba wuu ogyahay dagaalkii HABAR-HABARTA oo kolay way jiraan cajilado badan oo kale...but ITS NO REASON TO LOOK BACK. HJ and HY are closest of all brothers...

  • samatar2007 U mortherfucker..

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more