Added: 11 months ago
From: MrShaRoTo
Views: 40,052
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • thankx bro caadi ma ahan walaahay heestan aad baan uga helay

    kan idilay aniga dawo maleh caadi ma ahn

    mahadsanid sxb

  • caadi maahan 

  • @mogadisho404 @Shawwtiii1 @zamuu143

    @xabiib11 @Jalaqsaan12 @Dhamo1986

    Thanks All Asxbey Waxaan So Galinaa

    Insha Allah Mid Tan Ka Macaan

    * Sidii SagaL Seymo Roob Ufiyo Saxan Saxo

    Qabow Qardhiyo Sool Sare Ku Da aYoo

    Gufaac Iyo Raysku Simayeeey

    Intaad Sagaleey Jacaylka Sidii Sabigii U DhawrTo

    Sir Iyo Ka Ilaali Hadimoo.. Xanfar Yare

  • woooooooow i love heestaan maasha allaah xanfar yare

  • wooooooooooooow fannan xanfar waa fannaan iyo badhaa wanan dagera nolow xanfar

  • what is those

  • waaaaaw waxasaa hees laka dhaha nolow

  • kan ihelay aniga dawo maleh cadi mahan heestan

  • Anymore songs from these fanaan????

  • HAYGU DIGAAN JACAYL DAWO MALEH YAAANU KUGU DANBAYNEEE HMMM.. HEESTU INABA CAADI MAAAHA @MrShaRoTo KEEP IT UP BRO

  • Idii Daye Markii Hore Sidaan Kaagaba Daba Dhacey Doorsoomay Daraadaa Dadku Way La Yaabaan wwwwwwwww Viiva Ciyaal Xaafada Ha Tunto Cunuga Sxbkey Waa Reer BoSsaSo Ee mmmmmm Dowlo

  • kan i helay aniga dawo maleh xanfar yare caadi ma ahan fanaanka dada yar noolow hees lagu calaa cali karo waaye ilaa xad :D lol

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more