Added: 11 months ago
From: CARLO849
Views: 21,946
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (26)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mesha waa la iskugu iaday killer illahow kuu naxariiso we love u br

  • Waa muuqaal aan caadi ahayn oo taariikhi ah! Waxaan si gaar ahaaneed u xiiseeyaa oo uga helaa fannaanka weyne ee Soomaaliyeed Axmed Shariif Kileer!

    Carlos, waxaad mudan tahay mahadnaq weyn iyo bogaadin, halkaas ka sii wad.

  • AAACUUDKIYO CALI CABDALA SAALAXNA WAA LA, FADHIYAA LOL kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kk

  • Maasha allaaaaah waala dhanyahay waaweynka ayaa fadhiyaan _ waxaansa ka, xumahay iyaga dhan waxay raamsanayaan

  • masha alah al faghi qpf kama maqna cml Lolz

  • WaaaaaW Inaba Caadi Maahan ALLAHA Yaraxam Axmed Shariif Killer iyo Heestii Illaha Amar Ween Waxa Hada Dalka Ka Jiira Ayba Kahad Leesa Heesta Walahi Waa Ciishoday Jaahiliintan Allow Naga Qawo Adaa Caadil Ahee Yarabi Dalkeena Noo Daji Amiiin Ya Allah

  • ALLA YAARAXMA AHMED SHARIIF HASSAN KILLER

  • jaajuumoow looooooooooooool ala yaa raxma kilar

  • Waryaahdehe Reer Xamarku ileen Waa Barjeeeyaan KKKK, Naw maxaad waxlba arkaysaaa , However Kiiler waxa uu ahaa Fanaan ka tirsan Kooxda IFTIN ee wasarada Waxbarashada hotel Curubana ka tumi jiray

  • @DhammeYasin reer xamr maxaa ulayaabee adiga xash uun baa tahee

  • hablaha badowdaa waxan leeyahey meeshu waa SANCA Yemen,

    ala maxaa murqaan i dhaafey ka london sidaa ii dirin waa QAADKA waxaa layirrahda shamaaqi. kkkk kkk kkk

  • kakakakakakakakakakakakakak xoolo caws cunaya ma laga yaqaan

    (ilahayoow sidaa hanoo garan aamiin) kuwani ma ingiriskay joogaan taloow ina rag halkasay ku jabeene wixii nolosha ka dhacay halkasay sida xashiishka qaadka u ruugaane, waan ka xumahay in ragii soomaliyeed sidaa noqdeen. waana wax cafimaadkooda iyo ayahooda iyo noloshoodaba halis iyo lid ku ah Bismillahir Raxmaani raxiim

  • alaya raxma we love you axmed shariif kiler

  • allaah yaa raxma axmad shariif aamiin yaa allaah

  • WAAAAAAAAAAAW 

  • ahmed shariif killer raxima laah laakinse aniga markaan marqaan rabo cajaladaan aan fiirsada shahna wa soo shubta iyo xabad sigaar sababtoo ah meshan an joogo qaad wa ka mamnuuc mana la helo cajaladan a marqaan ii ah

  • @zakmann99 kkkk waa ka xumahay wallaahi anigana qaatka agteyda sidii bariis camal aa looga cunaa meeshaan LONDON waa laga noolaaday jaad saaxibow iska samir sigaarkaaga iyo shaahada imaanka ku cesho bye

  • ALLAAAH YARAXMA AHMED SHARIIF HASSAN KILLER FANAAN AAN MARNABA BADALKISA AA HELI DOONIN ILLAAH JANADII FARDOWSO AHEED HAKA WARAABIYO ILMO AA INDHAHAYGA SO FADHISATAY AXMED ALLAHA QABRIGIISA UNUURIYO

  • BAASHAALKA YEMEN.COM

  • May Allah rest his soul "Ameen" Thanks Carlo

  • Wallaahi waa runtiis in aan Soomaaliyey eber iska dhigno ayaa caqligeenii noqday ee saan maan isu dhaano oo aan runta la iloobin iyo walaaltinimada iyo jacaylka Soomaaliya ka jiri jiray yaakhay...

  • ISLAMKA DHAXDOD AA IS EED KU JIREE EBER LEESKA DHIGAA AQLI LO MUDAYEEEBO IYO AFLEE LOO IBSADEE hesahi hore marka dhagesato waqtigi ficanaa ayaa dib xasusanee xanuunka dhibka an ku jirnana waa daremee  allaha u naxaristo ahmed sharif killer wa artist somali ee adagtahay in badalkisa la helo waa banadir icon anigana waa favorite singerkeyga @ all time meesha aqyarta fadhisa waxaa kaloo ka xusi karaa abukar jajumoow oo runti asna well talented singer and actor aha waqtiga xun ayaa meshan dhig

  • Ahmed shariif killer iyo music by iikar cadde....caadi maaaha...ty carlo.

  • Comment removed

  • ALLAH yacisag Carlo849,

    Fadlan haddii aad heysid video kale oo Killer ah oo intuu yemen joogay fadlan soo geli adoo mahadsan. Jiriirico aa na galisay walaahi. Tnx. Duqana ALLAHA u naxariisto.

  • allaha unaxariiso axmed sharif killer oo yamaen ku barjeenayo ama qaaci fadhi ah

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more