dad ka in qoslee oon fahmeyn murdida badanaaa aloow karansii xigmada ka danbeesa buranburka
uroon1 1 year ago
"War ma Ninbaa gedikiisa guBa oo gaRaad is bida, ma ninbaa gacantiisa gooya oo god ku rida, ma ninbaa gawraca walaalkiis oo gaRasho sida, godobta yaa geystey oo la garan, dumarkii GoBlan weeye geyigeygii waa hagabiyey, ee Guulo caabsidii, intaad GOOB isugu tagtaan geyigaa nabadeeya, Ana Gambada aan furee, Tol'ayee !!"
waa hadal Rag ku qanco kuna ficil tago !!.
cheyyene 3 years ago